04:00-04:30

Wariyaha Codkamudug Radio Cabdi Waaxid Macalin isxaaq
Wariyaha Codkamudug Radio cabdalle m.cabdille

QOLKA TALOOYINKA

GALMUDUG STATE

The President
The parliament Ministries
Regions
Health
Education
Business
Development
--------------
 

Diinta

Siiro

Muxadarow

Qur'an

SOMALI LINKS
  ceeldibir.com
  mygalmudug
  galmudug.com
   HobyoRadio
 HobyoNet       
 Simbanews       
 Mudugnet 
 Waagacusub
 Wadanka.com
 Mudug.com
 Hobyonews
 Hiiraan
 Shabellenews
 Galgaduud
 Cadaado.net
 Onkod news
 Marka cadeey
 hornafrik
 Goobjoog.net
    SBC Radio
   Dayniile
 Somaliweyn
 Somali.msf.org .

Islamic Links

Qaadisiya.com
Aflax.net
Boqolsoon
Islami city


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HobyoNet.com
WaagaCusub.com          
HobyoRadio.com                              

WarkEEna Maanta

 
       RADIO NEWS
DUGSIYADA HOSE/DHEXE/SARE EE MUDUG IYO NABADDA OO CODSI U DIRAYA JAALIYADDA DIBADDA EE GALMUDUG (DAAWO SAWIRADA)

CODKA MUDUG.COM 7/1/2008 XILDHIBAAN CABDULQAADIR MAXAMED FAARAX SOOPPE AYAA BAAQ GACAN SIIN AH U JEEDIYAY JAALIYADDA DEEGAANKA MAHAD ALLE (Ex CEEL FAARAX GEEDDI )

07/01/08 (Daawo Sawirada)

 


Buraanburkii Abwaanadda-Sahra Sh.Cilmi:-
 

 

Second Somali Diaspora Conference in Washington, DC
Press Release
December 10, 2007

Masawiro

 

Ilaqosol

(Halkan Riix)


Halkan Riix Ilaqosol Fiideyow

aljazeera.jpg (3933 bytes)
muqdisho_arabaca_rukun.jpg (6529 bytes)
 

Agaasime ku xigeenkii Idaacada Horseed oo wali Xabsi ugu jira Maamulka Puntland

 

   Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland ayaa galabta xabsiga waxa ay dhigeen Agaasime ku xigeen idaacada Horseed ee Magaalada Boosaaso C/Qaadir Maxamed Nuunow.

Qaar ka mid ah shaqaalaha Idaacada hosreed ayaa Idaacadda Codka Mudug Caawa u xaqiijiyay in Ciidamo ka tirsan maamul Goboleedka Puntland ay xabsi U Taxaabeen Agaasime ku xigeenka Idaacadaasi.

Macadda ujeeda loo xiray Agaasime ku xigeenka idaacada,waxayna qeyb tahay xarigyada loo geysto wariyaasha ka hawlgala Saxaafadda Soomaaliya

Maamulka idaacada Horseed ayaa ugu baaqay maamul goboleedka Puntlad in ay soo daayaan Agaasime ku xigeenka idaacad horseed oo galabta xabsiga ay dhigeen Ciidamada maamul Goboleedkaasi

  Axmed Khalif Geedi
Gaalkacyo galmudug somaliya

Keydka CodkaMudug.Com

Codkamudug.com© 2007 All rights reserved. By Yaxye(Macruuf)