Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Sanad Guuradii 10aad ee Galmudug oo Xaflad Si Wayn Loo Soo Agaasimay Loogu Qabtay

Sanad Guuradii 10aad ee Galmudug oo Xaflad Si Wayn Loo Soo Agaasimay Loogu Qabtay

Waqooyiga Americ..-Xaflad heer sare loo soo abaabulay oo a y qaban qaabiyeen Jaaliyada iyo Madaxda Galmudug State ee Waqooyiga America ayaa lagu qabtay Hoteelka weeyn ee Sheraton Hotel. Dadweeyne ka kala yimid U.S.A iyo Canada ayaa soo buuxiyay Hoteelka oo lagu xusayay Sanad guuradii ka soo wareegtay markii la aas-aasay Maamul Goboleedka Galmudug State.ee maamula […]

September 8 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Sanad Guuradii 10aad ee Galmudug oo si wayn qaban qaabadeedu uga socoto

Sanad Guuradii 10aad ee Galmudug  oo si wayn qaban qaabadeedu uga socoto

August 28 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

siyaradii Cabdalle iyo Cawareere Dikri nala daawo

siyaradii Cabdalle iyo Cawareere Dikri nala daawo

Siyaaradii Cabdalle iyo Cawareere Nala Daawo Dikrigaan

March 6 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Tacsi tiiraanyo leh

Tacsi tiiraanyo leh

Anagoo reer Qalabxòor ah dhamaan Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa walaaleheen ilma Shirwac Gaab Gaar ahaan ilama Maxamed shirwac Geeridii naxdinta lahayd ee kutimid walaalkeen Marxuum Qaasim Maxamed Shirwac Gaab oo wad nuhu istaagay. Waxaan ilaahay uga baryaynaa marxuumka in uu janadii ka waraabiyo. Aamiin aamiin   

September 22 2015 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhismaha wadada Hobyo iyo Gaalkacyo (Bankiga Aaqiro waxdhigo}

Dhismaha wadada Hobyo iyo Gaalkacyo (Bankiga Aaqiro waxdhigo}

Dhismaha wadada Gaalkacyo iyo Hobyo ayaa maraya meel wanaagsan waxaana looga baahan yahay qofwalbaa in uu ka qayb qaato Dhagayso Codka Hoose [/audio

June 14 2015 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada+Dhagayso:Nabadoon Cabdullahi Xasan Geedi Oo Beeniyay in Xil ka Qaadis Lugu Sameyay

Daawo Sawirada+Dhagayso:Nabadoon Cabdullahi Xasan Geedi Oo Beeniyay in Xil ka Qaadis Lugu Sameyay

Nabadoon Cabdullaahi Xasan Geedi Oo ka Mid ah Nabadoonada Reer Galmudug ayaa maanta waxaa Uu Beeniyay warar been Abuur ah kuwaas oo Looga Been Sheegay Nabadoonka. Nabadoonka Ayaa waxaa Uu ku WarGaliyay Shacabka Reer Galmudug in Uu Yahay Nabadoonka Guud Ee Beesha Reer Abuukar Culus oo ka mid ah Beesha Reer Galmudug. Shalay Ayey Aheyd […]

February 23 2015 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

war saxaafadeed kasoo Baxay Dawladda Galmudug.

war saxaafadeed kasoo Baxay Dawladda Galmudug.

Shir aad u balaara oo ay isugu yeereen Golaha Dhaqanka Dawladda Galmudug oo ay kasoo qaybgaleen Golayaasha kale sida Golaha Fulinta, Golaha Baarlamaanka iyo wax garadakale kuna saabsanaa. 1          shirka ka socda Dhuusamareeb 2          Shirka maamul u samaynta Gobolada dhexe 3          Colaadaha 4          Dar Dargalinta Horumarka Deegaanada Galmudug Ø In shirkii […]

February 22 2015 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

A trip to a part of Bengal where humans are bought and sold everyday

A trip to a part of Bengal where humans are bought and sold everyday

  A trip to a part of Bengal where humans are bought and sold everyday   KOLKATA:  It takes about two hours by road and then a boat to reach Sandeshkhali, an island in the Sunderbans. This area is infamous for the conflict between its residents and tigers. Now, it has a bigger problem to contend […]

February 6 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawiro::Madaxda iyo Jaaliyada Galmudug oo Hanbalyo u Diraya Wasiir Ku Xigeenka Cusub ee Arimaha Dibada Ahmed Ali Kadiye

Sawiro::Madaxda iyo Jaaliyada Galmudug oo Hanbalyo u Diraya Wasiir Ku Xigeenka Cusub ee Arimaha Dibada Ahmed Ali Kadiye

Jaaliyada Dowlad Gobaleedka Galmudug   ,  Golaha Wasitada Dowlad Gobaleedka Galmudug  Ganacsatada Salaadiinta iyo Qaybaha Kala duwan ee bulshada Galmudug Waxa Hanbalyo  Guul ah u Dirayan  Wasiir Ku Xigeenka Cusub ee Arimaha Dibada  Ahmed Cali Kadiye oo ah Aqoon Yahan  Ka Soo Jeeda Reer Galmudug oo Wayo Arag ah Aqoon Durugsana  u Leh Siyasada Dalka Guud […]

February 6 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

AQRISO WAR DAG DAG AH::Ra,iisul Wasaraha Soomaliya oo Golahiisa Wasiirada Ku Dhawaaqay

AQRISO WAR DAG DAG AH::Ra,iisul Wasaraha Soomaliya oo Golahiisa Wasiirada Ku Dhawaaqay

R/wasaare Cumar C/rashiid ayaa sidi la filayaba goor dhaweyd ku dhawaaqay xubnaha golihiisa wasiirrada. Hoghayaha joogtada ee xafiiska R/wasaaraha Maxamed Cali Nuur ayaa saxaafadda u akhriyay magacyada xubanaha golaha wasiirada oo ka kooban 25 wasiir, 25 wasiir ku xigeen iyo 14 wasiiru dowlo. .Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa […]

February 5 2015 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news