Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gaalkacyo iyo ku Xigeenkiisa oo la doortay.Sawiro

Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gaalkacyo iyo ku Xigeenkiisa oo la doortay.Sawiro

Munaasbadaani oo ahey mid si heer sare ah loo soo Agaasimay isalmrkana lagu dooranayay Gudoomiyaha Dhalinyarada ee Suldaan Cabdi Jaamac Gaalkacyo ee Dowlada Goboleedka Galmudug Ayaa Maanta Lagu Qabtay Dagmada Gaalkacyo. Munaasbada Doorashada ayaa waxaa ka soo Qeyb Galay Xubna ka Tirsan Golaha Wasiirada Galmudug .Maamulka Gobolka kan dagmada iyo qeybaha Bulshada ee Magalada Gaalkacyo kuwasi oo lagu casuumay […]

March 3 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya”Waxyaabaha Ugu Horeeya ee Aan Wax Ka Qaban Doono Waa Abaarta”

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya”Waxyaabaha Ugu Horeeya ee Aan Wax Ka Qaban Doono Waa Abaarta”

Ra’isul wasaaraha cusub ee Soomayaa Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in xukuumadiisa tallaabada ugu horeysa ay qaadi doonto wax looga qabanayo xaladaha abaareed ee ka jira qeybo kamid ah dalka,islamarkaana uu ku dadaali doono sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameysay abaarta si loo bad baadiyo nolosha dad badan oo ay dhibaato ku heysato […]

March 3 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciidanka Puntland oo duuleedka Gaalkacyo ku qabtay Gaari qarax siday.Sawiro

Ciidanka Puntland oo duuleedka Gaalkacyo ku qabtay Gaari qarax siday.Sawiro

Taliska Ciidamada ammaanka ah ee Maamulka Puntland ayaa waxa ay war ka soo saareen Gaari Walxaha Qarxa siday oo dhowaan lagu qabtay Duleedka Magaalada Gaalkacyo. Gaarigan siday Walxaha Qarxa ayaa nuuciisa waxa uu ahaa nuuca Soomaalida ay u taqaano Candha-meedlaha, isagoo isaga kala gooshi jiray Magaalooyinka Boosaaso iyo Beledweyne, sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka. Taliska […]

March 3 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Saraakiisha Amaanka.

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Saraakiisha Amaanka.

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray Saraakiisha laamaha amaanka dowladda kaasoo looga hadlayey falal amaan daro oo maalmahan ku soo kordhay Muqdisho. Waxaa ka qeyb galay kulankan Taliyeyaasha ciidamada Booliska, Nabad sugida, Milatariga, Abaanduullaha Xoogga dalka Soomaaliya iyo saraakiil kale. Farmaajo ayaa weydiiyay saraaakiisha weerarada Muqdisho ku soo kordhay […]

March 3 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Ra’iisal Wasaaraha cusub oo xilka kala wareegay R.Wasaarihii hore

Ra’iisal Wasaaraha cusub oo xilka kala wareegay R.Wasaarihii hore

Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisal Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisal Wasaaraha xilka ka degay Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, waxaana goob joog ka ahaa xubnaha golaha Wasiirada ee xilka sii heyn doona inta laga soo magacaabayo gole wasiiro oo cusub. Ra’iisal Wasaarihii hore mudane Cumar […]

March 2 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Jadwalka doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Jadwalka doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug ee 2017 ayaa soo saaray jadwalka doorashada oo dhawaan ka dhacaysa Magaaada Cadaado. Guddiga ayaa sheegay in 21-ka bisha March ay dhici doonto doorashada.

March 1 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Prof Cabdulqaadir Maxamed Shirwac oo isku soo sharaxay xilka Madaxweynaha ee Galmudug.Sawiro

Prof Cabdulqaadir Maxamed Shirwac oo isku soo sharaxay xilka Madaxweynaha ee Galmudug.Sawiro

Prof Cabdulqaadir Maxamed Shirwac oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa maanta Magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay musharaxnimadiisa xilka madaxweyanaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Kulanka oo ahaa qado sharaf ay ka qeyb galeen masuuliyiin kala duwan waxa uu shirwac ka jeediyay Hankiisa hadii la doorto. Waxa uu Cabdulqaadir ka hadlay waxa sababay in uu isku soo […]

March 1 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Baarleex oo isku soo sharraxay xilka Madaxweynaha Galmudug.

Baarleex oo isku soo sharraxay xilka Madaxweynaha Galmudug.

Midka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa isku soo sharaxay Xilka Madaxweynenimo ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Cabdullahi Cali Maxamed Barleex oo ahaa madaxweynihii Maamulka Ximin iyo Xeeb ee Hore ayaa dhanka kale waxa uu kamid ahaa Laf dhabartii Maamulka Galmudug ee la balaariyay. Cabdulaahi Baarleex ayaa sheegay in uu yahay musharax madaxweyne isla markana uu wax […]

February 28 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Maamulka Galmudug oo Faahfaahiyay Iscasilaadda Madaxweynaha.Dhagayso

Maamulka Galmudug oo Faahfaahiyay Iscasilaadda Madaxweynaha.Dhagayso

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Goboleedka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Cabdi Carabay oo la hadlay Warbaahinta ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay iscasilaadii uu Maanta ku dhawaaqay Madaxweynihii Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed. Waxaa uu sheegay in ay ka aqbaleen iscasilaada Madaxweynaha Galmdudug , islamarkaana ay sii wadi doonaan howlaha Galmudug tan iyo inta laga dooranaayo Madaxweynaha […]

February 26 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya oo Ansixiyey Guddiyo KMG ah.

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya oo Ansixiyey Guddiyo KMG ah.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Cabdi Xaashi C/llhi wx uu maanta Shir-guddoomiyey Kulnkii 6-ad ee Golahaasi, kaasi oo looga hadlay Dhismha Guddiyo ka tirsan kuwa Aqalka Sare iyo Hawl-wadeeno u xil-saaran Dhowrista Nidaamka. Xildhibaandda Aqalk Sare ee BFS waxay isku raaceen Dhismaha GuddiyaddaKMG, kuwaasi oo kala ah:- Guddiga Sameynta Miisaaniyadda Aqalka Sare Guddiga Shaqaaleynta Shaqaalaha […]

February 25 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news