Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Somaliland oo Dib Loogu Soo Celiyay 2markab oo Waday Geel loo Suuq Genayay Sacudiga

Somaliland oo Dib Loogu Soo Celiyay 2markab oo Waday Geel loo Suuq Genayay Sacudiga

  Wararka Lagu Kal Soon Yhaay oo idaacada Codkamudug ay a Helayso Somaliland ayaa Waxa ay Sheegayan in Somaliland Dib Loogu Soo Celiyay 2 Markab oo Waday Geel Kuwaasi oo Loo Beec Geen Jiray Sacuudi Arabia Bishii hore ayaa waxaa Magaalada Hargeysa dib loogu soo celiyay Geel ay tiradiisu gaareyso 1600 oo neef halka Xalayna […]

April 1 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DEG DEG: MADAXWEYNAHA SOMALIYA OO MUQDISHO KU SOO LAABTAY

DEG DEG: MADAXWEYNAHA SOMALIYA OO MUQDISHO KU SOO LAABTAY

                                                                                                              […]

April 1 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Tacsi :: Ururka Saxafiyiinta Hiil Reporter oo Tacsi u Diraya Ehelkii Marxuun Cali Hiiraan

Tacsi :: Ururka Saxafiyiinta Hiil Reporter oo Tacsi u Diraya Ehelkii Marxuun Cali Hiiraan

                  Alaha u Naxariistee Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Ku Geeriyooday Cali Hiiraan oo Ka Mid Ahaa Maajaajilaystayaasha Soomaaliyeed Kuwooda Loogu Jecel Yahay, Waxaana Marxuunka uu ku Geeriyoday Mid ka Mid aha isbitaalada ku Yaal Caasimada Dalka ee Muqdsiho Ururka Saxafiyinta Soomaaliyeed ee Hiil Reporter Waxa uu Tacsi […]

March 14 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Serious Issues Somali Community facing In New Delhi-India

Serious Issues Somali Community facing In New Delhi-India

Serious Issues Somali Community facing In New Delhi-India;   As we the Central Somali Community in India since 2000,we we would like to inform  the World and Donor Countries that we in extremely against the Carelessness and Irresponsibility  of the UNHCR  and Refugees are suffering from different kind of Problems such us:Lack of medical Health care,Security problems,Financial and […]

March 14 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Munaasabad Logu Dabaal Dagayay Sannad Guurada 1-aad ee ka soo wareegtey markii La aas asay Shabakada 2013 Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Munaasabad Logu Dabaal Dagayay Sannad Guurada 1-aad ee ka soo wareegtey markii La aas asay Shabakada 2013 Oo Muqdisho Lagu Qabtay

  Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guurada 1-aad ee ka soo wareegtey markii Dhibada loo taagey Urur ay ku mideysan yihiin ilaa 18 Idaacadood oo ku kala yaala Puntland , Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya iyo Magaalada Muqdisho waxaana Ururkaas lagu Magacaabaa {SHABAKADDA 2013 } waxaana ka qayb galey […]

March 12 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dowlada Somaliya oo Qorsheynaysa in Dalka Lagu Aaso Marxuun Tubeec

Dowlada Somaliya oo Qorsheynaysa in Dalka Lagu Aaso Marxuun Tubeec

Wasiir Dhuxulow ayaa Shaaciyay in Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta ay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeyneyso geeridii ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Suleymaan Tubeec, waxaana uu intaa ku daray in la wado qorshe ah sidii dalka loogu aasi lahaa, isagoo tilmaamay in xukuumaddu ay guddi u saari doonto aaska Marxuumka si ay xiriiro kala […]

March 12 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Laabla’kac Dowlad Kuma Shaqaysee, Maxaa Talaa?Intaan aan qoraalkayga u gelin

Laabla’kac Dowlad Kuma Shaqaysee, Maxaa Talaa?Intaan aan qoraalkayga u gelin

Laabla’kac Dowlad Kuma Shaqaysee, Maxaa Talaa?Intaan aan qoraalkayga u gelin, aan idin xasuusiyo in asbuucyadii la soo dhaafay ay shabakada wararka Soomaaliyeed ay qoreen ama ay baafinayeen eraygii uu Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo ku tilmaamay cadowga Soomaaliyeed: “Nabad-diid”.Eraygaan oo isla markiiba ixasuusiyey erayo badan oo halhays u noqday dhacdooyin dalkeena soo maray sida “Kacaan-diid” oo […]

March 2 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhalasho Farxad Leh: C/Yare Bashiir Salaad oo Galkacyo Wiil Ugu Dhashay

Dhalasho Farxad Leh: C/Yare Bashiir Salaad oo Galkacyo Wiil Ugu Dhashay

Halkan Waxaa Tahniyad Dhalasho ka Diraya Dhamaan Dadka Kala ah 1:: Hooyo Shamis Dhagacaleen 2:Aabe:  Bashiir Salaad (Harawayne) 3: Mustaf Dhagacaleen 4:Maxamad Dhagacaleen 5:Daahir Dhagacaleen 6:Raage Dhagacaleen 7:Xuseen Dhagacaleen 8:Bare Dhagacaleen 9:Hodan Dhagacaleen 10:Qamar Dhagacaleen 11:Hibo Dhagacaleen 12:Xaaji Dhagacaleen 13:C/raxmaan  Maxamad Dhagacaleen 14:Faaisa Xasan Dhagacaleen 15:C/mahad Xasan Dhagacaleen 16:Xasan Maxamad Dhagacaleen 17:Maxamad Xuseen Dhagacaleen 18:Ubax […]

February 24 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Galmudug oo Cambaareesay Weerarkii lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya

Galmudug oo Cambaareesay Weerarkii lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya

Madaxweynaha  Dawladda Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa cambaareeyey weerarkii fuleynimada ahaa ee maanta lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho. Madaxweynaha ayaa Tacsi u diray dadkii ku geeriyooday, kuwii ku dhaawacmeyna Alle uga baryey caafimaad deg deg ah. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Dadweynaha iyo Masuuliyiinta Soomaaliyeed ee Nabadda iyo Horumarka jecel in […]

February 21 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo sawirada Qaraxii Madaxtooyada DFS

Daawo sawirada Qaraxii Madaxtooyada DFS

Qaraxii 1-aad ee lagu furtay Albaabka Madaxrooyada Dhinaca Boodheere Shabaabkuna ay galeen gudaha Madaxtooyada Gaari ay ka dageen shabaabka hubaysan ee dagaalamay ee maydadkooda la soo bandhigay kadibna qaraxay Maydadka Alshabaabka ee DF ay soo bandhigtay Qaraxyada kadib Maydad kale oo al shabaab ah oo lagu bandhigay Banaanka Madaxtooyada Soomaaliya Maydad Shabaab ah oo laga […]

February 21 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news