Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Wasaaradda Sports Ka Galmudug iyo Xidigtii Qaranka Soomaaliya Shukri Dalbas oo Qalab Sporti Gudoonsiiyay Bahda Sportiga Galmudug

Wasaaradda Sports Ka  Galmudug iyo Xidigtii Qaranka Soomaaliya Shukri Dalbas oo Qalab Sporti Gudoonsiiyay Bahda Sportiga Galmudug

Wasaarada Sports Ka Galmudug iyo Xidigtii Qaranka Soomaaiyeed Shukri dhalbas Ayaa Qalab Sports Waxa Ay Gudoon Siiyay Dhalinyaro Kala Duwan oo Ku Kala Sugan Galinsooor , Wasil Bacadweyne ,Bandiiradley Waxaaana Loogu Talagalay Qalabkan in Ay isticmaalaan Dhalinyarada Sportska Galmudug isla Markaana Ay Ka Faaideystaan Qalabkan Dhalinyarada Loo Qaybiyay. Degamada Wasil , Bacadweyne Dhalinyrada Bahda Sportka […]

July 29 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Refugees Compliment of Huge Hacking and Cheating of the Electric city

Refugees Compliment of Huge Hacking and Cheating of the Electric city

The Central Somali Community in India are done major investigation about number of hacking of mails and the Electric city and becoming common all the people even the asylum seekers and Refugees in India. Normally hacking is used forcriminal issues like hacking Bank accounts, and officials website of the particularly government and always between two […]

July 20 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Axmad Shire Wasiir Ku Xigeenkii Hore W Warfaafinta Galmudug”Umada islaamka Ah Waxan Ugu Baqayaa in Ay ka Faaideystaan 10 Ka Danbe ee Bisha Ramadan

Axmad Shire Wasiir Ku Xigeenkii Hore W Warfaafinta Galmudug”Umada islaamka Ah Waxan Ugu Baqayaa in Ay ka Faaideystaan 10 Ka Danbe ee Bisha Ramadan

Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmad Shire oo Ku Sugan Uk Ayaa Waxa uu idaacada Codkamudug Uga Warbixiyay Sida Qaarada Yurub looga Sooman Yahay iyo Farqiga u Dhaxeeyo Somaliya iyo Yurub Waxaana uu Tilmaamay in Saacado Dheeri Ah ay Soomaan Dadka Ku Nool Uk iyo Guud ahaanba Qaarada Yurub […]

July 19 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Waa Magaalo Nuuce ah Gaalkacyo Dhageyso Warbxiin ka Hadlaysa Arintas

Waa Magaalo Nuuce ah Gaalkacyo Dhageyso Warbxiin ka Hadlaysa Arintas

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa ah magaalo inta Badan ay Ka Dhacaan Dhibaatooyin Kala Xiliyada Ay Jiraan Colaadaha Waxaana Arintaa ay Saameyn Wayn ku Yeelataa Horumar Gobalka Mudug iyadoona Xiliyada Coladaha Gaalkacyo ay Caan ku Tahay Dagaalo Goos Goos ah oo Mararka Qaar Aan Dabar Go,in inkastoo Arinta ay Jirto Hadana Abawaanada Gobalka […]

July 10 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawiro: Wasiirka Amniga Dowlada Somaliya oo Maanta la Dhaariyay

Sawiro: Wasiirka Amniga Dowlada Somaliya oo Maanta la Dhaariyay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa kulan deg-deg ah isugu yeeray guddiyada Amniga iyo Siyaasadda ee golaha Wasiirrada, waxaana ay ka hadleen xaaladihii u dambeyay ee dalka iyo go’aamadii uu qaatay Ra’iisul Wasaaruhu ee uu ku magacaabay Wasiirka amniga Qaranka iyo taliyayaasha Ciidamadda Booliska iyo Nabad-sugida. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh […]

July 9 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wararkii Ugu Danbeyay Xarunta Madaxtooyada oo Cawa la Weeraray

Wararkii Ugu Danbeyay Xarunta Madaxtooyada  oo Cawa la Weeraray

wararka idaacada codkamudug ay ka helayso magaalada Muqdisho ee xarunta jamhuuriyada somaliya aya waxa ay shegayan in cawa koox hubaysan ay weerar ku qaadeen xarunta madaxtooyada dowlada somaliya waxaana wararka ay shegayan in gudaha loo galay xarunta madaxtooyada oo ay ku sugnaayeen mas,uuliyin ka tirsan dowlada fadaraalka somaliya . wariyaasha idaacada codkamudug uga soo warama […]

July 8 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wararki Ugu Danbeyay Ciidamada Amison oo ku Sii Jeeda Shabelaha Dhaxe

Wararki Ugu Danbeyay  Ciidamada Amison oo ku Sii Jeeda Shabelaha  Dhaxe

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Jowhar iyo Mahadaay, ciidamo Soomaali ah iyo ciidamo ka socda AMISOM, gaar ahaan dalka Burundi ayaa maalamahan ku qulqulayey Shabeellaha Dhexe. Ujeedka ciidamada dheeraad ah loogu diray Shabeellaha Dhexe, ayaa ah in Dowlada Soomaaliya iyo AMISOM ay Qorsheeyeen weeraro Al-shabaab looga saarayo Degmnooyinka ay weli ka maamulaan Shabeellaha Dhexe. […]

July 5 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Ugandha oo lagu Qab Qabtay Dad Lagu Tuhmayo Argagaxisinimo

Ugandha oo lagu Qab Qabtay Dad Lagu Tuhmayo Argagaxisinimo

Sida laga soo xigtay booliska , labada ruux ee laga shakiyay (oo midkood uu isku ekeysiiyay dumar) ayaa doonayay inay galaan garoonka diyaaradaha ee Entebbe ee dalka Uganda, iyadoo lagu xeray goob ganacsi oo ku taala magaalada Kampala. Patrick Onyango, afhayeenka ciidamada booliska magaalada Kampala ayaa xaqiijiyay wararka ku aadan in la xiray labadaan ruux, […]

July 5 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Alshabaab oo Hub ku Badashay Dad u Afduubnaa+ Warbixin

Alshabaab oo Hub ku Badashay Dad u Afduubnaa+ Warbixin

C/qaadir Siidii oo ah Gduoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose ee Dowlada Fadaraalka Soomaliya ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya ay maraan deegaanada gobolka Shabeelada hoose laakiin Al-shabaab aysan awoodin sida uu hadalka u dhigay inay waxyeeleyaan dadkaasi. Wuxuu sheegay gudoomiyaha gobolka Shabeelada hoose ee Dowlada Soomaaliya in ay ka warhayaan dadka afduuban Al-shabaab,islamarkaana […]

July 4 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Sawiro.Jaamacada Mudug University oo lagu Qabtay Xaflad Lagu Dooranayay Gudoomiyaha Ardayda Jaamacada (MU)

Sawiro.Jaamacada Mudug University oo lagu Qabtay Xaflad Lagu Dooranayay Gudoomiyaha Ardayda Jaamacada (MU)

Xafladan oo Ay ka Soo Qayb Galeen Mas,uuliyiin ka Tirsan Dowlad Gobaleedka Galmudug oo uu ka Mid Ahaa Wasiirka Waxbarashada Dowlada Galmudug Mudane Maxamed C/Qaadir Xaashi (Dholo Dholo) Maayarkii Hore ee Degmada Gaalkacyo Mudane Bile Bashiir Caynab , Mas,uulyin Ka Socday Hay,adaha Taageera Waxbarashada , iyo Sidoo kale Maamulka Jaamacada Mudug University Ayaa Xafladaasi Ardayda […]

June 30 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news