Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

War saxaafadeed kasoo baxay Dawladda Galmudug

War saxaafadeed  kasoo baxay Dawladda Galmudug

Ujeedo: Warsaxaafadeed Shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen Golaayaasha Dawladda Galmudug, sida Golaha Xukuumadda, Golaha Baarlamaanka iyo Golaha dhaqanka ayaa Waxaa kasoo baxay go’aamada hoos ku qoran 1 Golayaashu waxay cambaareeyn dusha uga tureen shirka Kasocda Magaalada Muqdisho, Madaxwaynaha iyo Raysal wasaarahihiisa sida fooshaxun ee ay ula dhaqmeen Dawlad Goboleedka Galmuudg iyo shacabkeedaba, […]

February 5 2015 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Xukumada Soomaliya Waxa ku Jiro Wasiiro Tayo Prof Ahmed Higal Abrar

Xukumada  Soomaliya Waxa ku Jiro Wasiiro Tayo  Prof Ahmed Higal Abrar

  Asc  Dhamaan Warbaahinada Soomaliyeed ee Jecel Horumarka Soomaliya Gaar ahaan Codkamdug.com  Run ahaan Tii Dalka Waxa  uu Maraya Marxalad adag oo aan indhaha laga qabsan Karin ,qof kasta oo raba in uu dal hogaansho waxaa dalka  bur burinaya  waa  shaqsiyaad gaar ah oo aan doonayn in horary loo dhaqaalo  xukumada soomaliya  waxaa  ku jiro […]

February 5 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Shacab iyo Dowlad aan isku Kalsooneyn Qalinkii Samiir Xasan Adan

Shacab iyo Dowlad aan isku Kalsooneyn Qalinkii Samiir Xasan Adan

Shacab iyo Dowlad aan isku Kalsooneyn Qalinkii Samiir Xasan Adan Asc Warbaahinta Soomalida ee Jecel Horumarka Soomaliya Run ahaantii Dalkan Soomaliya Waxa uu Marayaa Xaalad Adag oo Dunida oo Dhan ay la Yaaban Tahay iyo Shacabkii oo ka Niyad Jabay Waxqabadka Dalka Sida awgeed ayaa Maqaalkan Waxaaan Ugu Mgac Daray Shacab iyo Dowlad aan isku […]

January 31 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Waa Sidee Nolosha Naafada Deegaanada Galmudug Kunool ”SAWIRO”

Waa Sidee Nolosha Naafada Deegaanada Galmudug Kunool ”SAWIRO”

Naafada ku Nool Deegaanada Galmudug Ayaa xiligaan muujinaya Cabasho Ku Aadan Nolol Xumo Lasoo Daristay Maadaama Aysan jirin Cid Gurmad u Fidisay,Ayagoona Baaq Udiray Hay,adaha Samafalka Ee Ka Hawlgala Deegaanada Galmudug Iyo Qurba Joogta Reer Galmudug in AySoo Caawiyaan Siyaad Oo Ah Afhayeenka  Naafada Deegaanada Galmudug ayaa waxaa Ka Waramaya Xaalada Nolol Xumo Ee Heysata […]

January 10 2015 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada ::Xaflad Lagu Tagerayay Maamul u Samaynta Gobalada Mudug iyo Galgaduud oo UK lagu Qabtay

Daawo Sawirada ::Xaflad  Lagu  Tagerayay Maamul u Samaynta Gobalada Mudug    iyo Galgaduud  oo UK lagu Qabtay

Xafladan oo dhacday Tariikhdu Markay ahayd 1 Janaayo 2015 laguna Taagerayay Musharax Cabdi Raxmaan Maxamed ((( Diinaari)) oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Gobalada dhaxe ayaa xafladaasi waxaa ka soo qayb galay odayaal.culumo awdiin siyaasiyiin .iyo sidoo kale qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool ukwaxaana ay taaero la garab istaageen musharax […]

