Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Xaaladda Caafimaad ee Madaxweynaha Galmudug oo aad u wanaagsan

Xaaladda Caafimaad ee Madaxweynaha Galmudug oo aad u wanaagsan

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamuud Aadan Cusmaan ayaa cadeeyay in xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuled ay aad u wanaagsan tahay ka dib qalliin lagu guuleystay oo looga sameeyay dhinaca wadnaha. Wasiirku waxa uu xaqiijiyay in madaxweynuhu uu xalay casho sharaf u sameeyay […]

August 4 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasiirka Gaashaandhiga oo Ciidamo tababar ugu soo xiray Caabudwaaq.Sawiro

Wasiirka Gaashaandhiga oo Ciidamo tababar ugu soo xiray Caabudwaaq.Sawiro

Wasiirka Gaashaandhigga Jen. Cabdulqaadir Shiikh Cali Diini oo ay Weheliaan Taliyaha NISA Qaybta Galmudug Saadaq Cumar Xasan, Taliyaha Booliska Axmed Maxamed Raage iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga ee qaybta 21.aad ayaa maanta u soo xiray tababar soconayay muddo Sadex bilood ah Ciidamo gaaraya 114 oo ka tirsan Qaybta NISA ee Degmada Caabudwaaq. Taliyaha Ciidamada […]

August 4 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Galmudug oo caawa casho sharaf usameyay Dr Ramakanta Panda oo Digtoorkii ku howlana xaladiisa.Sawiro

Madaxweynaha Galmudug oo caawa casho sharaf usameyay Dr Ramakanta Panda oo Digtoorkii ku howlana xaladiisa.Sawiro

Madaxweynaha Galmudug cabdikariin xuseen guuleed oo dhawan qaliin xaga wadanaha loogu sameyay dalka india ayaa mudda kadib ka so hormuuqday warbaahinta kadib markii Dr Ramakanta Panda oo ah dhaqtarkii fuliyaya qaliinka madaxweynaha uu sheegay in xaaladiisa cafimaad ay tahay mid wanasagan isalmrkana uu howlihiii shaqa uu sii wadan karo.   Madaxweynaha ugu mahadceliyay Dr. Ramakanta […]

August 3 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Shirka Madasha wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmay.Sawiro

Shirka Madasha wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmay.Sawiro

Waxaa Magaalada Muqdisho si rasmi ah kaga furmay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federalka Somaliya iyo kuwa Maamul Goboledyada dalka ka jira. Shirkaan ayaa looga hadlayaa arimo badan oo ku aadan xaalada dalka, haba ugu cuslaatee arimaha ku aadan Doorashooyinka. Qodobada hor yaala Madaxda ee maanta Shirka ay uga hadli doonaan […]

August 3 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciyaartoyda Galmudug oo Cadaado ku laabtay.Sawiro

Ciyaartoyda Galmudug oo Cadaado ku laabtay.Sawiro

Waxaa Maanta Lagu soo Dhaweeyay Magaalada Cadaado ee Xaruunta KMG Galmudug,Xulka oo Maanta kasoo Baxay Dhanka Magaalada Muqdisho Waxaa Garoonka ku soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir, Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Ayaa Goobta Soo Dhaweynta Hambalyo ugu Diray Ciyaaryahanada Waxana uu ku Amaanay Qaabka Asluubta leh ay Koobka uga Qeeb Qaateen, Waxa […]

August 3 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Maamulka Galmudug oo ka hadlay Dagaal Beeleed ka dhacay Gobolka Galgaduud

Maamulka Galmudug oo ka hadlay Dagaal Beeleed ka dhacay Gobolka Galgaduud

Wasiirka Dib u heshiiinta iyo Arimaha Dastuurka Galmdug Maxamed Aadan socdaal oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay dagaalada beeledyada ka jira qeyba ka mid ah gobolka galgaduud Gaar ahaan deegaano hoos taga dagmada ceelbuur ee Gobolka Galgaduud una dhaxeyay laba beelood oo halkaasi wada daga. Socdaal ayaa waxaa u sheegay […]

July 31 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Xildhibaan u taagan xilka Xildhibaanimo oo la kulmay Waxgaradka Gaalkacyo kana dalbaday in la doorto

Xildhibaan u taagan xilka Xildhibaanimo oo la kulmay Waxgaradka Gaalkacyo kana dalbaday in la doorto

Deeq Warsame Cilmi Deeq Gargareeto oo ah Nin ka soo jeeda Gobolka Mudug si weyna looga yaqaano Gobolka Mudug gaar ahaan Degaanada Galmudug ayaa Gaalkacyo kala kulmay soo dhaweyn ku aadan in Bulshada Reer Gaalkacyo iyo Guud ahaan Bulshada Reer Galmudug ay u baahan yihiin Shaqsi nuuciisa oo kale ah. Mudane Deeq Warsame Cilmi Deeq […]

July 31 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dowladda Turkiga oo beenisay inay aqoonsatay Baasaboorka Somaliland

Dowladda Turkiga oo beenisay inay aqoonsatay Baasaboorka Somaliland

Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Magaalada Muqdisho Olgan Olgan Bekar, ayaa beeniyay in Dowladda Turkiga ay aqoonsatay Baasaboorka Somaliland. Shir jaraa’id uu ku qabtay Xarunta Safaarada ee Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay inaysan jirin meel Dowladda Turkiga ay ku aqoonsatay Baasaboor Somaliland ay leedahay.  “Ma aqbalin Baasaboorkooda, mana aqoonsan wax xiriir ah lama lahan arrintaas, […]

July 30 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Suldaan Qaamuus oo fariin u diray Maamullada Galmudug iyo Ahlusunna.Dhageyso

Suldaan Qaamuus oo fariin u diray Maamullada Galmudug iyo Ahlusunna.Dhageyso

Suldaan Cabdi Gorad Qaamuus oo ka mid ah Waxgaradka Galmudug ayaa isagoo ku sugan Magaalada Gaalkacyo waxa uu fariin muhiin ah udiray masuuliyiinta Maamullada Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca ee khilaafku ka dhexeeyo.  

July 29 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha: “Ciyaaraha waxay gacan ka geystaan dib u heshiisiinta iyo is-dhexgalka bulshada’’

Madaxweynaha: “Ciyaaraha waxay gacan ka geystaan dib u heshiisiinta iyo is-dhexgalka bulshada’’

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in qabsoomidda cayaarihii dowlad goboleedyada ee dhowaan lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ay muujinayaan horumarka laga gaarey dib u heshiisiinta, nabadda iyo is-dhexgalka bulshada.   Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay xaflad casho sharaf ah oo xalay xarunta gobolka Banaadir loogu sameeyay dhammaan cayaartoydii ka qeybgashey […]

July 28 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news