Dahabshiil-Gif
 
“Author Archive”

DHAGEYSO: Xaalad Adag oo ka taagan Degmada Gelinsoor

DHAGEYSO: Xaalad Adag oo ka taagan Degmada Gelinsoor

  Guddoomiyaha Degmada Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud  ayaa sheegay in Xaalado adag oo dhanka nolosha ah ay weli ka jiraan degmada Gelinsoor.     Guddoomiyaha ayaa sheegay in weli abaar ay ka jirto degmada isla markaana aysan jirin gurmad ay heleen dadka degaanka.     Waxa uu sheegay in marar badan ay la xiriireen dowladda […]

July 19 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Bangiga Aduunka oo Kordhinaya Lacagtii uu Ku Kabi jiray Mushaaraadka Shaqaalaha Dowladda

Bangiga Aduunka oo Kordhinaya Lacagtii uu Ku Kabi jiray Mushaaraadka Shaqaalaha Dowladda

  Wasiiru dowlaha W. Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdullahi Sheikh Cali Qalocow ayaa shir la yeeshay wafdi uu hogaaminayo wakiilka Soomaaliya ee u qaabilsan Bangiga Aduunka, waxayna ka wada hadleen dar dargalinta howlaha shaqo uu Bangigu ka hayo Soomaaliya. Shirkaan oo daba socday shirar hore ayaa lagu falanqeeyey kordhinta lacagta […]

July 19 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Australia:-“Sarkaalka Soomaali Mareykanka Ah Muwaadinkeyna Xaq-Daruu Ku Toogtay”

Australia:-“Sarkaalka Soomaali Mareykanka Ah Muwaadinkeyna Xaq-Daruu Ku Toogtay”

  Raisulwasaaraha Australia Malcolm Turnbull ayaa ka hadlay toogashadii dhawaan ka dhacday  Minneapolis oo askari asal ahaantiisa Soomaali ah uu u geestay Muwaadin  Astralian ah, waxa uuna Raisulwasaare Malcolm sheegey in Dowladda uu hogaamiyo ee Australia ay jawaabo u raadineyso waxa uu ku sheegey toogasho arxan darro ah oo muwaadinkooda loo geestay. Maxamed Nuur  waa […]

July 19 2017 | Posted in wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGAYSO: Dhamaan Khudbadihii Laga Jeediyay Kulanka Nabada ee Gaalkacyo Ka Dhacay

DHAGAYSO: Dhamaan Khudbadihii Laga Jeediyay Kulanka Nabada ee Gaalkacyo Ka Dhacay

  Dhagaystayaasha iyo Aqristayaasha Ku Xiran Www.Codkamudug.com Waxaa idiin Soo Gudbinaynaa Dhamaan Kudbadiii Laga Jeediyay Xaflada isku dhafka Ciidamada Galmudug iyo Puntland ee Lagu Qabtay Gaalkacyo,iyadoona Ay Ka Qeybgaleen Masuuliyin Ka Kala Tirsan Galmudug iyo Puntand.   Halkaan Hoose Ka Dhagayso Dhamaan Codadka @RADIO CODKAMUDUG

July 17 2017 | Posted in Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Gaalkacyo oo lagu qabtey xafladda isku dhafka ciidamada Galmudug iyo Puntland -SAWIRO

Gaalkacyo oo lagu qabtey xafladda isku dhafka ciidamada Galmudug iyo Puntland -SAWIRO

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa maanta oo Isniin ah ka dhacdey magaalada Gaalkacyo taas oo ahayd tababar loo furaayo iskudhafka ciidamada amniga ee Gaalkacyo ee ka kala socda Galmudug iyo Puntland.     Xafladda furitaanka waxaa ka qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji […]

July 17 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Gaadiidka Dadweynaha Oo Sanad Kadib Isticmaalaya Wadada Xiriirisa Degmooyinka Xarardheere Iyo Cadale

Gaadiidka Dadweynaha Oo Sanad Kadib Isticmaalaya Wadada Xiriirisa Degmooyinka Xarardheere Iyo Cadale

Deegaano hoostaga degmada Cadale eE Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa booqday Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed meyre Makaraan iyo sidoo kale Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.     Deegaanada ay booqdan aya ka mid ahaa Goobihii maalmihii la soo dhaafay ay ku wada dagaalameen labada Maleeshiyo Beeleed,waxaana la sheegay in masuuliyintaas […]

July 17 2017 | Posted in Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Khayre oo kormeeray W. Arrimaha Gudaha, kalana hadlay arimo muhiim ah “SAWIRRO”

Khayre oo kormeeray W. Arrimaha Gudaha, kalana hadlay arimo muhiim ah “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta galinkii dambe kormeer ku tagay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya waxuuna kula kulmay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Wasiir ku xigeenka Wasaarada iyo qaar kamid ah agaasimayaasha oo ku howlnaa diyaarinta hindiso sharciyeedyo dhowr ah kuwaasoo oo ay ka mid ahaayeen Hindise Sharciyeedka Xaduudaha, Axsaabta, […]

July 17 2017 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug Oo Maanta Kusoo Wajahan Gaalkacyo Iyo Shirka Ka Furmaya

Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug Oo Maanta Kusoo Wajahan Gaalkacyo Iyo Shirka Ka Furmaya

Maxamed xaashi cabdi carabeey madaxwayne ku xigeenka dawlad gobaleedka galmudug ayaa maanta kusoo wajahan magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug oo uu ka furmayo wada hadal u dhexeeya galmudug iyo puntland.     Garoonka diyaaradaha magaalada gaalkacyo ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa in uu soo gaaro wafdi balaaran oo uu horkacayo madaxwayne ku xigeenka […]

July 17 2017 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Galmudug Iyo Puntland Oo Markii Ugu Horaysay Yeelanaya Ciidamo Isku Dhaf Ah Iyo Tababar Loo Furayo Ciidankaasi

Galmudug Iyo Puntland Oo Markii Ugu Horaysay Yeelanaya Ciidamo Isku Dhaf Ah Iyo Tababar Loo Furayo Ciidankaasi

Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa waxaa lagu xareeyay ciidamo isku dhaf ah oo ka kala socda maamulada galmudug iyo puntland kuwaasi oo sugi doona amniga guud ee gobalka mudug gaar ahaan magaalada gaalkacyo.     Ciidankaan ayaa saacadaha soo socda waxaa tababar u furi doono madaxda galmudug iyo puntland tababarkaasi oo mudo kooban […]

July 17 2017 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wasiir Xoosh “Safar hawleedkii aan ku tagnay Cadaado waxa uu ku soo dhamaaday guul”.

Wasiir Xoosh “Safar hawleedkii aan ku tagnay Cadaado waxa uu ku soo dhamaaday guul”.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka warbixiyay safarkii wafdi uu hogaaminayay ay ku tageen magaalada Cadaado ee caasimadda KMG ah ee dawlad goboleedka Galmudug. Mudane Xoosh ayaa sheegay in ay kulan ay la yeesheen Ku-Simaha Madaxweynaha Galmudug, Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Galmudug. “Shirarkii aan ku galnay Cadaado waxaa ugu horeeyay mid […]

July 17 2017 | Posted in wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news