Dahabshiil-Gif
 
|

Biriqda Roobka oo Dad ku Dishay Degan u Dhaw Degmada Gawaan ee Gobalka Hobyo

ee

Wararka Laga Helayo Degaanka Gawaan oo Hoostaga Gobalka Gobalka Ayaa Waxa ay Sheegayaan in Biriq ay Dad ku Dishay Degan u Dhaw Degmad Gawaan Sida ay shegeen Qaaar ka Tirsan Dadka Deganka oo aanu Qadka kula Xirirnay

inta la Ogyahay 2ruux ayaa Geeriyootay Halka 3 kalana ay dhawacmeen Waxaana Dadkii Dhawaca ahaa loo soo Wada Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Dowlada Galmudug
Deganka Mashaqadaasi ay ka Dhacday ayaa Lagu Magacaa Deganka Lama Xarar Waxana Arintan ay Wal Wal Galisay Dadka Ku Nool Degankaasi

Roobabka Go,a ayaa Waxa ay ka Curteen Deganka Galmudug Waxana Jira Dabeylo Xoogan oo Ay Roobabkaasi Wataan

Email :rcmduug1@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news