|
Axmad Maxamad
Baasto oo ah afa yeenka Dowlad Gobaleedka Gal mudug oo maantay
xafiiskiisa magaalada gaalkacyo isugu yeeray Saxaafadda iyo wabsedyada
ka howl gala dhinaca Gal mudug ayaa wax laga xumaada ku tilmaa may
warqado maalintii shalay lagu soo daa diyey magaalada gaalkacyo iyadoona
wabsedyada qaarkoo lagu soo qoray
Afayeenka ayaa
sheegay warqadaha wixii ku qornaa in ay ahaa yee kuwa si aad ah ay uga
caroodeen isla markaana loo baahanyahay in Nabadda gobalka laga wada
shaqeeyo ayuu yiri Mr (Baasto )
Sidookale
afayeenka Galmudug ayaa eedeen kulul dusha kaga tuuray ( CadaMuuse Xirsi)
oo lagu sheegay in uu ku saxiixnaa war qadahaasi kasoobaxay xafiiskiisa
aysan aheyn war mas uu liyadeed taana ay cadeyneysa fashil siyaa sadeed
oo ku yimid maa mulkiisa
Ugu danbeyntii
Afayeenka gal mudug ayaa tibaaxay in ay jirto is qa qabsi udhaxeeya
maamulada Gal Mudug iyo kan puntland kaas oo kabi laawday gacan ku
heynta Xaafad kamid ah xaafadaha ay maa mulaan Dowlad Gobaleedka gal
mudug
C/waaxid macalin
isaaq
Zuheer712@hotmail.com
002529649077 |