|

Allaha u Naxariistee waxaa Magaalada Nairoobi ku Geeriyooday XAAJI MOXAMED CIGAAL DIIRSHE loona oqoon jiray XAAJI KEYSH

Allaha u Naxariistee waxaa Magaalada Nairoobi ku Geeriyooday XAAJI MOXAMED CIGAAL DIIRSHE loona oqoon jiray XAAJI KEYSH

 

Allaha u Naxariistee waxaa Magaalada Nairoobi ku Geeriyooday XAAJI MOXAMED CIGAAL DIIRSHE loona oqoon jiray XAAJI KEYSH.Marxuumku wuxuu ahaa Oday Soomaaliyeed oo aad looga yaqaanay  Dalka Soomaaliyeed iyo Wadamada la isku yiraahdo Est African Cantary,wuxuuna ahaa Nin Soomaalidu  isugu soo hirato marka ay Carqaladi jidho suu Daawo ugu helo,wuxuu ahaa Nin Nabada iyo Walaaltinimada Soomaaliyeed u ololeeya,wuxuu ka mid ahaa Raggii Gobanimada Soomaaliyeed.

 

 

 

Dadka Tacsidaan diraya waxay kala yihiin:

 

Xuseen Sheekh Nuur Xuseen —Wasiirka Caafimaadka     Dowlad Gob. Galmudug State iyo Xaaskiisa Sacdiyo Suldan Maxamed     Maxamud Dagal

Cabdi Yuusuf Kulmiye —Wakiilka waqooyiga     Maraykana u fadhiya Maamul Goboleedka Galmudug State, iyo Xaaskiisa

Sheekh Maxamuud Sheekh Cali Jaysaai Guddoomiyaha     Jaaliyadda Galmudug ee Gobolka Minisota

Fartuun Maxamed Jaamac Gorod iyo caruurteeda

Caaqil Maxamed Jaamac Gorod

Cabdirisaq Maxamed Maxamud Dagal

Samiiro Maxmed Maxamud Dagal

Cabdiraxaman Maxamed Maxamud Dagal     “Jibril”

Maryan Maxamed Maxamud Dagal

Maxamed Saciid Barqash iyo Xaaskiisa

Col. Abshir Jarafle iyo Xaaskiisa

Cabdirisaaq Axmed Xasan Yare iyo xaaskiisa

Cabdikariim Maxamed Cawaale iyo xaaskiis

Cabdicasiis Cilmi Geedi iyo Xaaskiisa

Cabdicasiis Sheekh Maxamed Geedi iyo Xaaskiisa

Cabdiraxman Macalin Xaashi iyo xaaskiisa

Cabdulaahi Cali Kulub (Indha buur) iyo xaaskiisa

Cabdicasiis Sheekh Maxamed Geedi Jiicle iyo Xaaskiisa

Ciise Cabdi Xasan iyo xaaskiisa

Bashiir dhato Xaashi Dagal

 

Inaa lililaahi waa innaa ilahiraajucuun waxaa magalada nairobi ku geeriyooday allaha naxariistee Maxamed Diirshe Cigaal ( Xaaji Keysh)

 

Waxaa tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa Qoyskii iyo Asaxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Xaaji maxamed diirshe oo taariikhdu markay ahayd 12.06.2012 ku geeriyooday magalada Nairobi Kenya

 

Waxaa tacsi gaara loo dirayaa dhamaan eheledii iyo qaraabadii uu ifka uga tagey waxaan leenahay samir iimaan allaha ha inaga siiyo marxuumkana janadii fardowso ha ka waraabiyo aaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin

 

Innaa Lillaahi Wa Innaa ileyhi Raajicuun-Kullu nafsin daa’iqatul Mowd Allaha U Naxariisto Marxuumkaa dadkii uu katagay oo dhana allaha Samir iyo iimaan ka siiyo Aaaaaaamiiiiiiiiiiiin

 

 

 

 

Halkaan waxaa tacsi tiiraanyo leh ka diraya.

 

1, abdul jama gelle

 

2,suufi jama gelle

 

3,macalin abdikariim jama gelke

 

4, abdullaahi jama gelle

 

5, sahro jama gelle

 

6, jamaad jamac gelle

 

7, cibaado jama gelle

 

8, hawo jama gelle

 

9, muhubo hassan abtidoon

 

10, xuud jama gelle

 

11, baar hassan abtidon

 

12, siyaad xasan abtidon

 

13, careys xassan abtidon

 

14, nuur caalim maxamuud

 

15,cumar guleed cali

 

16, abduqadir sh xasan

 

17, suge maxamed cilmi

 

18, nuur macalin xasan (nur madka)

 

 

 

 

 

 

dhamaanteen Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Reer Xaaji Maxamed diirshe iyo dhamaan reer diirshe cade meelkasta oo ay joogaan geeriyooday ku timid marxuum Adeer Xaaji maxamed diirshe illahay waxaan uga baryeynaa inuu kitaabkiisa midigta kasiiyo jano fardowsana ka waraabiyo AAminnnnnnnnnnnnn AAminnnnnnnnnnn

 

 

 

 

abdul jama gelle

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news