Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Taliyii Nabad sugida Sanbaloolshe oo xilkii laga qaaday

Taliyii Nabad sugida Sanbaloolshe oo xilkii laga qaaday

Warar goordhay ay Heshay Shabakada codkamudug.com ayaa sheegaya in Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ay xilkii ka qaadeen Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida Qaranka C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe .Kulan ay Golaha Wasiirada ku yeesheen Xarunta Madaxtooyada uuna shir gudoominayay R/Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa xilkii looga qaaday Taliyihii Hay’ada Nabad Sugida Qaranka kadib markii cod ay u […]

September 7 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Sanad Guuradii 8aad ee Galmudug oo lagu qabanodoono USA Daawo Flyerka

Sanad Guuradii 8aad ee Galmudug oo lagu qabanodoono USA Daawo Flyerka

September 6 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ka dhacday Hobyo taasoo xariga looga jarayay Xarumo muhiim ah oo ay dayactirtay Dawladda Galmudug (daawasho Wacan}

Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ka dhacday Hobyo taasoo xariga looga jarayay Xarumo muhiim ah oo ay dayactirtay Dawladda Galmudug (daawasho Wacan}

September 5 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Qayb kale oo ka mid ah Xafladaha Sanad Guurada 8aad Ee Galmudug (Daawo)

Sanad Guurdadii 8 iyo Heeso Cusub oo ay Samaysay Sahra Daahir Mire (Daawo)

Sanad Guurdadii 8 iyo Heeso Cusub oo ay Samaysay Sahra Daahir Mire (Daawo)

Sanad Guurdadii 8 iyo Heeso Cusub oo ay Samaysay Abwaanad Sahra Daahir Mire (Daawo)   Heesaha laga qaaday sanadguuradii 8aad ee GMS Wiilal gayfan iyo gaashaandhigii. Buluuglana garbaha gees waliba ka xiga. Guul ku gaardiyoo salaantana gudbiya. Dhabtii waa galmudugoo gayse meel saree gadaal yay u noqon Mabda gaabisa iyo siyaasada guracan. Gumaystaha dakiyo godob […]

August 30 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

War been abuur ah oo laga qoray Madaxwaynaha Dawlada Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid

War been abuur ah oo laga qoray Madaxwaynaha Dawlada Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid

Warar been abuur ayaa qaar ka mid ah warbaahintu waxa ay ka qoreen  Madaxwaynaha Dawladda Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid la xiray. wararkaas been abuurka ayaa waxa ay sheegeen in MadaxwayneMusdane  Qaybdiid uu ka qaybgalay Shir caaleemo saar ahaa, oo  kadhacay Khaatumo State deedna la xiray, warkaas oo ahaa mid been ah oo haba […]

August 28 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Hambalyo sanadguuradii 8aad ee idaacada codkamudug

Hambalyo sanadguuradii 8aad ee idaacada codkamudug

Hambalyo sanadguuradii 8aad ee idaacada codkamudug oo ku began 27/8/2006 aqristayasha codkamudug waxan idin soo gudbin donaa barnamijyo gaar ah oo ku Sabsan aaas Aaska idaacada codkamudug haduu alle IDmo

August 27 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wararkii ugu danbeyay ::dab ka kacay kaalin shidaal oo muqdisho ku taal

Wararkii ugu danbeyay ::dab ka kacay kaalin shidaal oo muqdisho ku taal

Garaash ku yaala Xaafada Baar Ubax, gaar ahaan inta udhaxeysa Sarta Ex-Daalo iyo Hoteelka Salaama ee Nawaaxiga Baar Ubax ku yaalo, ayaa hada laga soo warinayaa inuu dab xoogan ka kacay. Goobtaan uu dabka kacay ayaa waxa ay tahay Garaash iyo Kaalin Shidaal oo waxaa lagu keydiyaa Shidaalka, waxaana dabka uu kacay muddo ku siman […]

August 24 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

GANACSIGII SUUQA BAKAARAHA OO MAANTA XIRAN

GANACSIGII SUUQA BAKAARAHA OO MAANTA XIRAN

Ganacsigii Suuqa Bakaaraha ee MAgaalada Muqdisho ayaa saaka gabi ahaanba xiran, kadib markii ciidamada Dowladda iyo dadka ganacsatada uu soo kala dhexgalay muran. Ganacsatada ayaa saaka aroortii markii ay fureen goobahooda ganacsiga, waxaa u yimid ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo weydiiyay inay bixiyaan lacago canshuuro ah, ilaa hada […]

August 24 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Golaha Wasirada Galmudug ,Odayasha Dhaqanka iyo Bulshada Galmdug oo Taageray Shirka Maamul u Samaynta Gobalada Dhaxe

Golaha Wasirada Galmudug  ,Odayasha Dhaqanka iyo Bulshada Galmdug oo Taageray Shirka Maamul u Samaynta Gobalada Dhaxe

Kulan ay Maanta isugu Yimaadeen Golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug ,Odayasha Dhaqanka Galmudug Salaadiin Cuqaal iyo Waxgarad ayaa Waxaa Lagu Taagerayay Shirkii Maamul u Samaynta Gobalad Dhaxe ee Soomaliya Kaasi oo ay Wado Dadaal keeda Dowlada Fadaraalka Soomaliya Dowlada Galmudug ,Xibin iyo Xeeb iyo Ahlu suna Waljameeca Waxana Kulankan Joogay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Gobaleedka […]

August 1 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news