Dahabshiil-Gif
 
|

Akhriso:Wasiirada Galmudug oo ka dooday Qorashaha Dib u heshiisiinta 2017-2019

Golaha wasiiradda dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado.

 

Shirkaan ayaa looga dooday qorshaha dib u heshiisiinta 2017-2019, waxaana wasaaradda dastuurka iyo dib u heshiisiinta ayaa soo bandhigta qorshaha dib u heshiisiinta, waxaana gabagabadii shirka kasoo baxay warsaxafadadeedka hoos ku qoran

 

Halkaan Hoose Ka Aqriso War Saxaafadeedka

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news