Dahabshiil-Gif
 
|

Dhageyso:Axmad Baasto”” Wax Badan Aya Noo Qabsoomay Safarkeenii Muqdisho””

ww

Wasiirka  Arimaa Gudaha iyo Amniga Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmad Baasto oo Waraysi siiyay idaacada Codkamudug aya Waxa uu ka Hadlay Kulamadii Ugu Danbeyay ee Madaxda Dowlada Fadaraalka Soomaliya Ay muqdisho kula Soo Yeesheen kadib Markii uu Magaalada Gaalkacyo Dib Ugu Soo Laabtay Axmad Baasto Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Galmudug

Waxa uu Tilmaamay in Kulumadaasi ay ahaayeen kuwo ku soo Dhamaaday Guulo isla Markaana Shacabka Galmudug ay kaga Warbixin Doonaan Wixii u Soo Qabsoomay Mudadii ay ku Sugnaayeen magaalada Muqdisho ee Xarunta jamhuuriyada Fadaraalka Soomaliya

Halkan Ka Dhageyso Waraysiga Axmad Baasto

Dhan Kale Waxa uu Sidoo kale Sheegay in Muqdisho ay kulan kula Soo Qateen Odayaal Dhaqmeed Waxgarad iyo Siyaasiyiin ka Soo jeeda Deganada Galmudug isla Markana ay kala Hadleen Sidii ay uga Qayb Qaadan Lahaayeen Horumarka Ka Soconaya Degnada Galmudug

wafdigan aya Waxa La Socday Gudoomiyaha Baarlamaanka Glmudug Xasan Maxamuud Hayl Waxaana La Filya in Ay Warbxin Buuxda Soo Hor dhigaan Dowlada Wixii u Soo Qabsoomay

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news