Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Ahlusunna oo sheegay inay ka mid noqon doonaan Dowladda Cusub ee Soomaaliya.

Ahlusunna oo sheegay inay ka mid noqon doonaan Dowladda Cusub ee Soomaaliya.

Maamulka Ahlu sunna ee gobolada dhexe ayaa si cad u sheegay in ciidamadooda ay kamid noqonayaan ciidamada dowladda cusub ee Soomaaliya. Masuuliyiinta Ahlu sunna ayaa sheegay inay taageersan yihiin madaxweynaha cusub ee Soomaaliya loo doortay, waxayna sheegeen inay si dhow ula shaqeyn doonaan. Xoghayaha Gaashaandhiga Ahlusunna Sheekh Isxaaq Xuseen Mursal, ayaa sheegay inay diyaar u […]

February 11 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Baanaanbax uu soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay.Sawiro

Baanaanbax uu soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay.Sawiro

Barxada weyn ee daljirka daahsoon waxaa maanta ka dhacay banaanbax xoogan oo lagu soo dhaweynaayo madaxweynaha cusub ee soomaliya maxamad c/llahi farmaajo. Dibad-baxaan waxaa soo qaban qaabiyay maamulka gobolka banaadir iyadoona ay ka soo qeyb galeen boqolaal ruux oo isaga kala yimid dhamaan dagmooyinka gobolka banaadir. Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka banaadir ayaa shacabka kala […]

February 11 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo sheegay arrin ay ku farxeen shacabka Soomaaliyeed.

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo sheegay arrin ay ku farxeen shacabka Soomaaliyeed.

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka mid ah Saraakiisha ugu caansan Al-Shabaab ayaa laga soo xigtay in uu isku dhiibi doono dowladda cusub ee uu hoggaaminayo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Ilo ku dhow Mukhtaar Roobow ayaa waxay sheegayaan inuu hadda go’aan ku gaarey inuu isku dhiibo dowladda Farmaajo. Waxaa laga soo xigtay Roobow sidoo kale […]

February 10 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Faallo Somaliya:Waxeey geleeysaa Marxalad Cusub.

Faallo Somaliya:Waxeey geleeysaa Marxalad Cusub.

Inta aanan u galin dulucda Faallada Maanta bal marka hore, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa Nin ceynkee ah? Maxamed Cabdullaahi farmaajo,waxa uu ku dhashay Muqdisgo sanadkii 1962-dii , dugsigiisa hoose dhexe iyo sare ku qaatay Muqdisho, wuxuu shahaadada B.A iyo M.A ka qaatay Jaamacadda New York ee ku taalla Buffalo sanadihii 1997-kii iyo 2000-kii. Farmaajo, waxa, […]

February 9 2017 | Posted in maqaalo, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya waxaa loo doortay Farmaajo.

Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya waxaa loo doortay Farmaajo.

Doorashadii Madaxtinmo ee Dalka Soomaaliya oo Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho waxa ku guleeystay Mudane Maxamed C/Laahi Farmaajo kaas oo ka guuleeystay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Doorashadaan ayaa aheyd mid Xaasaasi ah oo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ay ka warsugayeen waxana ku guuleeystay Mudane Maxamed C/Laahi Farmaajo,isgoona loo dhaariyay Madaxweynaha Soomaaliya. Goobta […]

February 8 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta.Sawiro

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta.Sawiro

Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka Imaaraatka Carabta Mudane Mohamed Ahmed al Othman, kulankan ayaa ka dhacay safaaradda imaaraatku ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Kulankaan ayaa labada dhinac uga wada hadleen sidii  Dowladda imaaraatka carabta uga qeyb qaadan laheyd mashaariicda hormarineed ka socda deegaanada dowlad goboleedka soomaaliyeed […]

August 7 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo dhagax dhigtay Dugsiga Sare ee Degmada Ceeldibir.Sawiro

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo dhagax dhigtay Dugsiga Sare ee Degmada Ceeldibir.Sawiro

Munaasabada dhagax dhiga xarunta dugsiga sare ee lagu wado inuu yeesho  deegaanka ceeldibir ee bariga gobalka mudug ayaa waxaa ka qeyb galay masuliyiin ka socatay wasaarada waxbarashada iyo kuwa maamulka Gobalka mudug ee Dowlad gobaleedka soomaaliyeed ee Galmdug xubo ka socaday maamulka iyo waxgaradka deegaankaasi Gudoomiyaha Deegaanka Ceeldibir C/raxmaan sheikh xasan oo ugu horeeyn ka […]

August 6 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Degmada Bitaale ee gobalka Mudug oo yeelatay maamul cusub.Sawiro

Degmada Bitaale ee gobalka Mudug oo yeelatay maamul cusub.Sawiro

Masuuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedka Galmudug ayaa degaanka Bitaale uga qeyb galay maamul cusub oo loo dhisay Bitaale. Degaanka Bitaale ayaa gobalka Mudug kaga yaalla dhanka waqooyi bari wuxuuna magaalada Gaalkacyo u jiraa qiyaas dhan 50KM. Dadka degaanka ayaa iska soo xulay gole degaan kuwaasoo ugu dambeyn halkaa ku doortay guddoomiye, ku xigeenkiisa iyo xoghayaha […]

August 4 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dufcadii ugu horeeysay oo ka qalinjabisay Dugsiga Sare Jeneraal Ceydiid ee Degmada Galinsoor.Sawiro

Dufcadii ugu horeeysay oo ka qalinjabisay Dugsiga Sare Jeneraal Ceydiid ee Degmada Galinsoor.Sawiro

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay ay ku qalinjabiyeen arday kor u dhaafaysa 30 ayaa galabta lagu qabtay dugsiga sare ee jeneraal Ceydiid ee Magaalada Galinsoor ee gobolka Galgaduud. Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimaha waaxda tayeyta manaahijta iyo imtixaanada wasaaradda Waxbarashda Galmudug C/casiis Axmed Bulxan, Gudoomiyhii hore Barlamaankii Ex Galmudug Xasan Maxamuud […]

August 4 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Musharrax Faroole oo beeniyay in uu dalbaday Ciidamo AMISOM ah

Musharrax Faroole oo beeniyay in uu dalbaday Ciidamo AMISOM ah

Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland, C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole),isla markaana kamid ah musharaxiinta shaaciyay in ay u tartamayaa xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya ayaa ka hadlay wararka sheegaya in shaqsi ahaantiisa uu Taliska AMISOM weydiistay ciidamo gaar ah oo ilaaliya amnigiisa inta ay socto doorashada Somalia. Faroole waxa uu sheegay in inta badan Warbaahinta ku hadasha […]

August 4 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news