|
Guddi
loogu magacdaray hour marinta Beelaha Habar gidir oo dhawaan looga
dhawaaqay magaalada muqdisha ee caasimada soomaaliya.
Gudoomiyaha
gudiga horumarinta Beelaha Habakidir Abuukar (Ganeey ) oo u waramayey
Idaacadda Codka Mudug ee magaalada gaalkacyo asagoo kusugan magaalada
muqdisha ayaa sheegay ingudigaan loo dhisay sidii la'isugu keeni lahaa
Beelaha ku bahooway ururkaan iyo sidii ay wax ula qeybsanlahaayeen
beelahakale ee soomaaliyeed.
Gudoomiyaha ururkaasi Abuukar Ganeey ayaa sheegay tan iyo
xiligii la aas aasay ururkaan in ay soo dhaweeyeen Bulsha waynta habagidir
isla makaasna urukani uu u shaqayndoono dadkiisa.
Abuukar ganay ayaa
sheegay wax yaabaha ay qaban doonaan in ay ugu horayso is fahamsiinta
dadka walaalaha ah iyo wax wada qabsi guud sidii ay u yeeelan lahaayeen.
Mr
Abuukar ayaa intaas kudaray in amarkii ay arkeen habac sanaaanta
Bulshada habargidir ay Go'aan sadeen midaynta dadka walaalaha ah si
buuyiri ay tayo u yeeshaan
C/waaxid macalin isaaq
Gaalkacyo galmudug
somaliya
Zuheer712@hotmail.com
|