|
Warar lagu
kasooyahay oo nagasoo gaaraya ciidanka amniga Puntland ayaa sheegaya in
lix qof loo qabtay qaraxii kadhacay Gaalkacyo.
wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in ragaan
laqabtay ay wateen wax yaabaha qarxa. Xiriir aan lasamaynay maamulka
Puntland ayaa ka gaabsaday arinkaan balse xaqiijiyay in dad laqabtay.
Magaala madaxda Gobolka Mudug ayaa baryahaan waxaa
lasoo gudboonaaday ammaan daro baahsan oo ay ugu badan yihiin qaraxyada
oo ah waxaan looga baran Gobolka Mudug.
wixii warar ah ee kusoo kordha wararkaan waxaan idiin
balanqaadaynaa inaan idiin soo gudbino Inshaa Allah
Codkamudug radio
|