Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Nabadoon Yaasiin oo eedeeyay Maamulka Galmudug

Nabadoon Yaasiin oo eedeeyay Maamulka Galmudug

Nabadoon Yaasin Cabadi Samed oo kamid waxgaradka gobolka Mudug ayaa sheegay dilalka ka dhacaya magaalada Gaalkacyo inay masuul ka yihiin maamulka dariska ah ee Galmudug iyo sidoo kale maamulka degmada, gobolka Mudug oo jilicsan sida uu sheegay nabadoonka. Yaasin Cabdi Samed ayaa carabka u dhuftay inaysan jirin masuul aad ugu tagayso xafiisyada dawlada hadii looga […]

June 30 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Gaalkacyo sheegayna inuu sameynayo isbadal dhanka amniga Waqooyiga Gaalkacyo.Sawiro

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Gaalkacyo sheegayna inuu sameynayo isbadal dhanka amniga Waqooyiga Gaalkacyo.Sawiro

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo ka kooban labada gole ee dawladda ayaa maanta 30-Jun-2016 safar shaqo ugu amba baxay magaaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa intii ay jidka kusii jireen waxaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalooyinka Jalam, Burtinle, Xarfo, Bacaadweyn […]

June 30 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wadada Wadnaha ee Muqdisho oo dayactir lagu sameeynayo.Sawiro

Wadada Wadnaha ee Muqdisho oo dayactir lagu sameeynayo.Sawiro

Shacabka magaalada Muqdisho Ayaa si Weyn usoo dhaweeyay i Wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho mudo 26-sano kadib dayactir lagu sameeyo lana saaro Laami Cusub. Waxaa Hada bilowday i Wadada Wadnaha qeybo kamid ah Laami la saaro, waxaana dhismaha laamiga uu ka bilaabanayaa Isgooska Taraboonka ee Degmada Hodan, waxaana la flayaa i dhawaan wadadaasi dhismaheeda lasoo […]

June 30 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dagaal ka dhacay Galgaduud

Dagaal ka dhacay Galgaduud

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda oo taageero ka helaya AMISOM iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Galgaduud, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan khasaaraha ka dhashay dagaalka. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu ka dhacay deegaanka Ceel-Hareeri, halkaasoo ka soo sheegay inay duulaan ku qaadeen Ciidamada huwanta. Saraakiisha ciidanka milateriga […]

June 29 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo Iskuul Cusub ku wareejisay Gudiga Degmada Baxdo.Sawiro

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo Iskuul Cusub ku wareejisay Gudiga Degmada Baxdo.Sawiro

Wasaaradda waxbarashada dawlad goboleedka Galmudug Ayaa gudiga waxbarashada deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud ku wareejisay Iskuul sare oo dhismihiisa la soo gabangabeeyay. Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Galmudug, kormeerayaal ka TIRSAN wasaarada, maamulka deegaanka Baxdo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Ayaa ka qaybgalay munaasabadda wasaaraddu ku wareejinaysay dhismaha Iskuulkan sare oo ay maalgalisay USAID. […]

June 24 2016 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Labo Wasiir oo xilalkii laga qaaday

Labo Wasiir oo xilalkii laga qaaday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray xeer uu ku aqbaley xil ka qaadis uu Ra’iisul Wasaaraha ku sameeyey laba xubnood oo ka tirsanaa Golaha Wasiirada. Xubnaha xilalka laga qaaday ayaa kala ah Marwo Khadra Bashiir Cali oo ahayd Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo Marwo Xaawo Xasan Maxamed oo […]

June 24 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

David Cameron oo iscasilaya ka dib markii UK u codeysay inay ka baxday Midowga Yurub.Video

David Cameron oo iscasilaya ka dib markii UK u codeysay inay ka baxday Midowga Yurub.Video

Ra’iisul wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu iscasilayo bisha October, ka dib markii codbixiyayaasha dalkaasi ay aqlabiyad ugu codeeyeen in ay ka baxaan Midowga Yurub. Mr Cameron ayaa si weyn ugu ololeeyay in Britain ay kasii mid ahaato Midowga Yurub, waxaana uu sheegay in uu ixtiraamayo go’aanka shacabka dalkiisa ee ay ku muujiyeen natiijada […]

June 24 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo dayactirtay Xaruntii hore ee Wasaaradda.Sawiro

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo dayactirtay Xaruntii hore ee Wasaaradda.Sawiro

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aaden Ibraahim Farkeeti ayaa ku guulaystay dib u dhisidii Wasaaradii hore ee Maaliyadda oo ku taalay xaafada Shangaani, Dhismaha Wasaaradda Maaliyadda ayaa maraya heer gaba-gabo ah, waxaan la furayaa bartamaha bisha July. Wasaarada ayaa ka kooban 72 qol iyo dhowr holaal loogu tala galay shirarka. Sidoo kale, Wasaarada […]

June 24 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo arrimo kala duwan looga hadlay

Shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo arrimo kala duwan looga hadlay

Cadaado: Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Galmudug  ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug. Shirkaan manta golaha wasiirada ayaa waxa loga hadalayey dhoor qodob oo ay ka mid ahaayeen Amniga iyo Siyaasada deegaanada dowlad goboleedka Galmudug Kulankan ayaa ugu horeyn warbixin looga dhegeystay wasiirka aminga Galmudug […]

June 24 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

UK oo ka baxday Midowga Yurub.Sawiro

UK oo ka baxday Midowga Yurub.Sawiro

Boqortooyada Dalka Ingiriiska ayaa u codeysay inay ka baxdo kasii mid Ahaanshaha Midawga Yurub iyadoo aftida kadib uu iscaslay Ra.iusulwasaaraha Dalkaas  David Cameron. Natiijooyinka hordhaca ah ee aftidii Britain loo qaaday inay kamid ahaato Midowga Yurub ama ay ka baxdo ayaa waxay muujinaysaa kala qaybsanaan xooggan. Labada dhinac aad ayay isaga ag dhaw yihiin, balse […]

June 24 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news