Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Galmudug oo Cambaareesay Weerarkii lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya

Galmudug oo Cambaareesay Weerarkii lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya

Madaxweynaha  Dawladda Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa cambaareeyey weerarkii fuleynimada ahaa ee maanta lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho. Madaxweynaha ayaa Tacsi u diray dadkii ku geeriyooday, kuwii ku dhaawacmeyna Alle uga baryey caafimaad deg deg ah. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Dadweynaha iyo Masuuliyiinta Soomaaliyeed ee Nabadda iyo Horumarka jecel in […]

February 21 2014 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news