Thursday, 08. May 2008

 
KUSIMAHA MADAXWEYNAHA DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG IYO GUDDOOMIYAHA GOBOLKA MUDUG OO KA HADLEEN MUSHAAROOYIN MARKII 2AAD LOO BILAABAY CIIDAMADA GAL MUDUG BAAQ NABADEEDNA U JEEDIYEEN DADKA REER CADAADO.. Codkamudug Radio
 
BBCSomali.com

 

GALMUDIG STATE
The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
---------------
 

 

HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Aayaha.com
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city
  

SOMALI LINKS


 

 

 
 MAXAMUUD MAXAMED CAWAALE  OO KAMID XUBNAHA SIDA WAYN UGU OLOLEEYA HORUMARINTA GALMUDUG STATE KUNA NOOL UK OO DHAWAAN KASOO LAABTA SAFAR UU KUTAGAY GALMUDUG

MR cawaale oo safarkiisu ku wajahnaa u kuurgalidda horumaka Galmudug guud ahaan gaarahaana waxbarasha oo uu ugu muhiimsanaa schoolka al-shacab ayaa dhamaan soo kor meeray Deegaanka Galmudug.

 Mr Cawaale oo ka warbixinayay heerka waxbarasho ee dalka ayaa ku tilmaamay mid aan lamalayn karin oo aad u saraysa wuxuuna intaas ku daray in deegaanka Galmudug ay ku yaalaan afar Secondary School Dugsiyada dhexana aamamba lasoo koobi karin.

Mr Cawaale ayaa ku qiyaasay ardayda Dugsiyada sare dhigata ilaa tira kabadan 400 oo  arday.
 
Mr Cawaale ayaa walaac ka muujiyay ardaydan iyo kuwa kasii dambeeyaba in hadii aysan Jaakmacad helin aysan dalka anfici doonin oo aykala firdhan doonaan si ay u helaan meel ay jaamacad ka galaan. wuxuuna arinta ku macneeyay baahi dhab ah oo u baahan in si deg deg ah loogaga tabaabushaysto.

 Mr Cawaale oo kamid ahaa Gudigii lacag ururinta ee Schoolka Al-shacab UK ayaa kutalinaya in dhismaha Al-shacab looga faa'iidaysto Jaamac ahaan maadaama jaamacadu tahay baahi dhab ah oo hadda taagan.
 
Mr Cawaale ayaa Codsi u diraya Gudiga Guud Al-shacab ee Canada si ay arinta dhab ugu eegaan maadaama 4 Dugsi sare ay dalka ka shaqaynayaan, loona laban laabi lahaa qarashaka kadhiman Jaamacad ayaan hadii loo badalayo dhismaha Al-shacab  

 

 

MAXAMUUD MAXAMED CAWAALE

codkamudugradio

codkamudug@gmail.com

 

 

 
 
       RADIO NEWS

Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)