Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo la Kulmay Dhigiisa Dalka Sweden

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo la Kulmay Dhigiisa Dalka  Sweden

Guddoomiyaha aqalka golaha wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo muddooyinkii dambe socdaal ku joogay dalalka Sweden iyo Finland ayaa Jimcihii kulamo la qaatay afhayeenka baarlamaanka Sweden Mr.Tobias Billstrom iyo weliba duqa magaalada Stockholm Mr’s. Karin Wanngard. Kulamadan oo ahaa kuwo gooni gooni ah, ayaa ugu horreyn guddoomiye Cabdiraxmaan […]

June 19 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Galmudug oo soo xuleysa Xildhibaannada Federaalka ee ka imaanaya deegaanadeeda

Galmudug oo soo xuleysa Xildhibaannada Federaalka ee ka imaanaya deegaanadeeda

War-saxaafadeed Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xashi Cbadi ayaa manta Dib ugu soo laabtay Caasimada ku meelgaarka ah ee Galmudug maxadaweynaha ayaa waxaa soo dhaweyay Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casair Qaar kamid ah Golihiisa wasiirada iyo qaybaha Kala duwan ee Bulshada . Madaxweyne kuxigeenka ayaa kawarbixinyay safardii uu ku tagay dalka Kenya iyo […]

June 19 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Duqa Gaalkacyo oo ka jawaabay eedeymo ka yimid Puntland

Duqa Gaalkacyo oo ka jawaabay eedeymo ka yimid Puntland

Duqa Dagmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Bare Oo La Hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay war ka soo baxay Maamulka Waqooyiga Magalada Gaalkacyo kaasi oo ahaa in dilalka ka dhaca Waqooyiga Gaalkacyo laga soo Abaabulo Dhinac Galmudug. Xirsi ayaa sheegay in arintaasi ku tilmaamay hadal aan laga fiirsan isagoona intaasi ku daray in […]

June 18 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Puntland oo 43 ka mid ah Maxaabiista Al-shabaab dil ku xukuntay

Puntland oo 43 ka mid ah Maxaabiista Al-shabaab dil ku xukuntay

Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Maamulka Puntland ayaa la sheegayaa in ay dil toogasho ah ku xukuntay 43 ka mid ah Maxaabiista uu maamulka Puntland ku qabtay dagaalkii dhexmaray Puntland iyo Al-shabaab Bishii March. C/llahi Xirsi Cilmi Cali Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Puntland ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta in Xukunkaasi lagu dhawaaqayo maanta […]

June 18 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baydhaba

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baydhaba

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu tagay guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo. Garoonka magaalada Baydhabo ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay guddoomiyaha mas’uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Baydhabo ku dhaqan. Ammaanka guud ee magaaladaasi ayaa aad loo […]

June 18 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo ku laabtay Magaalada Cadaado

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo ku laabtay Magaalada Cadaado

Madaxweyne ku Xigeenka Dawlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibedisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Cadaado waxaana siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Cadaado ee xarunta ganacsiga Maamulka Galmudug. Soo dhoweynta Madaxweynaha ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirro iyo Xildhibaano ka tirsan Dawladda Galmudug. Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa […]

June 18 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Safiirka Mareykanka

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Safiirka Mareykanka

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleyd oo ku Sugan Magaalada Nairobi Ayaa kulamo Waxa uu la Qaadanayay Bulshada kala Duwan ee Reer Kenya Gaar ahaan kuwa Somliyed iyo Beesha Caalamka, Kulankii ugu Danbeeyay Madaxweyne Cabdi kariin Waxa uu la Kulmay Safiirka Dalka Mareykan ee Somalia Danjire Donald Y. Yamamoto kulankaasi oo looga Hadlay Arimo Badan, Waxyaabaha […]

June 17 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha oo xeer kusoo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka 2016

Madaxweynaha oo xeer kusoo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka 2016

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee sannadka 2016-ka. Guddigan oo ka kooban 22 xubnood ayaa lix ka mid ah ay yihiin haween. Magacyada xubnaha ka mid noqonayaa guddigan ayaa kala ah: 1. Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa 2. Maxamed Jaamac Mursal […]

June 17 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Gen Moorgan oo ka soo dhex Muuqday Puntland.Sawiro

Gen Moorgan oo ka soo dhex Muuqday Puntland.Sawiro

Gen Maxamed Saciid Xirsi Morgan oo caan ka ah Soomaaliya laguna xasuusto dowladii militeriga Soomaaliya aya mar qura lagu dhex arkay magaalada Garoowe, isagoona ka qayb galay furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka Puntland. Morgan ayaa in muddo ah dalka dibadiisa ku sugnaa isagoo xiliyadii kala duwanaa ee Buburka dalka la socday siyaasada dalka balse aan wax xil […]

June 17 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Magacyada Xubnaha Gudiga Saxaafadda oo ay Ansixiyeen Golaha Wasiirada

Magacyada Xubnaha Gudiga Saxaafadda oo ay Ansixiyeen Golaha Wasiirada

Guddiga Saxafadda Soomaaliyeed ee maanta ay Meelmariyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka kooban 9 Xobnood, wuxuuna noqonayaa guddi maareeya arrimaha Saxaafadda, sida uu dhigayo Xeerka Saxaafadda ee uu dhawaan saxiixay Madaxeynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud, Kadib markii ay malmariyeen Goleyaasha Sharci dejinta iyo Fulinta. Magacyada Xubanaha Guddiga ayaa kala ah:- 01.C/qaadir […]

June 17 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news