Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Dhagayso:Barnaamijka Tusmada Codkamudug Oo Xiisa Gaar Ah Xambaarsan

Dhagayso:Barnaamijka Tusmada Codkamudug Oo Xiisa Gaar Ah Xambaarsan

Dhagaystayaasha iyo aqristayaasha ku xiran wabsiteka Codkamudug.com waxaan halkaan ugu soo gudbinaynaa barnaamijka tusmada codkamudug oo habeen kasta ka baxa raadiyaha marka laga reebo habeenka jimcaha laguna soo qaado wararkii ugu dambeeyay iyo waraysiyo ku aadan galmudug iyo guud ahaanba soomaaliya SooJeedintii:Mahad Daahir Maxamed [Mahad America] Soosaaristii: Hanad Cabdi Faarax Farsamadii: Maxamed Muxiyadiin [Saxansaxo] HALKAAN […]

February 26 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Akhriso:- Iscasilaadda Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed

Akhriso:- Iscasilaadda Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu Iska casilay Xilka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug. Halkaan Hoose Riix Si Aad u Akhrisato Mr.-Guled.PDF

February 26 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Qaar Ka Mid Ah Xarumaha Waxbarasho Ee Magaalada Gaalkacyo Oo Ka Horyimid Amar Kasoo Baxay Wasaarada Waxbarashada Galmudug

Dhagayso:Qaar Ka Mid Ah Xarumaha Waxbarasho Ee Magaalada Gaalkacyo Oo Ka Horyimid Amar Kasoo Baxay Wasaarada Waxbarashada Galmudug

Ayadoo masuuliyiin ka tirsan wasaarada waxbarashada galmudug gaar ahaan isku duwaha wasaarada waxbaarshada galmudug ee gobalka mudug axmed jaamca qoodeey uu sheegay in ay albaabada u laabeen qaar ka mid ah schoolada ku yaala magaalada gaalkacyo oo lagu eedeeyay in ay hanaanka wasaarada qilaafeen ayaa arintaasi waxaa gaashaanka u daruuray schoolada eedaynta loo jeediyay ee […]

February 22 2017 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

LIVE:- TOOS U DAAWO: Caleemo Saarka Madaxweynaha

LIVE:- TOOS U DAAWO: Caleemo Saarka Madaxweynaha

  HALKAAN HOOSE SI TOOS AH KAGA DAAWO XAFLADA CALEEMO SAARKA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA

February 22 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Maamulka Gobolka Mudug oo Dhaliilay Nidaamka Madaxtooyada Galmudug ay ugu Qeybinayso G/mudug iyo Galguduud..

Dhagayso:Maamulka Gobolka Mudug oo Dhaliilay Nidaamka Madaxtooyada Galmudug ay ugu Qeybinayso G/mudug iyo Galguduud..

Maamulka Gobolka Mudug Ayaa dhaliilay nidaamka madaxtooyada Galmudug Ay ugu Qeybinayso Gobolada Mudug iyo Galguduud deeqda Lacagta ah ee Dhawaan Gudiga Gurmadka federalka Ay Galmudug ku Wareejiyeen Si loo Gaarsiyo Dadka abaaruhu ay Sameyeen.   Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane C/rashiid Xaashi Cartan Ayaa Waraysi uu Siiyay idaacada Codkamudug ee Gaalkacyo uugu Baaqay Madaxtooyada Galmudug inay […]

February 16 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo xilka la wareegay

DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo xilka la wareegay

Madaxweynaha cusub ee Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta oo Khamiis ah 16-ka Bishan February si rasmi ah ula wareegay Xafiiska shaqada Villa Somaliya, kadib maalmo uu ku shaqeynaayay Hotel Jazeera. Xaflad kooban oo ka dhacday Xarunta Villa Somaliya ayaa Madaxweyne Farmaajo xilkaasi uu kula wareegay, kadib markii Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh […]

February 16 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Khasaare ka dhashay Madaafiicda ku soo dhacday Muqdisho “SAWIRRO”

Khasaare ka dhashay Madaafiicda ku soo dhacday Muqdisho “SAWIRRO”

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa khasaaraha ka dhashay tiro Hoobiyeyaal ah oo duhurnimadii maanta ku soo dhacay agagaarka xaafada 15-ka May ee Degmada Warta-nabadda. Dadka reer Muqdisho ayaa tirada Madaafiicdan waxa ay ku sheegeen ilaa 4 xabo, waxaana ay ku kala dhaceen xaafado ka tirsan Gobolka Banaadir. Mid ka mid ah Madaafiicdan oo […]

February 16 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Saraakiisha Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Beeniyay inay Qeyb Ka Yihiin Duulaanka Lagu Qaaday Alshabaab….

Dhagayso:Saraakiisha Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Beeniyay inay Qeyb Ka Yihiin Duulaanka Lagu Qaaday Alshabaab….

xasan faarax kaarshe xasan tima wayne oo Ka Mid ah saraakiisha ciidamada daraawiishta Galmudug ayaa ka hadlay markii ugu horaysay dagaalka maalmihii dambe ka socday deegaano dhaca bariga gobalka mudug kaasi oo u dhexeeyay ciidamad ciidanka galmudug oo gacan ka helaya kuwa dawlada soomaaliya iyo ururka alshabaab   Xasan time wayne ayaa waraysi uu siiyay […]

February 16 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Qaar ka Mid Ah Dhaawacyada Ciidamadii Galmudug ee uu Duqeeyay Maraykanka Ayaa Ku Dayacan Dalka Masar

Dhagayso:Qaar ka Mid Ah Dhaawacyada Ciidamadii Galmudug ee uu Duqeeyay Maraykanka Ayaa Ku Dayacan Dalka Masar

Ciidamadan oo Dhaawac Ahaan Loogu Qaaday Dalka Masar Si Xaaladooda Caafimaad loo Dabiibo Ayaa Xiligan Ku Dayacan Dalkaasi kadib Markii Aysan Helin Adeegyadii Caafimad ee Ay u Baahnaayeen. Qaar Ka Tirsan Ciidamadan oo La Hadlay idaacada Codkamudug ee Gaalkacyo Ka Waramaya Noloshooda. Halkaan Hoose Ka Dhagayso Waraysiga

February 14 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciidanka Galmudug oo Howlgallo ka bilaabay Koonfurta Mudug

Ciidanka Galmudug oo Howlgallo ka bilaabay Koonfurta Mudug

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Howlgal wada jir ah ka bilaabay degaanka Ceel-cabdi oo u dhexeeya Camaara iyo Xarardheere ee Gobolka Mudug.     Hawlgalkan ayaa nuxurkiisu yahay in gacanta Galmudug lagu soo celiyo Qeybo Ka Mid Ah degaanada Mudug iyo Galgaduud oo Al-shabaab ay hadda ku sugan yihiin.     Hawada […]

February 14 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news