Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Dhageyso:::- Aragtida Dadweynaha ee Golaha Wasiirada Cusub Galmudug State Fariimaha (Facebook) Aad Noogu Soo Dirteen

Dhageyso:::- Aragtida Dadweynaha ee Golaha Wasiirada Cusub Galmudug State  Fariimaha (Facebook) Aad Noogu Soo Dirteen

Waxaad Dhawaan Bage Ka Aan facebook ku leenahay ku Soo Daabacnay Qoraaal kooban oo Aan Ugu Tala Galnay in Dhagaysatayasha iyo Aqristayasha Codkamudug ay ku soo Bandhigaan Aragtidooda ku Adan Sida ay u Arkaan Golaha Wasiirada Cusub ee uu Magacaabay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybiid fariimahan oo Aanu ka sii Daynay idaacada […]

April 29 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada: Kulan Lagu Tagerayay Golaha Wasiirada Cusub ee Galmudug oo Dowlada Hoose Lagu Qabtay

Daawo Sawirada: Kulan Lagu Tagerayay Golaha Wasiirada Cusub ee Galmudug oo Dowlada Hoose Lagu Qabtay

Xarunta Dowlada Hoose e Magaalada Gaalkacyo Ayaa Maanta Waxaa Lagu Qabtay Kulan lagu Taageerayay Golaha wasiirada Cusub ee uu Soo magacabay Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid Waaxaana Kulankaais ka Soo Qayb Galay Qaar Ka Tirsan Xubnaha Golaha Wasiirada Cusub ee Galmudug ,Qaybaha Kala duwan ee Bulashada . iyo Sidoo Kale Shacab ka […]

April 29 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Golaha Wasiirada Galmudug

Golaha Wasiirada Galmudug

Golaha Wasiirada Galmudug oo mudo la sugayay ayuu Madaxwaynaha  Galnudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale uu ku dhawaaqay goor dhawayd. Magacyada filo goor dhaw

April 28 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajucuu

inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajucuu

Daahir Mire Jimcaale Sadaq Dahir mire Fartun Dahir mire Sahra Dahir mire barkhae Dahir mire Faysal Dahir mire Maxamed Dahir mire . Ayan Dahir mire . Shucayb Dahir mire. Abdifatah Dahir mire. Camir Ciise Gulaafe iyo Xaaskisa . Dahir maxamud Dirshe. Maxamed wali Ahmed Gare iyo dhamaan reer haji Ahmed Gare  Iyo dhamaan reer Sheekh […]

April 27 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO:::-Cutubyo ka Tirsan Ciidamada Bada Galmudug oo Tababar Dalka Dibaadisa Loogu Qaadayo

DHAGEYSO:::-Cutubyo ka Tirsan Ciidamada Bada Galmudug oo Tababar Dalka Dibaadisa Loogu Qaadayo

Kulankan  Lagu Sagootinayay Ciidamo ka Tirsan Galmudug isla Markaana Tababar  ku Saabsan  Qaabka ilaalinta Bada Soo Baran Doona  Ayaa Waxa Xaflad Lagu Sagootinaayo Waxa lagu Qabtay Hoteelka Anbassy ee Magaalada Gaalkacyo, iyadoona Ay ka Soo Qayb Glaeen Mas,uuliyin ka Tirsan Dowlad Gobaleedka Galmudug ,  iyo Sidoo Kale Ciidamada Tababarkan loo Qaadi Doono. Ugu Horeen Xafladii […]

April 18 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

NIGERIA OO SHEEGTAY IN QATARTA ARGAGIXISADA AY LA WADAAGTO SOOMAALIYA

NIGERIA OO SHEEGTAY IN QATARTA ARGAGIXISADA AY LA WADAAGTO SOOMAALIYA

Ujeedka Kulanka ayaa ahaa sidii dadaal loogu bixin lahaa badbaadinta Gabdho Habeenkii isniinta ahayd afduub loo geystay. Shirka markuu soo idlaaday ka dib ayaa dibada waxaa saxaafada ka howlgasha Nigeria kula hadlay wasiirka warfaafinta Mr Labaran Maku,isagoona sheegay in hay’adaha amaanka horay dadaal ugu bixiyeen sidii dib xoriyadooda ugu heli lahaayeen Hablaha afduubka loo geystay. […]

April 18 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Indian Election and Somali Refugees starvation

Indian Election and Somali Refugees starvation

Most of the Somali Refugees are came to India for protection and security issues and always they got Registration from the UNHCR office in visant vihar New Delhi-India, receiving only Refugees status in order to get all basic human needs like SHELTER,FOOD,CLOTHING,also secondary items are not having such as: Health care, Education and etc unfortunately […]

April 10 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DEG DEG: Madaxweynaha Dowlada Galmudug oo kala Diray Golaha Wasiirada Galmudug

DEG DEG: Madaxweynaha Dowlada Galmudug oo kala Diray Golaha Wasiirada Galmudug

Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Galmudug Aya Maanta oo Ay Taariikhdu Ku Beegan Tahay 4/6/2014  Waxa uu kala Diray Golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug Kadib  Shir Dag Dag Ah oo Goor Dhaw ka Dhacay Xarunta Madaxtooyada Galmduug. Lama Oga Sababta ka Danbeysa Kala Dirista  Golaha Wasiirada Galmudug Wixii Wararka ah oo ku soo Kordha Kala Soco  codkamudug.com […]

April 6 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Galmudug”Dowlada Fadaraalka Somaliya Waa la Maran Habaabiyay Xiligan”+Warbixin

Madaxweynaha Galmudug”Dowlada Fadaraalka Somaliya Waa la Maran Habaabiyay Xiligan”+Warbixin

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo Ka Qayb Galay Xaflada Sanadguurada 1aad ee Radiyaha Dowlada  Galmudug Aya Waxa uu Halkaasi Ka Sheegay in Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Ay Maran Habaabiyeen Dad iyagu Aan Hayn Maslaxada Umada ,Waxaana uu Tilmaamay in Dowlada Fadaraalka Somaliya Ay ka Baxday Balamihii Ay La Gashay Dowlada Galmudug […]

April 6 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Six killed in Nairobi explosions in Kenya

Six killed in Nairobi explosions in Kenya

The attackers targeted a busy bus stop and a food kiosk in Eastleigh Six people have been killed in explosions in the Kenyan capital, Nairobi, officials say. Several people were wounded in the attack, which took place in the Eastleigh suburb of the city. Eastleigh is known as “Little Mogadishu” because of its large Somali […]

April 1 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news