Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Wasiirka Amniga Al-Shabaab waa ay ku fashilmeen iskudey weerar oo ay madaxtooyada la damacsanaayeen”

Wasiirka Amniga Al-Shabaab waa ay ku fashilmeen iskudey weerar oo ay madaxtooyada la damacsanaayeen”

Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya ayaa ka hadlay weerar naf lacaarinimo ah oo ay Argagixisadu isku dayeen in ay ku soo qaadaan xarunta madaxtooyada Soomaaliya oo ay ciidammada Qaranka fashiliyeen maanta. “maleeshiyaad naf lacaarfi ah oo nabad diidka ka tirsan ayaa Qarax fashilmay ka geystay dhabarka dambe ee ilinka madaxtooyada, hasa yeeshee ciidammada dowladda Soomaaliya ayaa […]

February 21 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:-Ninkii afduubtay Diyaarada Ethopian Airline oo Gacanta lagu Dhigay

Daawo Sawirada:-Ninkii afduubtay Diyaarada Ethopian Airline oo Gacanta lagu Dhigay

Diyaaradaan, ayaa waxaa qafaashay Kaaliyihii duuliyaha ee diyaaradaan, xilli la sheegay in duuliyihii diyaarada uu aaday suuli, isla-markaana uu Kaaliyuhu ka soo xirtay albaabka. Ninkaan afduubka geystay, ayaa waxaa la sheegay in aanu hubeysnayn, isla-markaana uu la wareegay Maamulka diyaaradaasi, wixii ka dambeeyay markii uu wadihii diyaarada ka soo xirtay albaabka. Ninkaan, ayaa waxaa lagu […]

February 17 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya oo Gaaray Dalka iran

Daawo Sawirada Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya oo Gaaray Dalka iran

g Kulankan oo ka dhacay xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalkan Iiraan oo ku yaala magaalada Tehran ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Xildhibaanno ka kala socday Baarlamaannada Soomaaliya iyo Iiraan iyo sidoo kale Safiirka Soomaaliya u fadhiya Tehran Danjire Khaliif Kadiye Muuse waxaana kulanka uu qaatay ku dhowaad mudo saacad ah. Ugu horeyn Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Iiraan […]

February 17 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dawlada Xasan Sheikh oo lagu eedeeyay in ay hubka ka gadaan Ururka Al Shabaab

Dawlada Xasan Sheikh  oo lagu eedeeyay in ay hubka ka gadaan Ururka Al Shabaab

confidential U.N. monitors’ report warns of “systematic abuses” by Somalia’s government, which the monitors say has allowed the diversion of weapons that Somali authorities purchased after the U.N. Security Council eased an arms embargo on Mogadishu last year. Some of the arms believed to have been diverted were earmarked for a leader of the al […]

February 14 2014 | Posted in ENGLISH NEWS, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhageyso Barnaamijka Tusmada Codkamudug iyo Wariye C/naasir Fantastig

Dhageyso Barnaamijka Tusmada Codkamudug  iyo Wariye C/naasir Fantastig

  Qodobada Xiisha Leh ee Caawa Barnaamijka Tusmada aan idin Kugu Hayno Waxaa ka Mid ah::- Agaasimaha Wasaarada Warbaafinta Galmudug ayaa waxa uu Sheegay in Dhawaan la Sameen Doono Sharci Kala Hagi Doona Dowlada iyo Saxaafada Ka Hawul Gasha Deganada Galmudug Cilmi Kulan Geedi Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta Galmudug aya Arintaasi uga Warbixiyay idaacada Codkamudug Wafdigiii […]

February 12 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhageyso:Axmad Baasto”” Wax Badan Aya Noo Qabsoomay Safarkeenii Muqdisho””

Dhageyso:Axmad Baasto”” Wax Badan Aya Noo Qabsoomay Safarkeenii Muqdisho””

Wasiirka  Arimaa Gudaha iyo Amniga Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmad Baasto oo Waraysi siiyay idaacada Codkamudug aya Waxa uu ka Hadlay Kulamadii Ugu Danbeyay ee Madaxda Dowlada Fadaraalka Soomaliya Ay muqdisho kula Soo Yeesheen kadib Markii uu Magaalada Gaalkacyo Dib Ugu Soo Laabtay Axmad Baasto Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Galmudug Waxa uu Tilmaamay in Kulumadaasi […]

February 12 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DEG DEG:Maayarka Gaalkacyo ee Galmudug oo is Casilay

DEG DEG:Maayarka Gaalkacyo ee Galmudug oo is Casilay

Bile Bashiir Caynab Duqa Dagmada Galkacyo ee Dhanka Galmudug ayaa ku Dhawaaqay in uu iska Tagay xilkii gudoomiyihii Dowlada Hoose ee Galmudug. Munaasabad kooban oo Lugu sugootinayo Ayaa Lugu qabtay Xarunta Dowlada Hoose halkaas uu ka soo qeyb galay Madaxweynaha Galmudug Cabdi xasan cawaale Qeybdiid. Agaasimaha Wasaarada Arimaha Gudaha Amniga Galmudug ayaa kaga mahad Celiyay […]

February 11 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso::-Wasaarada Haweenka Galmudug oo kulan U Qabatay Haweenka Galmudug

Dhagayso::-Wasaarada Haweenka Galmudug oo  kulan U Qabatay Haweenka Galmudug

  Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Qoyska Galmudug Zaynab Cismaan Xasan Cali Caato ayaa waxaa Kulan Aan Caadi Aheyn Galingii Danbe ee Maanta Waxaa ay La Qaadatay Dhamaan Haweenka ku nool Magaalada Galkacyo ee Xarunta Galmudug. wasiirada zaynab Ayaa Soo Bandhigtay qorshayaal Wax Looga Qabanaayo Tacadiyada Loo geystay Haweenka Ku nowl Deegaanda Galmudug, Dhankale Wasiir […]

February 11 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxwayne: Hassan Sheikh Mohamoud ‘Warqad Kaaga Timi Minneapolis’

Madaxwayne: Hassan Sheikh Mohamoud ‘Warqad Kaaga Timi Minneapolis’

Madaxwayne: Hassan Sheikh Mohamoud ‘Warqad Kaaga Timi Minneapolis’ Inta aan qoraakaan aan qoray Febraury 02, 2014 xikmadiisa aan u gelin, aan madaxwayne ku waydiiyo maxaad iskaga dhaaftay maahmaahyadii aad ku caan baxday in aad ku qurxiso qudbadaha aad u jeediso dadwaynaha Soomaaliyeed – ha ahaadeen Daljoogta ama Qurbojoogtaba, sida qudbadii aad u jeedisay Qurbojoogta Soomaaliyeed ee magaalada […]

February 5 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Maamulada Galmudug iyo Xibin Xeeb Waxa Ay ka Gaabiyeen Heshiis Dhab ah in ay Dhax Dhigaan Shacabka Labada Dhinac

Maamulada Galmudug iyo Xibin Xeeb Waxa Ay ka Gaabiyeen Heshiis Dhab ah in ay Dhax Dhigaan Shacabka Labada Dhinac

Maamulada Galmudug iyo Xibin Xeeb Waxa Ay ka Gaabiyeen Heshiis Dhab ah in ay Dhax dhigaan Shacabka Labada Dhinac Dadka Wada Daga Gobalada Dhaxe ee Soomaliya Ayaa Mudo ka Badan 20 Sano Waxa u dhaxeeyay Dagaalo Qabiileed Mudo Badan Soo tiijamayay kaasi oo Sababay Dhibaato Aan ka Go,in  Maanka Shgacabka Wada daga gobalada dhaxe ee […]

February 2 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news