Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Guddiga Doorashooyinka dalka ee loo gudbiyay Beesha Caalamka

Guddiga Doorashooyinka dalka ee loo gudbiyay Beesha Caalamka

Dowlada Federaalka ah ee Somalia, ayaa xili hore Beesha Caalamka u gudbisay Liiska Guddiga Doorashooyinka dalka. Liiskaani ay Dowlada u gudbisay Beesha Caalamka ayaa ka kooban 22 xubnood oo ay DFS usoo xulatay maamulida hanaanka doorasho ee dalka. Maamulk Goboleedyada ayaa Guddigaan waxaa ugu jira min Labo Xubnood oo ay soo Xusheen Hogaamiyaasha Maamul Goboleedyada […]

June 17 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Obama oo booqday goobtii uu ka dhacay xasuuqii Orlando.Sawiro

Obama oo booqday goobtii uu ka dhacay xasuuqii Orlando.Sawiro

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo magaalada Orlando u tagay in uu la baroor diiqo ehellada dadkii lagu laayay maalmo ka hor halkasi, ayaa sheegay in aanu jawaab u heyn su’aalaha ah waxay u soo laalaabanayaan toogasha wadareedyada gudaha Mareykanka. Obama iyo ku xigeenkiisa Joe Biden, ayaa si gaar ah ula kulmay qaraabada dadkii la laayay […]

June 17 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

ASOJ demands the release of Somali journalist detained in Djibouti

ASOJ demands the release of Somali journalist detained in Djibouti

ASOJ.ORG – Associated somaliska Journalister (ASOJ) fördömer godtyckliga fängslandet AV en somalisk journalist, Roble Mohamed Dirir, as ÄR närvarande i Det okända Gabood Fängelse i Djibouti stad. Roble as arbetar FÖR Horncable TV OCH Editor-in-Chief AV Galmudugnews.com Har suttit i Fängelse i NÄSTAN sex Månader Utan Rättvisa. Myndigheter arresterade Honom kort EFTER hans Ankomst i […]

June 16 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Booliska Dowladda Galmudug ee Gaalkacyo oo xabsiga u taxaabay dad lagu eedeeyay falal Amni darro

Booliska Dowladda Galmudug ee Gaalkacyo oo xabsiga u taxaabay dad lagu eedeeyay falal Amni darro

Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka Galmudug Ayaa Howlgallo ka sameeyay xaafado ka TIRSAN Magaalada Gaalkacyo. Ciidanka Ayaa howlagalka ay sameeyeen ku soo qabtay dad lagu eedeeyay Falal amni Darro. Taliyaha Saldhigga Booliska Degmada Galkacyo Cali Diini Ayaa sheegay i howlgalkani yahay mitten lagu xaqiijinayo amaanka Magaalada Galkacyo isagoona xusay i ay xabsiga dhigeen dad lagu eedeeyay […]

June 16 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Roobab ka da’aya Magaalada Muqdisho.Sawiro

Roobab ka da’aya Magaalada Muqdisho.Sawiro

Magaalada Muqdisho abaare Salaadii subax ee saakay waxaa ka bilowday roob ay dadka ku qabowsadeen, inkastoo ay jiraan dad säkerhetskod uu roobka u billowday illaa Hadda uu ku dul da’ayo. Roobkan Ayaa Biyo dhigay waddooyinka UGU waaweyn ee magaalada Muqdisho, waxaana dadku qaarkood yihiin kuwo Weli aan bannaanka u bixin. Barakacayaasha ku Nool magaalada Muqdisho […]

June 16 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Suldaanka Beesha Sacad oo ka digay Siyaasiyiinta isku magacaabay badbaadada Galmudug

Suldaanka Beesha Sacad oo ka digay Siyaasiyiinta isku magacaabay badbaadada Galmudug

Xilli Dhawaan Magalada Muqdisho lagu aas asay gudiga la magac Baxay Gudiga bad badada Galmudug isalmrkana ay sameysteen Siyaasiin iyo Xildhibaan ka soo jeeda Deegnada Galmudug si ay ugu gaaraan Hamigooda Siyaasadeed kuna qal qalgaliyaan jirtaanka Dowlada Galmudug ayaa haddane waxaa arimahaasi si kulul uga hadlay qaar ka mid ah slaadiinta reer Galmudug, Suldaan Cabdi […]

June 14 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Puntland oo ka feejigan Weeraro Al Shabaab

Puntland oo ka feejigan Weeraro Al Shabaab

Wasaarada amniga maamulka Puntland ayaa fartay laamaha ammaanka maamulka puntland in ay adkeeyaan amniga deegaanada maamulka puntland. Wasiirka wasaarada amniga maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidanka ammaanka puntland looga baahanyahay in ay gacanta kusoo dhigeen cid kaste oo amniga qalqal galinkarta. Wasiir Qarjab ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in ciidamada Puntland ay heegan ugu jiraan […]

June 14 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Garoonka Diraadaha Muqdisho oo lagu qabtay Diyaarad siday Raashiin Dhacay

Garoonka Diraadaha Muqdisho oo lagu qabtay Diyaarad siday Raashiin Dhacay

wararka inaga soo gaaraya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada amaanka ay gacanta ku dhigeen Diyaarad la sheegay in ay siday raashiin dhacay. Diyaarada sida Raashin dhacay ama xiligiisii isticmaalka dhaafay ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho. Wararka qaar ayaa sheegaya in diyaaradaan Raashinka ay u siday degmada […]

June 14 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaaray Guriceel

Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaaray Guriceel

Wararka ka imaanaya Degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud waxa ay sheegayaan in halkaas maanta ay gaareen ciidamo fara badan oo ka socda dowladda Itoobiya. Ciidanka oo wata gaadidka dagaalka isla markaana dhinaca hawada ay ka bara-taarayaan diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Helekobtariska ayaa gudaha u galay magaalada Guriceel, sidda ay dadka goobjoogayaasha ku warramayaan. Ciidamadan […]

June 14 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasiiradda Jubbaland oo la dhaariyay

Wasiiradda Jubbaland oo la dhaariyay

agaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose waxaa maanta oo Talaado ah lagu dhaariyey golaha wasiiradda cusub ee dowldda Jubbaland. Waxaa kaloo la dhaariyey madaxweyne ku xigeenada. Guddoomiyaha baarlamaanka dowladda Jubbaland Sheekh Cabdi Cabdiraxmaan aya dhaariyay xubnaha golaha wasiiradda cusub, ayaa sheegay in shaqooyin adag ay hor yaalaan loogana baahan yahay in ay sidda loo […]

June 14 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news