Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Dhageyso;-Sawirro;-Odayasha iyo Waxgaradka Gobolka Mudug oo Edeyn Kulal ujeediyay Gudiga Abaraha Galmudug.

Dhageyso;-Sawirro;-Odayasha iyo Waxgaradka Gobolka Mudug oo Edeyn Kulal ujeediyay Gudiga Abaraha Galmudug.

Kulankaan oo ahaa mid ka dhacay Magaallada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug waxaana yeeshay Odayaal .   Nabadoono Iyo Culaamaa’udiin Iyo Indheergaradkale Oo Kasoo Jeeda bari Gobolka Mudug wax auna Eedeeyeen ugu jediyeen Gudiga Abaaraha   Galmudug kuwaas oo ay ku Edeyeen in aysan in ay masuq masuqeen Lacagtii logu talagay Dadka Abartu Sameysay ee […]

February 17 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo oo bilowday.Sawiro

Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo oo bilowday.Sawiro

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo waxaa la geeyay Qalab Cusub kaasi oo loogu tala galay in lagu dayactiro. Qalabkaasi waxaa  geeyay Ganacsato reer Galmudug ah iyo Dadka deegaanka waxaa lagu kordhiyay qalab halkaasi yaalay oo garoonka Lagu dayactirayo. Qalabkan ayaa si gooni ah waxaa loogu dayactiro doonaa ( Rain Way ) ama jidka ay ku soconeyso […]

February 17 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dowladda Kuwait oo gargaar u soo dirtay Dadka Soomaaliyeed.Sawiro

Dowladda Kuwait oo gargaar u soo dirtay Dadka Soomaaliyeed.Sawiro

Dowlada Kuwait ayaa noqotay dowladii ugu horeysay Carabta ee gargaar u soo dirtay dadka abaaruhu ku saameeyeen qeybo ka mid ah Soomaaliya.Garoonka dayuuradaha magaalada Kuwait city ayaa waxaa maanta ka soo duushay dayuurad sida qeybtii ugu horeysay gargaarka dowlada ugu Kuwait ugu talo gashay dadka ku tabaaleysan Somalia. Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo saxaafadda kula […]

February 17 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Magacaabay Xilal Muhiim ah.

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Magacaabay Xilal Muhiim ah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa magacaabay xilalkii ugu horeeyay, oo ku aadan Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia. 1-Madaxweynaha, ayaa qoraal ku magacaabay Danjire Cali Saciid Fiqi in uu noqdo Agaasimaha Madaxtooyada Somaliya. 2-Madaxweynaha Somaliya, ayaa Xuseen Macalin Maxamuud u magacaabay La taliyaha ammaanka ee Madaxweynaha. 3-Madaxweynaha, ayaa qoraalkan ku magacaabay Siyaad Maxamuud […]

February 16 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Roobabkii ugu horeeyay oo ka da’ay deegaano ka tirsan Gobolka Mudug.

Roobabkii ugu horeeyay oo ka da’ay deegaano ka tirsan Gobolka Mudug.

Roobab lagu diirsaday ayaa maanta ka da’ay deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug gaar ahaan xeebaha bari ee Gobolkaasi. Deegaannada uu Roobkan ka da’ay ayaa waxaa ka mid ah Deegaanka Budbud,Iidaan,iyo qaar kale. Roobka ayaa ku soo aaday xili abaaro baahsan iyo biyo la’aani ay ka jirto Dhamaan Deegaanada Soomaalidu ay dagto.

February 16 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Galmudug oo soo gaaray Gaalkacyo.Sawiro

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Galmudug oo soo gaaray Gaalkacyo.Sawiro

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Galmudug Axmed Mire ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Wafdiga ayaa garoonka diyaaradaha waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyin ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug.

February 15 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug iyo gudiga abaaraha Galmudug oo lagu wareejiyay deeq lacageed oo dhan 150 kun oo Doollar.

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug iyo gudiga abaaraha Galmudug oo lagu wareejiyay deeq lacageed oo dhan 150 kun oo Doollar.

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo gudiga abaaraha Galmudug oo lagu wareejiyay deeq lacageed oo gaaraysa 150 kun oo Doollar.

February 14 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Golaha Wakiilada Soomaaliland oo Ansixisay Heshiiskii Imaaraadka Carabta kaasi oo u ogolaanaya inay saldhig Milatari ka dhistaan Soomaaliland.

Golaha Wakiilada Soomaaliland oo Ansixisay Heshiiskii Imaaraadka Carabta kaasi oo u ogolaanaya inay saldhig Milatari ka dhistaan Soomaaliland.

Xildhibaanada labada Gole ee Somaliland ayaa maanta cod Aqlibiyad leh ku ansixiyay heshiiskii Saldhiga Milatari ee Somaliland ay la gashay Imaaraadka carabta. Xildhibaanada Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Hargeysa ayaa tilaabadaan qaaday, waxaana goobta joogay Madax sar sare oo ka tirsan Xukuumadda Soomaliland. Heshiiskaan ayaa ah Mid ay dowladda Imaaraadka ay doonayso in […]

February 12 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynihii hore oo Madaxtooyada ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.Sawiro

Madaxweynihii hore oo Madaxtooyada ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.Sawiro

Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa kulankii Villa Somalia ku dhexmaray Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxwaynaha Farmaajo ayaa gaaray Xarunta Villa Somalia iyadoo aan loo xirin wax wado ah, waxaana xiliga uu wadada Makka Al-mukarama maraayay garab socday gaadiidka shacabka oo aan la dareensiinin […]

February 12 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Madaxda Maamul Goboleedyada.

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Madaxda Maamul Goboleedyada.

Madaxweynaha cusub ee dalka Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxda maamul goboleedyada.   Kulanka waxaa kaliya ka maqnaa madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, kaasi oo ka maqnaa doorashadii magaalada ka dhacday. Kulanka Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa ahaa mid diirada lagu saaray arimaha amaanka iyo wadashaqeynta madaxweynaha cusub […]

February 11 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news