Dahabshiil-Gif
 
|

Axmad Shire Wasiir Ku Xigeenkii Hore W Warfaafinta Galmudug”Umada islaamka Ah Waxan Ugu Baqayaa in Ay ka Faaideystaan 10 Ka Danbe ee Bisha Ramadan

00

Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmad Shire oo Ku Sugan Uk Ayaa Waxa uu idaacada Codkamudug Uga Warbixiyay Sida Qaarada Yurub looga Sooman Yahay iyo Farqiga u Dhaxeeyo Somaliya iyo Yurub Waxaana uu Tilmaamay in Saacado Dheeri Ah ay Soomaan Dadka Ku Nool Uk iyo Guud ahaanba Qaarada Yurub .

Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmad Shire oo Ku Sugan Uk Ayaa Waxa uu idaacada Codkamudug Uga Warbixiyay Sida Qaarada Yurub looga Sooman Yahay iyo Farqiga u Dhaxeeyo Somaliya iyo Yurub Waxaana uu Tilmaamay in Saacado Dheeri ah ay Soomaan Dadka Ku Nool Uk iyo Guud Ahaanba Qaarada Yurub

Axmad Shire Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Dowlada Galmudug aya Waxa uu sheegay in Saacado Dheeri ah oo Garaya ilaa 20 Saac ay Soomaan Dadka Ku Nool Uk Waxaana u Tilmaamay in Sanadkan Muslimiinta ku Nool Uk ay Si Wayn uga Faaideysteen Bisha Barakaysan ee Ramadaan isla Markaana ay ku Cibaadaystaan Masaajidyada Ugu Waa Wayn Uk

” Umada islaamka ah Guud ahaan Waxaan Ugu Baaqayaa in ay ka Faaideystaan 10 Ka Danbe ee Bisha Barakaysan ee Ramadan , si Aaanu Ugu Faaideysano Kheyrka Bisha Ramadam 10 keeda Danbe” Sidaa Waxaa Yiri Axmad Shire Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Dowlada Galmudug.

AXMAD Shire Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Dowlada Galmudug aya Waxa uu Jagooyin Kala Duwan ka Soo Qabtay Galmudug , Waxaana Bahda Saxaafada Reer Galmudug ay ku Xasustaan Kaalintii uu ka Qaatay Horumarka Galmudug Gaar ahaan Horumarinta Saxaafada Galmudug

Xili uu ku Sugnaa Mid ka Mid ah Masaajidyada Ugu Wayn Uk Ayaa Waxa uu Qadka Telephone Ugu Waramay Wariye Jabriil Cismaan ilmi oo ka Tirsan idaacada Codkamudug Xarunteeda Magaalada Gaalakacyo

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Axmad Shire


XAFIISKA WARARKA GAAALKACYO

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news