04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
--------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HobyoNet.com
WaagaCusub.com          
HobyoRadio.com                              

WarkEEna Maanta

 
       RADIO NEWS
DUGSIYADA HOSE/DHEXE/SARE EE MUDUG IYO NABADDA OO CODSI U DIRAYA JAALIYADDA DIBADDA EE GALMUDUG (DAAWO SAWIRADA)

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

 

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

 Waxaa Isbadal Weyn Lagu Sameeyay Maamulka Iyo Barnaamijyadii Ka Bixi Jitay Idaacadda Codkamudug Ee Magaalada Gaalkacyo

 Idaacadda codka mudug oo ah idaacad kahowl gasha magaalada gaalkacyo gaar ahaan deegaanada gal mudug ahna dhex dhexaad ayaa waxaa mudooyinkii ugu dan beeyey ku yimid habac sanaan dhinaca maamulka ah

  Sanadii 2006 bisha /7/25 ayaa la aas aasay idaacadda codka mudug iyadoona soo martay mar xalado kaladuwan ayaa waxaa in mudda ah xilka agaasinimada hayey cilmi kulan geedi balse 10/6/2008 ayuu joojiyey shaqadii uu uhayeyidaacadda  kadib markii uu wadi waaywey howshii idaacdda taasina ay  keentay in wax laga badalo barnaamijyadii kabixi jiray idaacadda iyo shaqaalaheedaba oo iyagu ah kuwa howlkarnima muujiya inta badan oo waqtiyadooda ku lumiya sidii ay bulshada gobalka mudug ay ugu soo gud bin lahaayeen xogta dhabta ah ee soomaaliya

  ugu danbeyntii isku shaandheynta shaqaalaha ayaa waxaa xilal kaladuwan loomagacaabay liibaan ciise cumar oo loo magaabay madaxa shaqada iyo shaqaalaha agaasime kuxigeena c/waaxid maclin isaaq iyadoo siweyn looga dareemay hanaanka shaqo ee idaacdda codka mudug ay ku talaabsatay ayaa waxaa  lafilayaa in lamagacaabo agaasime isbuuca foodda inagu soo haya haddu eebbe idmo

 

C/waaxid macalin isaaq

Gaalkacyo galmudug somaliya

Zuheer712@hotmail.com

Keydka CodkaMudug.Com

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)