04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
--------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HobyoNet.com
WaagaCusub.com          
HobyoRadio.com                              

WarkEEna Maanta

 
       RADIO NEWS
DUGSIYADA HOSE/DHEXE/SARE EE MUDUG IYO NABADDA OO CODSI U DIRAYA JAALIYADDA DIBADDA EE GALMUDUG (DAAWO SAWIRADA)

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

 Wafdi uu hor kacayey kusimaha madax weynaha Dowlad gobaleedka Galmudug ayaa booqasha kutagay is bitaalka weyn ee magaalada gaalkacyo

 

   Wufuudaan uu horkacayey kusimaha madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug ayaa waxaa kuwehliyey Gudoomiyaha Gobalka Hobyo agaasimaha guud ee wasaaradda arimaha gudaha iyo qaar kamid ah golaha wasiirada Galmudug iyagona kulan mudo saacadaha layeesheen agaasimaha isbitaalka iyo mid kamid ah howl wadeenada MSF.

  Kulankaasi oo ahaa mid ay albaabadu uxirnaayeen ayaa waxaa kulanka kadib Codka mudug uga warbixiyey afayeenka Galmudug Axmad Maxamad Baasto oo sheegay in ay kawada hadleen iyaga iyo masuuliyeentiii Isbitaalka sidii ay ubalaarin lahaayeen mashaaricda MSF ay kawado deegaanada Galmudug. 

Ugu danbeyntii Afayeenka ayaa kawarbixiyey  kulankaa kadib  kormeer ay kusameeyeen bukaanada jiifa isbitaalka iyo sida loo dabiibo xaaladahooda caafimaad waxa uuna mahad calinb usoo jeediyey shaqaalaha iyo masuuliyeenta Isbitaalka.

 

 

 

C/waaxid macalin isaaq

Gaalkacyo galmudug somaliya

Zuheer712@hotmail.com

 

 

Keydka CodkaMudug.Com

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)