Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

Shabaab oo la sheegay in ay dad ka Afduubteen Hiiraan

Shabaab oo la sheegay in ay dad ka Afduubteen Hiiraan

Wararka ka imaanaya degaanka Far-libaax oo 45-KM dhanka waqooyi uga beegan magaalada Beledweynee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayan Rag ka tirsan Shabaab in halkaasi ay ka geysteen Afduub iyo dil.     Shabaabka ayaa la sheegay in ay weerareen degaanka Far-libaax oo ay ku sugnaayeen Rag la shaqeynayay Hay’adaha Helow Trust iyo CESV, […]

July 21 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Faah faahin Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Sanaag

Faah faahin Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Sanaag

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed, kaasi oo ka dhacay degmada Ceel-afweyne ee gobolka Sanaag, sida ay sheegeen masuuliyiinta gobolka Sanaag.     Dagaalkan oo dib uga soo cusboonaada degmada Ceel-afweyne ee gboolkaasi ayaa bilowday gelinkii dambe ee shalay wuxuuna soo gaaray ilaa xalay, iyada oo […]

July 21 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Kooxo hubaysan oo Sarkaal ka Tirsan Puntland Ku dilay Waqooyiga Gaalkacyo

Kooxo hubaysan oo Sarkaal ka Tirsan Puntland Ku dilay Waqooyiga Gaalkacyo

  Kooxo hubaysan ayaa magaalada Gaalkacyo ku dilay Allaha u naxariistee Marxuum Xassan Cali Geelle oo ka tirsanaa Saraakiisha ciidamada Maamulka Puntland sidoo kalana katirsanaan jiray Saraakiishii dawladii Hore ee Soomaaliya.     Xassan Cali Gelle oo ka tirsanaa ciidamada Puntland ayaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo waxaa ku dilay kooxo madaxa soo duubta xili uu lasocday […]

July 20 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Galmudug Oo Ka Hadashay Dagaalka xeraale iyo Ururka Ahlusuna Oo Wali Sii Wada Dagaalka…

Dhagayso:Galmudug Oo Ka Hadashay Dagaalka xeraale iyo Ururka Ahlusuna Oo Wali Sii Wada Dagaalka…

Inkastoo Dagaalka uu ahaa mid xoogan oo labada dhinac ay isku adeegsadeen Hubka cul culus ayaa waxaa ku geeryootay 7 Qof, halka tiro intaas ka badana ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen dadka degaanka.     Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Dowlada Galmudug ayaa dagaalkan ku eedeeyay Ururka Ahlusuna oo uu sheegay in ay la […]

July 20 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Ganacsatada Gaalkacyo oo Ka Hadashay Diidmada Lacagta Shilinga Somaliga iyo Saameynta…

Dhagayso:Ganacsatada Gaalkacyo oo Ka Hadashay Diidmada Lacagta Shilinga Somaliga iyo Saameynta…

Qaarka Mid Ah Ganacsatada iyo Sarifleyda Gaalkacyo oo La Hadlay idaacada Codkamudug ee Gaalkacyo Ayaa Ka Hadlay Sababaha Keenay in La Joojiyo isticmaalka Lacagta Shilinga Somaliga Taas oo Saameyn Dhanka Nolosha Ah Ku Yeelatay Bulshada Magaalada.     Waxa uu Sheegay in Arintan Ay Timid Markii Magaalada Lasoo Galiyay Lacag Cusub oo Lagu Soo Sameeyay […]

July 20 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciidamada Nabad Suggida Somalia oo qabtay Gaari qaraxyo ay saaran yihiin

Ciidamada Nabad Suggida Somalia oo qabtay Gaari qaraxyo ay saaran yihiin

  Ciidamada Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, kaasi oo lagu qabtay degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho.     Gaarigaan oo noociisa uu yahay midka yar ee raaxada ee loo yaqaan CAMRY, ayaa waxaa ka buuxa waxyaabaha qarxa oo la doonaayay in lagu […]

July 20 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaal Ka Socda Deegaanka Xeraale Ee Galgaduud iyo Dhimashada oo Maraysa..

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaal Ka Socda Deegaanka Xeraale Ee Galgaduud iyo Dhimashada oo Maraysa..

Dagaal u dhaxeeya malleeshiyaad kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna ayaa ka soconaya degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud.     Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkan ku dhintey Seddex qof oo dhinacyada dagaallamaya ah waxaana dagaalkani dagaalkan uu deegaankan ka bilowday maanta oo Khamiis ah duhuradii.     Wararka ayaa sheegaya in degaanka ay maalmo kahor […]

July 20 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DAG DAG:Dagaal hada Kasocda Degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud

DAG DAG:Dagaal hada Kasocda Degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud

  Wararka inagasoo gaaraya degmada xeraale ee gobolka galgaduud ayaa sheegaya in hada degmadaasi uu kasocda dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka iyo ciidamo ka tirsan ururka ahlusuna.   Dadka deegaanka ayaa diiday dalabkaga yimid ururka ahlusuna kaasi oo ah inay taageeraan maamulkooda waxaana taasi ay keentay in Ciidamo ka tirsan ahlusuna ay  weerar kusoo qaadaan […]

July 20 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada Saraakiil ka Tirsana Jubaland oo Shabaab isku Soo Dhibay laguna Soo Bandhigay Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe

Daawo Sawirada Saraakiil ka Tirsana Jubaland oo Shabaab isku Soo Dhibay laguna Soo Bandhigay Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe

Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku soo bandhigay Sarkaal ay ku sheegeen magaciisa Col. Yaasiin  Faarax Fiilo oo ka tirsanaa Saraakiisha Maamulka Jubbaland. Sarkaalkaan ayaa waxaa la socday saddex askari oo la sheegay inay ilaalo u ahaayeen, kuwaasi oo si toos ah ugu biiray Ururka Al Shabaab. Shabaab ayaa sheegay Col. Yaasiin  […]

July 20 2017 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dagaal ka dhacay Saldhiga Booliska Baledweyne

Dagaal ka dhacay Saldhiga Booliska Baledweyne

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa waxa ay sheegayaan in iska horimaad khasaare geystay uu ka dhacay Saldhigga Ciidamada Booliska magaalada Baledweyne. Dagaalkaan ayaa wuxuu ka dambeeyay, kadib markii ciidamo ka tirsan Militariga ay weerar ku qaadeen Saldhiga Booliska oo ay ku sugan yihiin ciidamada Booliska. Dagaalka ciidamada Militariga ay […]

July 20 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news