Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

tacsi Tiiraanyo leh

tacsi Tiiraanyo leh

Dhamaan Reer Qalabxoor waxay ka tacsidayaynayaan Geeridii ku timid Adeer Maxamed Diiriye Moolas. Waxay Ilaah uga baryayaan in uu Janadii ka waraabiyo.aamiin aamiin  

January 9 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Amaaanka Wadada Xiriirsa Gaalkacyo iyo Galinsoor oo Soo Hagaagayso

Amaaanka Wadada Xiriirsa Gaalkacyo iyo Galinsoor oo Soo Hagaagayso

Waxaa Soo Hagaagayso Amaanka  Wadada Xiriisa  Gaalkacyo iyo Galinsoor oo ay yaaleen Jidgooyooyin lagu Waxyeeleeyo Dadka Ku Safraya Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Muqdisho Waxaana arintan ay Timid Kadib Markii Wadadaasi Laga Qaaday isbaarooyin Yaaalay . Qaar ka Mid ah  Darawadalada Wadadaasi  ku Safra intabadan oo Waraysi siisay Xafiiska Warqabadka idaacada Codkamudug ee Magaalada Gaalkacyo  […]

January 8 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

War Dag Dag ah::-Aqrso Nadiijada Wareega 1aad ee Doorashada Puntland

War Dag Dag ah::-Aqrso Nadiijada Wareega 1aad ee Doorashada Puntland

Live::idaacada Codkamdug::::Waxa Wali socota Codeynay Doorashada Madaxtinimada Puntland oo si Habsami ah u Socota iyadona Wareega 1aad uu Soo Baxayy Madaxweynaha Xilka uu ka Dhaamaday ee Cabdi raxmaan Faroole oo Helay Cod Gaaraya 27  Halka uu keenay Cabdi wali Gaas 12 Dhicood waxa Ku Xiga Cali Xaaji Warsame oo Helay Cod Gaaraya 12 Dadka Qaar […]

January 8 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Barakacayaasha Ku Nool Galmudug oo Xaalad Nolol Xumo ay Soo Wajahday

Barakacayaasha Ku Nool Galmudug oo Xaalad Nolol Xumo ay Soo Wajahday

Barakacayaasha Ku Nool Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Galmudug aya Xiligan Waxa ay Ka Cabanayaan Xaalad Nolol Xumo oo Soo Wajahday kadib Markii Baracayaasha ay Sheegeen Sanadkii Tagay ay Dhibaatooyin kala duwan ay Soo mareen Baracayaasha iyagu ku Nool Magaalada Gaalkacyo Gaar ahaan Dhanka Koonfuureed . Waxa ay Shegeen in Baracayaasha ay Xiliyada Qaar la Kulmaan […]

January 8 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Mashaariic Horumarineed oo Deganada Galmudug ka Soconaya +Warbxin

Mashaariic Horumarineed oo Deganada Galmudug ka Soconaya +Warbxin

Magaalada Gaalkacyo aya Xiligan Waxa ka Soconaya Mashaariic Horumarineed  oo Si Wayn looga Dareemay Galmduug Waxaana Mashaariicdan Horumarineed intooda Badan Fulinaya Ganacsato ka Soo jeeda Deganada Dowald gobaleedka Galmduug iyo Sidoo kale Qurbo Joog iyagu ku Soo laabtay Galmudug Meelaha Mashaariicdan ay Ka Socdaan Waxa Ka Mid aha Caasimada Dowlad Gobaleedka Galmduug ee Gaalkacyo ,Magalada […]

January 8 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

jawaari” Gobalada Dalka Waxaan ka Furanayna Xafiisyo”’

jawaari” Gobalada Dalka Waxaan ka Furanayna Xafiisyo”’

Jawaari ayaa ujeedada xafiisyadaasi, wuxuu ku saleeyay inay tahay ogaanshaha aaraahda dadweynaha iyo in shacabka ay heli karaan xafiisyo ay kala xidhiidhaan Baarlamaanka dalka. Kahor dabaqayaada sanadka 2014 ayuu sheegay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya inay doonayaan in Muqdisho lagu qabto shirweyne qaran oo dib u eegis loogu sameynayo Dastuurka federaalka Soomaaliya. Baarlamaanka ayuu usheegay inaaney wanaagsaneyn […]

January 8 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Waa Sidee Amaanka Goobta ay Ka Socoto Doorashada Puntland

Waa Sidee Amaanka Goobta ay Ka Socoto Doorashada Puntland

Waxaa si weyn loo adkeeyay ammaanka Magaalada Garoowe ee xarunta Gobalka Nugaal oo maanta ay ka dhaceyso doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamul Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Saacada marka ay tahay 8:00 Subaxnimo ayaa waxaa holka Baarlamaanka ka furmi doona sida qorshaha uu yahay doorashada madaxtinimada maamulka Puntland oo ay ubaratamayaan ilaa 11-musharax. Baarlamaanka ayaa […]

January 8 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Gobalka Hobyo oo Dhawan laga Hir galinayo Hoteelo loogu Tala Galay Dalxiisayaasha

Gobalka Hobyo oo Dhawan laga Hir galinayo Hoteelo loogu Tala Galay Dalxiisayaasha

Magaalada Hobyo ee Gobalka Hobyo aya Waxa Dhawaan Laga Bilaabaya Dhismaha Hoteelo Loogu Tala Galay in ay u Soo Dalxiis Tagaan Dadka ka imaanay Qurbaha iyo Sido kale Ajaanibta ku Sugan Magaalada Gaalakcyo ee Xarunta Galmudug Dhismayashan aya la Qorsheenaya in ay Bilowdaan Dhamaadka Sanadka 2014 Sida ay Shaaciyeen Qaar ka Tirsan Ganacsada iyagu Hawushan […]

January 5 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Somaliya oo kulan Xasaasi ah La Qaatay NICHLOS KAY

Madaxweynaha Somaliya oo kulan Xasaasi ah La Qaatay NICHLOS KAY

  Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in kulanka labada masuul lagu soo hadal qaaday qaraarkii Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ku sheegeen in si toos ah Soomaaliya ciidankeeda loo taageerayo. Wuxuu sheegay Eng Yariisoow, in Madaxweynaha Soomaaliya iyo Mr Kay ay kawada hadleen sidii loo dadejin lahaa taageerada QM ay siiso dalka Soomaaliya. Yariisoow […]

January 5 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Saraakiil ka Tirsan Dowlada Somaliya oo Daryeel la,aan ay Soo Wajahday

Saraakiil ka Tirsan Dowlada Somaliya oo Daryeel la,aan ay Soo Wajahday

Saraakisha dowlada ee gobalka gedo ayaa wax ay ka cabnayaan daryeel la,aan balaaran oo heysato ciidamad dowlad ee gedo ku sugan waxaa ay shegeen saraakisha inaysan dowlada faderaalka ah ee fadhigeedu yahay muqdisho aysan ka helin daryeelkii ay ku lahaayeen. Waxaa ay shegeen in muddo ah inaysan helin wax mushaarad ah iyo daryeelkii cidanimo ee […]

January 5 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news