Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Wararkii Ugu Danbeyay Maxa ku Soo Kordhay Qaraxii ka Dhacay Waqooyiga Gaalkacyo

Wararkii Ugu Danbeyay Maxa ku Soo Kordhay Qaraxii ka Dhacay Waqooyiga Gaalkacyo

Sida idaacada Codkamudug ay u Xaqiijiyeen Qaar ka Tirsan Dadka Deganka Gaar ahaan Xaafada  Garsoor ee Magaalada Gaalkacyo aya Waxa ay Sheegayan in Cutubyo ka Tirsan Ciidamada Puntland ay Hawul Galo Ay ka Wadaan Xaafdaha Waqooyiga Gaalkacyo isla Markaana ay ku raad Joogaan Kooxihii ka Danbeyay Qarxii Maanta ka Dhacay Waqooyiga Gaalkacyo ilaa iyo  Hada […]

December 31 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xubno Ka Socday Dowlada China oo kulan la Qaatay Mas,uuliyin ka Socotay Wasarada Adeega Bulshada

Xubno Ka Socday Dowlada China oo kulan la Qaatay Mas,uuliyin ka Socotay Wasarada Adeega Bulshada

Wafdiga ka socda Dowladda China ee maalmahan ku sugnaa Magaalada Muqdisho, ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan Wasaarada adeega Bulshada Xukuumadii hore ee Ra’iisul Wasaare Saacid. Xubnaha ka socda Dowladda China ayaa booqday dhismaha isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho iyo Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho, halkaasi oo ay balan qaadeen inay dib udhis […]

December 31 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

War-Saxafadeed: Ra.iisul Wasaaraha Cusub ee Somaliya oo ka Tacsiyeeyay Qaraxii ka Dhacay Dayniile

War-Saxafadeed: Ra.iisul Wasaaraha Cusub ee Somaliya oo ka Tacsiyeeyay Qaraxii ka Dhacay Dayniile

Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Askartii iyo dadkii rayidka ahaa ee maanta ku geeriyooday qarax ay kooxo dhagar qabayaal ahi ka geysteen degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. “Waa wax aad u fool xun dhaqanka ku saleysan daadinta dhiigga dadka rayidka ah […]

December 27 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

FAAH FAAHIN KA SOO BAXAYA QARAX KA DHACAY DEYNIILE

FAAH FAAHIN KA SOO BAXAYA QARAX KA DHACAY DEYNIILE

Qarax khasaaro dhimasho iyo dhwaawac geystao oo ka dhacay qeybo ka mid ah Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir kharaxaasi oo lala Beegsaday Qaar ka mid ah Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaalia oo ku sugnaa Maqaayad ku taalla Degmada Deyniile. Xoghayihii hore Degmada Dayniile Cabdulaahi xiireey calisoow oo la hadlay Idaacada Risaala aya u xajiiyay geerida 2 […]

December 27 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Sanadka Cusub iyo Saadaasha Horumarka Waxaa Qoray Wariye Samiir Xasan Adan

Sanadka Cusub iyo Saadaasha  Horumarka  Waxaa Qoray Wariye Samiir Xasan Adan

Asc Ugu Horeen Dhamaan Aqristayaasha Ku Xiran Wabaahinada Daabaca Horumarka iyo isbadalka ka Soconaya Deganada Dowlada Gobaleedka Galmudug ee Mar Walba Jecel Horumarka Mudadii Galmudug ay  Jirtay Waxaa La Gaaray Horumar Buuxa oo Guud Ahaanba Laga Dareemay Deganada Galmudug Taasi oo Sahashay in Shacabka Ay Dareemaan in Ay Yihiin Maamulka  iyo Sidoo kale in Ay […]

