Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Ciidamo uu wato C/samad Galan oo la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Bari.Sawiro

Ciidamo uu wato C/samad Galan oo la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Bari.Sawiro

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/samad Maxamed Galan iyo ciidamo uu horkacayo ayaa maanta la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Bari, iyadoo ciidankiisa ay aad u hubeysan yihiin. C/samad Galan ayaa horay uga gadooday Puntland, isagoo ku hanjabay inuu xilka ka tuurayo Madaxweyne C/wali Gaas, waxaana la sheegay in in muddo ah uu ciidamo ku […]

June 21 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Gudiga Gob oo soo iibiyay Qalab Muhiim ah oo lagu dhisayo Wadada isku Xiraysa Gaalkacyo iyo Hobyo.Sawiro

Gudiga Gob oo soo iibiyay Qalab Muhiim ah oo lagu dhisayo Wadada isku Xiraysa Gaalkacyo iyo Hobyo.Sawiro

Xafiiska Muqdisho Qaar ka Mida Qalabkii Hawusha Dhismaah Wadada isku Xiraysa Gaalkacyo iyo hobyo lagu sii Dar Dar Galin lahaa oo ay Qalabkaasi soo Gadeen Jaaliyadaha iyo ganacstada Galmudug aya Waxa laga Soo Dajiyay Dakada Magalada Muqdisho Waxana Qalabkan la Soo Dagay Gudiga Gob ee isku Xil Qaamay Dhismaha Wadada isku Xiraysa Gaalkacyo iyo hobyo […]

June 21 2016 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wariye Cabdiraxman Koronto Ka Tagay Shaqada BBC Somali

Wariye Cabdiraxman Koronto Ka Tagay Shaqada BBC Somali

Wariye Cabdiraxman Koronto Ah Wariye Ka Tirsan Laanta BBC Ee Soomaali ayaa maanta iskaka tagay guud ahaan shaqada BBC-da , Wariyaha oo qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook Ku Sheegay In Gabi ahaanba uu shaqada ka tagay balse qoraalka kuma jirin sababta uga tagay shaqada. Qoraalka uu soo dhigay Bartiisa waxa kamid ahaa siddan. Maanta […]

June 21 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

C/raxmaan C/shakuur oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.Sawiro

C/raxmaan C/shakuur oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.Sawiro

C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay Musharaxnimada xilka Madaxweyne ee doorashada sanadkan 2016 dalka ka dhici doonto. Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ay ka soo qaybgaleen Siyaasiyiin, aqoonyahano, dhalinyaro, haween, iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu qabtay Hotel Jazeera Place ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Kamaal […]

June 21 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan Muhiim ah la yeeshay Bulshada Degmada Cadaado.Sawiro

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan Muhiim ah la yeeshay Bulshada Degmada Cadaado.Sawiro

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa  kulan looga hadlayay  hormarinta amniga la qaatay qaybaha kala  duwan bulshada ku nool degmada cadaado ee caasimada ku meel gaarka ah ee Galmudug . Kulankan ayaa waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada sida dhalinyarada,odaaysha dhaqanka , hooyooyinka ,ganacsatada, iyo aqoonyahanada aya doona […]

June 21 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciidamada Amaanka Galmudug oo Howlgallo ka wada Gaalkacyo

Ciidamada Amaanka Galmudug oo Howlgallo ka wada Gaalkacyo

Ciidamada Booliska Dowladda Galmudug ayaa Saaka Howlgalo ka wada Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,iyadoo wadooyinka Magaalada Lagu Arkayo Ciidan Boolis ah oo Baaritaano wada. Ciidamada ayaa Howlgalka ka wada Afarta Xaafadood ee Magaalada Gaalkacyo ay ka kooban tahay dhanka Dowladda Galmudug ay Maamusho. Qorshaha Howlgalka ayaa ah mid Labo Nuuc ah oo kala ah […]

June 20 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wafdi ka socday UN ka

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wafdi ka socday UN ka

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa ku qaabilay xafiiskiisa madaxtoyada, madax ka socota hay’adaha UN kuwaasi oo maanta soo gaaray magaalada Cadaado ee caasimada ku meelgaarka ah ee Galmudug. Wafdigaan oo uu hogaaminyay JOAKIM KLANG oo kamida saraakiisha qaramada Midoobay uga wakiilka ah hirgalinta doorashooyinka heer Federaal ee soomaaliya ayaa ujeedka socdaalkoodu […]

June 20 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wafdiga UNDP oo kulan la yeeshay Maamulka Degmada Cadaado.Sawiro

Wafdiga UNDP oo kulan la yeeshay Maamulka Degmada Cadaado.Sawiro

Wafdi ka socday hay’adda UNDP ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado, waxa ayna kullan muhiim ah la yeesheen Maamulka iyo golaha deegaanka Degmada Cadaado. Wafdigan ayaa waxaa hogaaminay Mr. Philip cooper, Waxa ayna Booqashadoodu ku saabsaneyd si ay ugu kuur galaan Mashaariicdii JPLG ka fuliyeen cadaado 2015/2016. Cadaado ayaa ka mid degmooyinka ugu horeeya Koofurta […]

June 20 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Galmudug oo Ahlusunna ugu baaqay Miiska Wadahadalka.Video

Madaxweynaha Galmudug oo Ahlusunna ugu baaqay Miiska Wadahadalka.Video

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay inay diyaar u yihin wadahadal ay la galaan Maamulka Ahlusuna Waljamaaca Gobollada Dhexe ee diidan inay ka mid noqdaan Dowlad Goboleedka Galmudug. Madaxweynaha Galmudug ayaa sidookale waxa uu ka hadlay waxyaabaha u qabsoomay Maamulka isagoona xusay inay waxyaaba badan ka qabteen arrimaha siyaasadda,dibu heshiisiinta iyo amaanka […]

June 19 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Shaqaalo ka tirsan Maamulka Galmudug oo taabar loo soo xiray.Sawiro

Shaqaalo ka tirsan Maamulka Galmudug oo taabar loo soo xiray.Sawiro

Tababar ay soo qabanqaabisay wasaaradda waxbarashada dawlad goboleedka Galmudug oo socday muddo shan maalmood ah, ayaa waxaa ka faa`iidaystay hawlwadeenadan oo gaaraya 25-Ruux oo ka kala yimid degmooyinka Gaalkacyo, C/waaq, Balanbal, Hobyo iyo deegaano kale ay ku qaadan doonaan macluumaad xirfadooda lagu hormarinayo. Tababarka ayaa waxaa ka qeybgalay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug uu ka […]

June 19 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news