Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Gaalkacyo: Waxgarad u Digey Maamulka Puntland

Gaalkacyo: Waxgarad u Digey Maamulka Puntland

Waxgaradka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug qaarkood ayaa uga digey maamulka Puntland iney sii wadaan howlgallada ay ciidamada maamulkaasi iyo kuwo maraykan ah ka sameeyaan Koonfurta magaaladaasi. Nabadoon Cali Diiriye oo kamid ah waxgaradkan ayaa waxa uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in hadda Puntland ay ku xadgudubto deegaannada Galmudug. Waxa […]

July 26 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Barlamaanka Galmudug: Mooshin iyo Mushaar

Barlamaanka Galmudug: Mooshin iyo Mushaar

Qormadaan kooban oo aan ugu magacdaray BARLAMAANKA GALMUDUG: MOOSHIN IYO MUSHAAR, waxaan uga hadli doonaa sida ay ugu wakiilada Galmudug ugu fashilmeen howshii loo igmaday. Waxa ay foodda galiyeen sanadkii saddexaad, 23 bilood ayaa uga hartay muddada xilhayntooda, waxaa laga filayey in ay qabtaan howl badan, balse howlqabadkoodu aad ayuu uga hooseeyaa intii laga filaayey. […]

July 26 2017 | Posted in maqaalo, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DAAWO SAWIRRADA: Lacago badan oo lagu soo bandhigay Baledweyne

DAAWO SAWIRRADA: Lacago badan oo lagu soo bandhigay Baledweyne

Ganacsatada Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan , ayaa soo bandhigay lacagtii Shilin Somaliga ee dhawaan laga joojiyay in laga isticmaalo suuqyadda Magaalada Baledweyne. Kulan ka dhacay Magaalada Baledweyne oo ay ka qeyb galeen Madax ka tirsan maamulka Hirshabeelle sida Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo Wasiiro ayay kusoo bandhigeen lacagahaasi oo ay sheegeen in […]

July 26 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasiir Beyle oo saxiixay lacag gaareysa 1 Milyan

Wasiir Beyle oo saxiixay lacag gaareysa 1 Milyan

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan  xafiiskiisa kula qaatay wafdi ka socday Bankiga Aduunka oo uu hogaaminayay madaxa Bankiga Aduunka u qaabilsan Soomaaliya . Kulankaasi ayaa waxaa diiradda lagu saaray horumarinta hanaanka maamul maaliyeed ee dalka, kor u qaadista taageerada Bankiga Aduunka uu siiyo Soomaaliya iyo sidii deymaha looga cafin lahaa sida […]

July 26 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dowladda oo sheegtay in ay lasoo wareegayso 118 Maxbuus

Dowladda oo sheegtay in ay lasoo wareegayso 118 Maxbuus

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay waddo qorshe ay kula soo wareegayso Maxaabiis ka badan 118 qof oo ku xiran dalka Hindiya. Waxaa uu sheegay in dhawaan dalka India ay gaari doonaan Xeerilaaliyaha Qaranka iyo Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya ay si u soo qaadaan Maxaabiistaasi. Mudane […]

July 26 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirro: Dhisme Cusub oo lagu kordhiyey Madaxtooyada Galmudug

Daawo Sawirro: Dhisme Cusub oo lagu kordhiyey Madaxtooyada Galmudug

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi, Gudoomiyaha Barlamaanka Cali Gacal , masuuliyiin kale, iyo saraakiil ka socday UNDP ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu daahfuraayey dhismayaal cusub oo lagu kordhiyey Madaxtooyada Galmudug magaalada Cadaado.     Dhismahaan ayaa isugu jira xafiisyo, hoolal shirar iyo miqaayad ayaa waxaa maalgaliyey UNDP, waxaana sidoo kale xarunta Madaxtooyada ka socda […]

July 25 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

SAWIRO:Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo Cadaado Ku Qaabilay Wafdi Kasocda Hay,ada UNDP

SAWIRO:Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo Cadaado Ku Qaabilay Wafdi Kasocda Hay,ada UNDP

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug maxamed xashi cabdi ayaa maanta madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Hay’ada UNDP.   Wafdigaan ayaa waxa ay isku jireen kuwo u kuur galaya xalada abaaraha deeganada Galmudug,halka kuwa kalana ay u kuur galayeen Arimaha hormarinta.   Madaxweyne kuxigeenka iyo gudoonka baarlamaanka ayaa kulamo kula qatay madaxtooyada wafdigaan.

July 24 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Ciidamo Gaar ah oo Habeenkii Hawlgalo Ka Fuliya Koonfoorta Gaalkacyo iyo Galmudug oo Si Kulul Uga Hadashay

Dhagayso:Ciidamo Gaar ah oo Habeenkii Hawlgalo Ka Fuliya Koonfoorta Gaalkacyo iyo Galmudug oo Si Kulul Uga Hadashay

Ciidamo Gaar Ah oo Saldhigooda uu yahay Garoonka Diyaaradaha Ee Waqooyiga Gaalkacyo Ayaa Habeenada Qaar Waxa Ay Hawlgalo Ka Sameeyaan Xaafadaha Koonfurta ee Gaalkacyo. Habeen Ka Hor Ayee Ciidamadan Waxa ay Guri Kuyaala Koonfurta Gaalkacyo Kala Baxeen Dad Ganacsato Ah iyagoo La Aaday Saldhiga Ay Ku Leeyihiin Garoonka Diyaaradaha Ee Waqooyiga Gaalkacyo. Ciidamadan Ayaa oo […]

July 24 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciidanka dowladda oo fashiliyay Qarax la dhigay jidka dhinaciisa

Ciidanka dowladda oo fashiliyay Qarax la dhigay jidka dhinaciisa

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta fashiliyay Miino la dhigay Jidka dhinaciisa kaddib markii ay wargelin ka heleen dadka degaanka. Miinada ayaa lagu aasay Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaa degaanka KM13,halkaas oo ay dadweyne iyo Ciidamadaba aad u adeegsadaan. Saraakiisha amaanka ee dowladda ayaa sheegay in dadka degaanka ay ku wargeliyeen Ciidamada amniga […]

July 24 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dowladda Oo Beenisay War Dhowaan Lagu Daabacay Wargeys Laga Leeyahay India

Dowladda Oo Beenisay War Dhowaan Lagu Daabacay Wargeys Laga Leeyahay India

Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa’idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soon baxay 21kii July 2017 oo ay sidoo kale faafisey website-ka www.africaintelligence.com.     Maqaalkan oo ay cinwaan uga dhigeen “Dowladda oo welwel gelisey wadamada Galbeedka” waa mid been-abuur ah oo wararka ay xuseen ee sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha uu […]

July 24 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news