Wiil
dhaliyara ah ayaa caaway fiidnimadii koox hubeysan ku dileen xaafadda
new Garsoor ee magaalada Gaalkacyo.
Alaha una
xariistee c/wahaab oo ahaa wiil dhalinyara ah kana shaqeysan jiray
tagaasida ayaa caaway koox dabley ah toogasho ku dileen xilli uu marayey
Hotel gur yasamo ee xaafada Garsoor.
Midkamid ah dadka deegaanka
xaafada Garsoo oo lagu magacaabo Hoodo Siciid Axmad oo ku sugnayd xiliga
uu dhacayey falku ayaa ii xaqiijisay dilka loo geystay marxuum Cabdi
Wahaab.
Ma ahan markii ugu horeysay
oo fal nuucaan oo kale ahi uu kadhaco xaafada Garsoor ee dhinaca waqooyi
magaalada Gaalkacyo.
Iyadoo
habeena kahor ay ka jireen qaraxyo iyo dilal kadhaca xaafadahaas.
Marxuumka geeriyooday ayaa
magaciisa lagu soo gaabiyey Cabdi Wahaab iyadoo
|