Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Cabdiweli Gaas oo kala diray golihii deegaanka Waqooyiga Gaalkacyo

Cabdiweli Gaas oo kala diray golihii deegaanka Waqooyiga Gaalkacyo

Wareegt kasoo baxday Madaxweynaha MaamulkaPuntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu kala diray golihii Deegaanka Degmada Gaalkacyo, waxaa sidoo kale lagu magacaabay wareegtadan masuuliyiin cusub. Madaxweynaha ayaa sidoo kale xilka ka qaaday Gudoomiye kuxigeenadii Gobolka Mudug iyo Taliyaha booliiska ee gobolkaasi, waxaana xilalkaasi loo magacaabay Masuuliyiin kale oo badan u noqoanaya kuwa xilalka laga qaaday.

July 4 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Magaalada Gaalkacyo oo hormar xooggan sameysay.Sawiro

Magaalada Gaalkacyo oo hormar xooggan sameysay.Sawiro

Magalada Gaalkacyo Gaar ahaan dhinac Galmudug ayaa xilligaani waxaa ka soconaya Hormar xoogan oo dhinac dhismaha kadib markii dadka ka soo jeeda ay bilaabeen in ay maalgashi ku sameytaan iyadona hadda la arkayo dhismiyaal cusub oo magalada lagu soo kordhiyay.

July 3 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Faysal Cali Waraabe oo xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil.Wareegto

Faysal Cali Waraabe oo xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil.Wareegto

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa goor dhawayd war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku shaaciyay inuu xilkii ka qaaday gudoomiyihii xisbiga UCID Ee Gobolkaa Saaxil marwo Rooda Axmed Yaasiin. Waxaan warsaxaafadeedka uu xilka kaga qaaday Gudomiyihiin xisbiga UCID Ee Gobolka saaxil waxa uu u dhigna sida tan.

July 3 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday howl gallo ka dhan ah Al-Shabaab

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday howl gallo ka dhan ah Al-Shabaab

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday howl gallo ka dhan ah Al-Shabaab, sida lagu sheegay War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya. War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa dalalka ay saaxibada yihiin in dhowaan go’aansatay in la dedejiyo howl galada Al-Shabaab looga saarayo Gobolada Jubadda Hoose iyo Jubadda Dhexe oo ka […]

July 2 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweyne Gaas oo la kulmay bulshada Gaalkacyo.Sawiro

Madaxweyne Gaas oo la kulmay bulshada Gaalkacyo.Sawiro

Madadaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudugu ayaa maanta 2-July-2016 kulan ballaaran la qaatay qabaha kala duwan ee bulshada gaalkacyo. Kulanka oo ay kasoo qayb galeen cuqaal, wax-garad, aqoon yaha, dhallinyaro iyo haween ayaa waxaa diiradda lagu saarayey xaaladda amni ee gobolka Mudug […]

July 2 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Magaalada Cadaado oo laga xusay 1 da Luuliyo.Sawiro

Magaalada Cadaado oo laga xusay 1 da Luuliyo.Sawiro

Munaasabad si heersara ah loo soo agaasiamay isla markaan lagu xusayay 56 sanad guuradii ka soo wareegatay markii ay soomaliya xornimada ka qaadatay gumeystihii Talyaaniga iyo Ingiriiska  oo ku beegneed 1 Luuiyo ayaa xalay lagu qabtay madaxtooyada Dowlad goboleedka Galmudug . Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Labada Gole ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Saraakiisha […]

July 1 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Safiirka Cusub ee Jarmalka u qaabilsan Soomaaliya.Sawiro

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Safiirka Cusub ee Jarmalka u qaabilsan Soomaaliya.Sawiro

Madaxweynaha   Somaliland  Axmed Maxamed  Siilaanyo, ayaa maanta  xafiiskiisa ku qaabiley  safiirka cusub ee dawladda Jarmalka u qaabilsan  Soomaaliya,  Amb. Jutta Frasch, oo fadhigeedu yahay  magaaladda Nairobi.   Waxaana  Safiirka  safarkaasi  ku weheliyaan saddex dublomaasi oo kale oo kala ahaa   safiir ku xigeenkii hore ee Jarmalka u qaabilsanaa Somaliland iyo Soomaaliya, Mr Christian Resch oo imika […]

July 1 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha oo xuska 1-da July awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Daahdoon ee Muqdisho.Sawiro

Madaxweynaha oo xuska 1-da July awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Daahdoon ee Muqdisho.Sawiro

Madaxweynaha oo ubax dhigga kadib khudbad u jeediyay kumanaan qof oo goobta isugu yimid, Ayaa mar kale shacabka UGU hambalyeeyay munaasabaddan Qaran ee qiimaha leh, isagoo xusay lagama maarmaannimada midnimada iyo i laga faa’iideysto mirihii xorriyadda. Waxaa uu Madaxweynaha sheegay i Soomaaliya ay ku jirto marxalad DIB u dhis, dhinacyada siyaasadda, amniga, dhaqaalaha iyo adeegyada […]

July 1 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Shirkii Golaha Wasiiradda Galmudug oo looga hadlay amaanka.Sawiro

Shirkii Golaha Wasiiradda Galmudug oo looga hadlay amaanka.Sawiro

Shirka Golaha wasiirada Dowlad Goboleedka Galmudug oo uu shir gudoominayay madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xashi Cabdi ayaa maanta oo khamiis ah waxaa looga hadlay Amniga iyo qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen warbixino ku saabsan federaalka oo laga dhageysatay Wasaaradaha, Dastuurka iyo Haweenka Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka soo laabatay dalka […]

July 1 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Maamulka Degmada Gaalkacyo oo koomeeray bilic soo celinta Magaalada.Sawiro

Maamulka Degmada Gaalkacyo oo koomeeray bilic soo celinta Magaalada.Sawiro

Maalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug Maanta Waxaa laga Sameeyay Olale Nadaafadeed Taasi oo sameeyeen Maamulka Degmada Gaalkayco, Olalaha Waxaa kasoo Qeyb Galay Qaar kamdid ah Masuuliyiinta Gobolka mudug ee Galmudug kuwaasi oo Halkaasi ka Hadlay, Waxay ugu Baaqeen Dadka in ay Dhankooda ka Qeyb Qaataan Nadaafada Madama Maalmahan ay ka Cabanayeen Nadaafad Xumo

July 1 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news