Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Dagaal dhexmaray Wadamada Itoobiya iyo Eratria

Dagaal dhexmaray Wadamada Itoobiya iyo Eratria

Dagaal xoogan, Ayaa Labada dal maalintii Axada ku dhex Maray deegaanada ay ku muransan yihiin Labada dhinac, ee ku yaala xuduuda ay wadaagan.Inkastoo aan la ogayn waxa dhaliyay Isku dhacaan, Ayaa waxaa hadana la soo sheegaya i Labada dhinac ay hubka waawayn isu adeegsadeen dagaalka. Dadka ku dhaqan Degmada Tserona ee Waqooyiga Itoobiya, Ayaa Warbaahinta […]

June 13 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Maamulka Degmada Gaalkacyo oo kormeeray Afar Kaam

Maamulka Degmada Gaalkacyo oo kormeeray Afar Kaam

Masuuliyiintaan Kasocotay Maamulka Magaalada Gaalkacyo Waxaa kamid Ahaa Kamaamkii Ay Maanta Kormeerka Ku Sameyeen Carafada.Hiraan Xasandhudi iyo Khoraxeey Halkaa Oo Ay Ku Noolyahiin Qoysaas Kal Hore Kasoo Hayamay Gobolada Dalka Isla Markaana Soo Maciin Biday Noolaal Ka Badalan Midii Ay Ku Nolayeen Mid Kabadalan. Duqa Gaalkacyo Xirsi Yusuf Barre Ayaa Xog Wareysi Ku Adan Noolasha […]

June 13 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Gudoomiye Cusub oo loo magacaabay Degmada Buuloburte

Gudoomiye Cusub oo loo magacaabay Degmada Buuloburte

Mas’uuliyiin ka TIRSAN Maamulka heer Gobol Ayaa u jooga degmada Buula-burte XIL wareejinta maamulkii hore ee degmada, kaddib MarkII Dowladda federaalka Soomaaliya maamul cusub u soo magacaawday. Guddoomiyaha cusub ee degmada Buula-burte Ayaa noqonaya Xassan Nuur Maxamed oo Badali doona guddoomiyihii hore C / siis Duuroow oo warar soo baxaya sheegayaan i uu wali ka […]

June 13 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Dalka Angola oo Warqadaha anqoosiga ka gudoomay Danjiraha Soomaaliya

Madaxweynaha Dalka Angola oo Warqadaha anqoosiga ka gudoomay Danjiraha Soomaaliya

Madaxweynaha Dalka Angola, José Eduardo dos Santos, ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Soomaali Mudane Jamaal Maxamed Barroow ahna Danjiraha Soomaaliya ee dalalka Koonfur Afrika. Madaxweynaha Dalka Angola, ayaa Mudane Jamaal Barroow ka guddoomay dhambaal Salaan ah oo uu uga Siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud. Danjir Jamaal Maxamed Barroow ayaa kulan […]

June 13 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Israsaaseyn duuleedka Cadaado ku dhexmaray Ciidamo

Israsaaseyn duuleedka Cadaado ku dhexmaray Ciidamo

Taliyaha Booliska Degmada Cadaado ee Maamulka Galmudug G/Dhexe Xuseen Cumar Mu’min oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay israsaaseyn maanta Duuleedka Cadaado ku dhexmaray laba Ciidan. Taliyaha ayaa sheegay in dagaalka uu dhexmaray Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya iyo Galmudug isagoona xusay in dagaalka uusan ahayn mid siyaasaseed balse uu ka dhashay muran soo kala […]

June 12 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Faarax Cabdulqaadir oo Dacwad ka gudbiyay Hay’ad magiciisa ku kireysay Markab

Faarax Cabdulqaadir oo Dacwad ka gudbiyay Hay’ad magiciisa ku kireysay Markab

Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdqaadir oo ka TIRSAN xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed Ayaa dacwad u gudbiyay xeer ilaalinta qaranka kadib MarkII markab kaalmo sidan lagu soo Raray magaciisa oo VARIT abuur ah. Xog ay heshay Wakaaladda Wararka ee Sonna Ayaa lagu ogaaday jag uu jiro qorshe siyaasadaysan oo aan la ogayn sababta ka dambaysa, kaasoo laga VARIT […]

June 11 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dagaal Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab ku dhexmaray Tiyeegloow

Dagaal Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab ku dhexmaray Tiyeegloow

Iyadoo Shalay Dagaal cULus galinkii Dambe uu ka dhacay Duleedka Degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool islamarkaa u dhexeeya Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo Al-Shabaab Ayaa waxaa Dagaalkaasi ka hadlay Maamulka Degmada Tiyeegloow. Guddoomiyaha Degmada Tiyeegloow Maxamed Cabdi Xasan Ayaa KNN u sheegay i Dagaalkii ka dhacay Duleedka Degmada ay ku dileen 30 Dagaalame oo ka TIRSAN […]

June 10 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha oo ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Halgan

Madaxweynaha oo ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Halgan

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidammada Ethiopia ee qeybta ka ah Hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOMee sida uu sheegay maanta si geesinimo leh isaga caabiyey xoogaga Al Shabaab oo weerar ku soo qaadey fariisimada ciidanka ee […]

June 9 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Aqriso Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynimo ee Soomaaliya

Aqriso Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynimo ee Soomaaliya

Tan iyo markii la galay sanadkan aynu ku jirno ee 2016, waxaa isa soo tarayo musharaxiinta raba in aay u tartamaan jagada ugu sarreeysa JFS oo ah xilka Madaxweyne. Musharaxiinta ilaa hada is shaaciyay ayaa kor udhaafaya 15-MUSHARAX waxaasa jira xubno kale oo la dhihi karo waxaa ay ku dhaw yihiin qabashada xilka loo tartami […]

June 9 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Yuusuf Garaad oo loo magacaabay Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay

Yuusuf Garaad oo loo magacaabay Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay

Dowladda Soomaaliya Ayaa madaxii hore ee Laanta Afka Soomaaliga Idaacadda BBC da Yusuf Garaad Cumar u magacowday i uu noqdo Madaxa joogtada ah ee Ergada Soomaaliya ee Xarunta Qarammada Midoobay ee New York. Yuusuf Garaad Cumar oo Hadda jooga magaalada Muqdisho muddooyinkii u dambeeyeyna ahaa la taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha warbaahinta Ayaa magacaabistiisan u […]

June 9 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news