December 26 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

(Dhageyso ) Dhacdooyinkii Galmudug Ka Dhacay Sanadkan Dhamanaya 2013

(Dhageyso ) Dhacdooyinkii Galmudug Ka Dhacay Sanadkan Dhamanaya 2013

(Dhageyso ) Dhacdooyinkii Galmudug Ka Dhacay Sanadkan Dhamanaya 2013 Bismilaahi raxmaani Raxiim kulan wacan oo wanaagsan kusoodawaada dhagaystayaal barnaamij gaara oo aynu kufaaqido doono dhacdooyinkii kadhacay deeganada galmudug sanadkii 2013 ee caawa gabagabada maraya Maxaa dhacay sanadkaan  Muxuu kaga Duwanaa Sanadihii hore dad badan ayaa iweydiinaya    Sanadkaan inaweydaartray inkastoo Barnaamijkaan Gaarka ah Aanan kusoo koobikarin […]

December 26 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Washitong Post oo Daabacday in Urur Waynaha AL Qaacida uu Dalbaday in La Joojiyo Weerarada Maraykanka uu ka Geesanayo Wadamo ay ka Mid Tahay Somaliya

Washitong Post oo Daabacday in Urur Waynaha AL Qaacida uu  Dalbaday in La Joojiyo Weerarada Maraykanka uu ka Geesanayo Wadamo ay ka Mid Tahay Somaliya

  Sida lagu daabacay Washitong Post,Ururweynaha Al-Qaa’ida ayaa sheegay in hadii Mareykanka uu doonayo in loo siidaayo Maxaabiista ku jirta Gacanta Ururka Al-Qaa’ida uu gabi ahaanba joojiyo Duqeynta Diyaaradeed ee uu ka geysto wadamada Soomaaliya,Afgaanistan iyo Yemen,sidoo kalena Al-Qaa’ida ayaa dalbaday in la sii daayo dhamaan Maxaabiista Al-Qaa’ida. Hogaamiyaha Al-Qaa’ida Ayman al-Zawahri ayaa war uu […]

December 26 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN MARXUUM

INNAA LILLAAHI   WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN MARXUUM

 (Maxamed Kaahiye Barre ) OO KU  GEERIYOODEY MAGAADALA MUQDISHO TAARIIKHDU MARKAY AHAYD  24/12/2013 OO AHAYD TALAADADII  LASOO DHAAFAY Annagoo kala ah:-  Madaxweynaha Galmudug Generaal Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid Prof. Maxamed Axmed kaahiye Guddoomiyaha Degmada Warta nabadda Marwa  Deeqa Cabdulqaadir Dr. Maxamuud Warsame Dr. Xasan  Kaafi Dr. Yaasiin Baby Avv. Xasan Nuurradil Avv. Xuseen Diiriye Dr. […]

December 26 2013 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dadka Ku Nool Deganada Dhac Gobalka Mudug Iyo Gobalka Barwaaqo oo Shegay in Ay ilaawaaween Maamulada Galmudug iyo Puntland

Dadka Ku Nool Deganada Dhac  Gobalka Mudug Iyo Gobalka Barwaaqo  oo Shegay in Ay ilaawaaween Maamulada Galmudug iyo Puntland

Dadka Ku nool  Deganada Dhaca  Xeebaha Gobalka Mudug iyo Qaar ka Tirsan Deganada Gobalka Barwaaqo aya Waxa ay Shegeen in ay ilaaween Maamulada Galmudug iyo Puntland Kuwaasi oo ka Arimiya Deganadaaasi ee ay ku Nool yihiin Shacab ka kala Soo jeeda Galmduug iyo Puntland Deganka Towfiiq oo ah Degan ay Wada Dagaaan Dad Shacab ah […]

December 25 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Taliyaha Ciidanka Kenya oo tagey Kismaayo iyo Kulamo Kismaayo ka Dhacay

Taliyaha Ciidanka Kenya oo tagey Kismaayo iyo Kulamo Kismaayo ka Dhacay

Wararka aan ka helayno Kismaayo, ayaa sheegay in Howlgallo Maalmahan ka socday Magaalada lagu xiray Boqolaal Qof, kuwaasi oo la tuhmay inay ku lugleeyihiin Falalka ka dhan Amaanka. Saraakiisha Maamulka KMG, ayaa waxa ay sheegeen in Ciidanka ay soo qabteen 600 Ruux,waxaana la dhigay Xabsiga Magaalada, oo hadda Su’aalo lagu weydiinayo. Dadka lasoo xiray, ayaa […]

December 25 2013 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news