Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Baarlamaanka Galmudug oo sheegay inay la xisaabtamayaan Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa

Baarlamaanka Galmudug oo sheegay inay la xisaabtamayaan Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa

Gudonka baarlamaanka Galmudug ayaa shaaciyay iney bilaabayaan la xisaabtanka xukuumada Galmudug iyo madaxweynaha maamulkaasi C/kariin Xuseen Guuleed oo dhawaan qaliin wadnaha ah galay. Xareed Cali Xareed, gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in dhawaan ay bilaabayaan iney la xisaabtamaan madaxweynaha Galmudug C.kariin Xuseen Guuleed iyo golaha wasiirada maamulkaasi. […]

July 25 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo ka tacsiyeeyay Geerida Gen Caare oo mudo dheer ay Saaxiib ahaayeen

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo ka tacsiyeeyay Geerida Gen Caare oo mudo dheer ay Saaxiib ahaayeen

Allaha u naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday General C/raxmaan Warsame Cilmi”General Caare” oo ka mid ahaa Saraakiishii Dowladdii Milatariga Soomaaliya. Generalka ayaa la sheegay inuu Mudooyinkaan ku Xanuunsanaa Magaalada Muqdisho islamarkaana ay Tii Alle u timid Maantana uu Geeriyooday. Gen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Madaxweynihii hore ee Galmudug oo la hadley Hobyomeida.com  ayaa waxa uu […]

July 25 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Deeq Warsame Cilmi oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo.Sawiro

Deeq Warsame Cilmi oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo.Sawiro

Magaalada Gaalkayco ee Xaruunta Gobolka Mudug Maanta Waxaa lagu Soo Dhaweeyay Siyaasi Deeq Warsame Cilmi kaasi oo kamid ah Siyaasiyiinta Reer Galmudug, Siyaasiga oo kasoo Dagay Garoonka Diyaaradaha Gaalkayco ee Oshaco Soo Dhaweyntiisa Waxaa ka Qeyb Qaatay Bulshada Qeebahiisa kala Duwan iyo Maamulka Degmada Gaalkayco iyo Masuuliyiin Gobolka Mudug ah, Siyaasi Deeq Warsame Cilmi Ayaa […]

July 25 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka Tacsiyeeyay geeerida Jeneral Caare

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka Tacsiyeeyay geeerida Jeneral Caare

Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed, isaga oo uga tacsiyadeeyey geerida ku timid Jeneraal Cabdiraxmaan Warsame Cilmi (Caarre), oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. “Jeneraal Caare waxa uu ahaa shaqsi naftiisa, waqtigiisa iyo cilmigiisaba u huray sidii loo horumarin lahaa Ciidanka […]

July 24 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka hadlay inqilaabkii fashilmay ee xalay ka dhacay Turkiga

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka hadlay inqilaabkii fashilmay ee xalay ka dhacay Turkiga

Wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo la hadlay Warbaahinta ayaa cambaareeyay inqilaabkii dhicisoobay ee ka dhanka ahaa Dowladda uu hogaamiyo Madaxweynaha Turkiga, Receb Tayib Erdogan. Wasiirka ayaa sheegay in Dowladda Soomaalitya ay garab taagan tahay Dowladda Turkiga iyo shacabkeeda isla markaana ay ka soo horjeedo inqiblaabkii fashilmay ee la doonayay in xukunka looga […]

July 16 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo sheegay inay qabteen Darees Ciidan oo loo waday Al-Shabaab

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo sheegay inay qabteen Darees Ciidan oo loo waday Al-Shabaab

War saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in 14-kii bishan ay qabteen dareys ciidan oo loo waday Al-Shabaab, kaasoo laga soo qaaday magaalada Boosaaso. Galmudug ayaa sheegtay in dareyskan milateri lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, waxaana dareyska ciidan uu gaarayay 200 illaa 250 dareys ciidan oo loo waday Al-Shabaabka ku sugan Xarardheere. Madaxweyne […]

July 16 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Soomaaliya oo cambaareeyay isku daygii afgambigii Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya oo cambaareeyay isku daygii afgambigii Turkiga

Warsaxaafadeed laga soo saaray Madaxtooyada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in aan guuleysan isku daygaas afgambi, isla markaana laga adkaaday kooxdii sharwadayaasha ahaa ee ka dambeeyay, sida lagu yiri war saxaafadeedka. “Waa wax aan la aqbali karin in la bedelo jidka dimoqraadiyada dadka reer Turki, wa anasiib daro kooxo sharwadayaal ka mid ah Ciidamada […]

July 16 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

General Gaafoow oo si buuxda loogu magacaabay Taliyaha Hay’adda nabad sudiga Soomaaliya

General Gaafoow oo si buuxda loogu magacaabay Taliyaha Hay’adda nabad sudiga Soomaaliya

Kulan ay yeesheen golaha wasiirada dowladda Soomaaliya ayey si buuxda ugu magacaabay taliyaha Hay’adda nabad suggidda General Cabdulaahi Gaafoow oo horay u ahaa taliyaha ku meel gaarka ah ee Hay’adda Nabad suggida iyo sirdoonka qaranka. Kulanka golaha wasiirada ayaa sidoo kale looga hadlay arimo badan oo ka mid yihiin amniga qaranka iyo xaalada dalka uu […]

July 16 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Taliyaha Booliska Gobolka Bari ee Puntland oo ka jawaabay eedeyn uga timid dhigiisa Galmudug

Taliyaha Booliska Gobolka Bari ee Puntland oo ka jawaabay eedeyn uga timid dhigiisa Galmudug

Taliyaha Booliska gobolka Bari C/Xakiim Yuusuf Xuseen ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid dhigiisa Booliska Galmudug, wuxuuna beeniyay in hub iyo walxo qarxa laga soo dejiyo magaalada Boosaaso iyo guud ahaan degaanada Puntland.   Eedeymaha taliyaha Booliska Galmudug ayaa sheegaya in dekedda Boosaaso laga soo jeediyay walxo qarxa, wuxuuna C/Xakiim Yuusuf Xuseen sheegay in ammaanka […]

July 16 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawiradii ugu dambeeyay Afgambigii ka dhacay Turkiga

Daawo Sawiradii ugu dambeeyay Afgambigii ka dhacay Turkiga

Daawo Sawiradii ugu dambeeyay Afgambigii ka dhacay Wadanka Turkiga.

July 15 2016 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news