Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

DHAGEYSO;- Maamulka iyo Dadka Degaanka Wisil oo Halkaasi ka Wadda Qorshayal Lagu Hormarinayo Magalada

DHAGEYSO;- Maamulka iyo Dadka Degaanka Wisil oo Halkaasi ka Wadda Qorshayal Lagu Hormarinayo Magalada

Degaanka Wisil oo 200 kiillo Mitir Dhanka Bari Kaga Beegan Magalada Gaalkacyo EE Gobolka Mudug ayaa Wxaa Xiligan ka Socoda Howlgalo Lagu Hormarinaayo Degaanka   waxaana hada Halkaasi ka Socoda Howlgalo Burbrinaayo Goobaha Sida Sharci Darda ah Loga Dhistay Maglada iyo Wadooyin Mhiim ah oo Halkaasi laga Hirgalinaayo Kuwaas oo ay iska Ka Shadeen Mamulka […]

July 28 2016 | Posted in maqaalo, Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Ra’iisulwasaaraha oo Maxamed Aadan Jimcaale u magacaabay Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha.Aqriso

Ra’iisulwasaaraha oo Maxamed Aadan Jimcaale u magacaabay Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha.Aqriso

R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa u magacaabay Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) Taliyaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowlada soomaaliya.

July 27 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Mudane ka tirsanaa Baarlamaankii KMG ahaa oo fuliyay weerarkii Muqdisho

Mudane ka tirsanaa Baarlamaankii KMG ahaa oo fuliyay weerarkii Muqdisho

Idacadda Andalus ee ku hadasha afka Al-shabaab ayaa Xalay baahisay codadka raggii fuliyay weerarkii Shalay ka dhacay xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho. Saalax Badbaado oo horey uga tirsanaan jiray barlamaankii kumeel gaarka ahaa ee xilligii dowladdii Sheikh Shariif ayey sheegeen Shabaab inuu Fuliyay mid kamida weeraraadaas oo ay Alshabaab ugu yeeraan camaliyaatkii laguna beegsaday saldhigga Ciidanka AMISOM ee […]

July 27 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Casharka 1 Kitaabka Minhaajka.Dhageyso

Casharka 1 Kitaabka Minhaajka.Dhageyso

Waxaa halkaan idinkugu soo gudbineynaa Kitaab Fiqhi ah oo lagu magacaabo “Minhaaj”Insha’alaahu waxaad ka heli doontaan Culuum Diini ah oo aad Muhiim u ah. Kitaabkan waxaa iska leh Sheekh Yaxye Bibu Sharaf Al Nawawi, waxaana aqrinaya Sheekh Maxamed Cali. Halkaan hoose ka dhageyso Casharka 1 aad ee kitaabu Dahaara. nagala soo xiirar kitaabkaminhaajka@gmail.com

July 27 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Dowladda Soomaaliya.Sawiro

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Dowladda Soomaaliya.Sawiro

Wasiiru Dowlaha Wasarada Arimaha Gudaha ee DFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay gaaray magalada cadaado ayaa waxaa ay kulan la qaateen kusmaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka galmudug maxamed cabdi xaashi iyo xubna kala socda labada golle ee dowlada Wasiiru Dowlaha Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Cumar Maxamed Diiriye ayaa Xafladaasi kasoo Jeediyay Qodbad […]

July 26 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo soo gaaray Magaalada Cadaado.Sawiro

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo soo gaaray Magaalada Cadaado.Sawiro

wafdigaan balaaran oo hogaminayo wasiiru dowlaha wasaarada arimaha gudaha dawlada federalka somaliya c/rashiid maxamed xidig oo soogaray magalada cadaado e xrnunta kumel gaarka ee dowlad goboleed galmudug   waftiga wasiirka ayaa waxaa kuwehlinayay xildhibano katirsan dawlada faderalka somaliya waxana garonka diyaradaha ee cadaado international airport kuso dhaweeyay xubno katirsan galmudug mamulka dagmada waxgaradka iyo qaybaha […]

July 26 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasaarada Amniga oo faah faahin ka bixiyay Qaraxii ka dhacay agagaarka Garoonka Muqdisho.Dhageyso

Wasaarada Amniga oo faah faahin ka bixiyay Qaraxii ka dhacay agagaarka Garoonka Muqdisho.Dhageyso

Afhayeenka Wasaarada Amniga Gudaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cabdikaamil Macalin Shukri oo la hadlay Saxaafadda ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qaraxii maanta dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

July 26 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Maamulka Galmudug oo ka Tacsiyeeyay Geeerida Jeneral Cabdiraxmaan Warsame Caare

Maamulka Galmudug oo ka Tacsiyeeyay Geeerida Jeneral Cabdiraxmaan Warsame Caare

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane Xabdikariim Xuseen Guuleed Ayaa tacsi tiiraanyoleh u diray ummadda Soomaaliyeed guud Ahaan, Gaar ahaanna qosyka iyo ehelka uu ka tagey marxuum Jeneraal Cabdiraxmaan Warsame Cilmi (Caare). Madaxweyne Cabdikariim Ayaa tilmaamay i Jeneraal Caare Allaha U naxariistee uu kamid ahaa Saraakiishii sar sare ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), uuna ku […]

July 25 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo u Hambalyeeyay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo u Hambalyeeyay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo manta oo ay taariikhdu tahay 25 ka Luulyo, 2016 lagu caleemo saaray xarunta gobolka Hiiraan ee Baledweyne. Dhambaalkan bogaadinta iyo hambalyada xambaarsan ayuu madaxweynaha Galmudug kasoo diray dalka Hindiya, halkaas oo uu u joogo arimo […]

July 25 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo maanta si rasmi ah loogu caleema saaray magaalada Beled Wayne ee gobolka Hiiraan. “Caleema saarka Ugaas Xasan waa mid muhiim u ah arrimaha dhaqanka iyo dib u heshiisiinta, iyo weliba dadaalka guud ee dib […]

July 25 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news