January 3 2015 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada : Safarkii Madaxweynaha Galmudug oo ku Tagay Guruceel iyo Dhuusomareeb iyo Bandhiga Shacabka Degankaas

Daawo  Sawirada :  Safarkii  Madaxweynaha  Galmudug   oo  ku  Tagay  Guruceel  iyo  Dhuusomareeb  iyo  Bandhiga  Shacabka Degankaas

Aqristaysha Codkamudug.com Waxan idin soo Gudbinayna Qayb ka Mid ah Sawiradii Safarkii Madaxweynaha Dowlada Galmudug Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid uu ku Tagay Degno ay Ka Mid Yihiin Guruceel iyo Dhuuso Mareeb Waxaana Halkaa ku Soo Dhaweyay Mas.uuliyin ka Tirsan Dowlada Fadaraalka Soomaliya iyo Bulshada Goobihii uu Tagay Xafiiska Wararka Muqdisho By: Samiir Xasan Adam Email:samiirxasan@gmail.com […]

December 29 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo Kulamo La Qaatay Maamulka iyo Bulshada Ximan Iyo Xeeb

Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo Kulamo La Qaatay Maamulka iyo Bulshada Ximan Iyo Xeeb

Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Maanta Lagusoo Dhaweeyay Degmada Cadaado Ee Xaruunta Maamulka Ximan Iyo Xeeb Ayaa Kulan La Qaatay Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Kunool Degmadaasi. Madaxweynaha Galmudug Ayaa Kulanka Ka Sheegay In Uu U Taagan Yahay Qabashada Hogaanka Maamulka Gobolada Dhexe oo Dhawaan La Yagleeli Doono islamarkaana Madaxweynaha Ka Codsaday Bulshada […]

December 22 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Jaamacadda Gaalkacyo oo shir caalami ah uga Qayb Gashay Wadanka Sweden

Jaamacadda Gaalkacyo oo shir caalami ah uga Qayb Gashay Wadanka Sweden

“Action for Somali Health Research and Development” Statement by participants in a seminar held in Umeå, Sweden, 2-3 December 2014 Draft 9 December 2014 The seminar brought together 54 participants representing Somali universities, Swedish universities and agencies, as well as Somalis in the Diaspora. Based on our fundamental recognition of health as a human right, […]

December 20 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Dawladda Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo baaq u diray Beelo Dagaalamay

Madaxweynaha Dawladda Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo baaq u diray Beelo Dagaalamay

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo la hadlay Codkamudug Radio ayaa ka hadlay Dagaalkii ka dhacay Degmooyinka Gurceel iyo Dhuusomareeb ee Gobolka Galgaduud. Cabdi Xasan Cawaali ayaa Dalbaday in Xal Deg Deg ah laga gaaro Dagaalkii ka dhacay Gobolka Galgaduud,waxaana uu ku tilmaamay Nasiib daro. Madaxweynaha Maamulka Galmudug Qeybdid ayaa sheegay in Dadka […]

December 18 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Aaxmad Shire oo Tix Gabay ah u Tiriyay Wariye Samiir Xasan adan oo Codkamudug ka Tirsan

Aaxmad Shire oo Tix Gabay ah u Tiriyay Wariye Samiir Xasan adan oo Codkamudug ka Tirsan

Asc Dhamaan Warbahinta Soomaliyeed Gaar ahaan Warbaahinta Reer Galmudug Anigoo ah Axmad Shire Horay u Ahaa Wasiir Ku Xigeenkii Wasaraadada Warfaafinta Galmudug Hadana Ka Mid ah Siyaasiyinta Ku Nool Uk Waxaan Tix Yar oo Kooban u Tirayay Wariye Samiir Xasan Adan oo aan Ogahay Kaalintii uu Ka Qaatay Horumarka Galmudug Waxayn u Dhacaysa Sida Tan […]

December 13 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news