Dahabshiil-Gif
 
|

Alshabaab oo Hub ku Badashay Dad u Afduubnaa+ Warbixin

oo
C/qaadir Siidii oo ah Gduoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose ee Dowlada Fadaraalka Soomaliya ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya ay maraan deegaanada gobolka Shabeelada hoose laakiin Al-shabaab aysan awoodin sida uu hadalka u dhigay inay waxyeeleyaan dadkaasi.

Wuxuu sheegay gudoomiyaha gobolka Shabeelada hoose ee Dowlada Soomaaliya in ay ka warhayaan dadka afduuban Al-shabaab,islamarkaana gacan bir ah ku qaban doonaan Al-shabaab hadii aanay ka waantoobin dhibaatooyinka ay ku hayaan Shacabka,siduu hadalka u dhigay.

Deegaano iyo degmooyinka ka tirsan gobolka Sh/hoose ayaa waxaa ka howlgala ururka Al-shabaab,kuwaasi oo marar qaarkooda qabsada sida uu maamulka ku eedeeyay gawaarida dadweynaha ee Safarka ah.

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news