BAASTO Wafdiga Madaxwaynha Galmudug waxaay arkeen koox burcad badeed ah oo deegaanka qalqal ka abuuraya
Wasiirka Warfaafinta Dowlada Gobaledka Galmudug Axmad Baasto oo u Waramay Radio Codka Mudug Ayaa Been Abuur ku til Maamay Wararaka Shegaya in ay in Rasaaseen ku Dhax Martay Gobalk Hobyo Ciidamada Dowlada Galmudug iyo Koox Burcadad badeeed kana soo jeeeda Maamulka Xibin iyo Xeeb isagoona Shegay Koox Burcad Badeed ah ay Rasaas ku soo Rideen Wafdiga Madaxwaynaha Galmudug oo Kormeer ku Marayay Dakada Hobyo.
Axmad Baasto Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo is Gaarsiinta Galmudug Ayaa Sidoo kale Shegay in Kooxasasi Burcadka ah ay Doonayaan in ay Qal qal ka Abuuraan Magalada Hobyo ee Gobalka Hobyo isla Markaana Aysan u jawaabin Ciidamada Amaanka Galmudug ee la socday Madaxwaynha Dowlada Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid .
dhagayso waraysiga wasrirka warfaafinta galmudug baasto
Dhan ka kale Axmad Baasto Ayaa Tilmaamay in Magalada Hobyo ay Dagan Yihiin Dad Walalo ah Kooxihi soo Weeranaya Aysan Waxba ka Badallen Hananka lagu Doonayo in lagu Furo Dagakada Hobyo si ay u Maal Gashadaan Ganacsada Somaliyeed.
Falkan lagu Rasaaseeyay Wafdiga u Hogaaminayay Madaxwaynaha Dowlada Galmudug oo ay ku Wehlinayee Mas,uuliyin ka Socday Dawladaha rer yurub iyo Ameerica Ayaa Waxa Qirtay in ay ka Danbeeyen Maamulka Xibin iyo Xeeb ee ka arimiya Magaalada Cadaado oo Shegay in ay Ayagu Weeararka Soo Qaadeen
Weerarkan Kooxda Burcad Badeeda ay ku Qadeen Mas,uuliyinta ka Socday Yurub Ayaa Waxa uu imanaya Xili Maamulka xibin iyo xeeb lagu eedeyay in ay afduuban ajaanbita kala duwan ee imanaya Magalada Hobyo ee gobalka Hobyo.
Wariye : samiir xasan adan
Email: rcmudug@gmail.com ama samiirxasan@gmail.com
