Dahabshiil-Gif
 
Home » caafimaadka You are browsing entries filed in “caafimaadka”

Hadii Dhaqdhaqaaqa Alshabaab Laga Saaray Somalia Sanadkii 2011kii Waa Maxay Sababta Ay U Weerarayaan Xaruumaha Dowlada ?-Dhagayso Warbixin

Hadii Dhaqdhaqaaqa Alshabaab Laga Saaray Somalia Sanadkii 2011kii Waa Maxay Sababta Ay U Weerarayaan Xaruumaha Dowlada ?-Dhagayso Warbixin

Halkaan Ka Dhagayso Warbixinta Wariyaheena Jabriil Cismaan Cilmi Ayaa Soo Jeedianaya   Xafiiska Wararka Gaalkacyo Nagalasoo Xiriir Codkamudugfm@gmail.com Ama Hanadnasta@gmail.com

July 26 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Dowlada oo Tababar Looga Furay Muqdisho

Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Dowlada oo Tababar Looga Furay Muqdisho

Munaasabadan tababar loogu furayay saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay Xerada tababarka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabadaasi ay ka qeyb galeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa ka socday Midowga Yurub. Tababarkan aya waxa Bixintiisa ka qeyb qaadanaya macalimiin ka tirsan hogaanka […]

July 26 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug: Waxaan Ku Baaqaynaa In la Joojiyo Dagaal Beleedka Gobolka Galgaduud,Wax Walbana Wadahadal Halagu Dhameeyo:

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug: Waxaan Ku Baaqaynaa In la Joojiyo Dagaal Beleedka Gobolka Galgaduud,Wax Walbana Wadahadal Halagu Dhameeyo:

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Mudane Cabdi Samada Nuur Guuleed Oo Maanta Ka Hadlayay Kulan Ay Iskuugu Yimadeen Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Galmudug Ayaa Waxa Uu Ka Hadlay Dagaal Beleedyada Kasoo Cusboonaaday Degaano Ka Tirsan Gobolka Galgaduud Cabdi Samad Nuur Guuleed Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Ahna Ku Simaha Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Ayaa Waxa Uu Ku […]

July 24 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Galmudug oo Ka Tacsiyadeesay Geerida Marxuumad Saado Cali Warsame-Dhagayso

Galmudug oo Ka Tacsiyadeesay Geerida Marxuumad Saado Cali Warsame-Dhagayso

kulan maanta xaruunta madaxtooyada galmudug ay iskuugu yimadeen golaha wasiirada galmudug uuna shir gudoominayay madaxweyne ku xigeenka Galmudug Ahna kusimaha madaxweynaha cabdi samad nuur guuleed Ayaa Looga Tacsiyadeeyay Ehelada ,Asxaabtii Iyo Dhamaan Shacabka Somaliyeed Ay Ka Geeriyootay Marxuumada Saado Cali Warsame Oo Maalintii Shalay Kooxo Hubaysan Ay Ku Dileen Magaalada Muqdisho Ee Xaruunta Dalka Somalia […]

July 24 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawiro :-Tababar loosoo Xiray Macalimiin Galmudug Ah

Daawo Sawiro :-Tababar loosoo Xiray Macalimiin Galmudug Ah

Aqoon Isweydaarsigaani Oo Ka Socday Xaruunta Jaamacada Gaalkacyo University (Gu)Mudo Kusiman 5 maalmood Ayaa Maanta Waxa Loo Soo Gabagabeey Qaar Kamid Ah Macalimiinta Wax Kadhigta Schoolada Kuyaala Magalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Dowlada Galmudug Kulankii Xiritaanka Tababarkaan Ayaa Waxaa Maanta Kaqaybgalay Masuuliyiinta Wasaarada Wax Barashada Galmudug Iyo Macalimiinta Jaamacada Gu Halkaan Ka Daawo Sawirada

July 23 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Faahfaahin :Aun Saado Cali oo lagu dilay Muqdisho

Faahfaahin :Aun Saado Cali oo lagu dilay Muqdisho

Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa waxaa goor dhow lagu dilay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Dabley hubeysan oo la socday gaari nooca raaxada ah, ayaa rasaas xoogan ooda kaga qaaday gaari nooca raaxada ah oo ay la socotay Xildhibaanad Saado Cali Warsame, waxaana lala dilay wadihii gaarigeeda. Dilka […]

July 23 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Refugees Compliment of Huge Hacking and Cheating of the Electric city

Refugees Compliment of Huge Hacking and Cheating of the Electric city

The Central Somali Community in India are done major investigation about number of hacking of mails and the Electric city and becoming common all the people even the asylum seekers and Refugees in India. Normally hacking is used forcriminal issues like hacking Bank accounts, and officials website of the particularly government and always between two […]

July 20 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Axmad Shire Wasiir Ku Xigeenkii Hore W Warfaafinta Galmudug”Umada islaamka Ah Waxan Ugu Baqayaa in Ay ka Faaideystaan 10 Ka Danbe ee Bisha Ramadan

Axmad Shire Wasiir Ku Xigeenkii Hore W Warfaafinta Galmudug”Umada islaamka Ah Waxan Ugu Baqayaa in Ay ka Faaideystaan 10 Ka Danbe ee Bisha Ramadan

Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmad Shire oo Ku Sugan Uk Ayaa Waxa uu idaacada Codkamudug Uga Warbixiyay Sida Qaarada Yurub looga Sooman Yahay iyo Farqiga u Dhaxeeyo Somaliya iyo Yurub Waxaana uu Tilmaamay in Saacado Dheeri Ah ay Soomaan Dadka Ku Nool Uk iyo Guud ahaanba Qaarada Yurub […]

July 19 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada: Galmudug Iyo Saraakiil Ka Socotay Nato oo Kulmay

Daawo Sawirada: Galmudug Iyo Saraakiil Ka Socotay Nato oo Kulmay

Kulan Ay Kuyeesheen Markab Dushiisa Mas,uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Iyo Saraakiil Ka Socotay Ciidamada Nato Ayaa Looga Hadlay Xaqiijinta Xeebaha Galmudug Iyo Ladagaalanka Burcad Badeeda Kulankan Magaalada Hobyo Ay Ku Yesheen Wasiirka Wasaarada Kaluumaysiga Iyo Kheyraadka Bada Galmudug Cabdulqaadir Cali Jaamac (Qalabxoor ) Iyo Saraakiisha Ka Socday Nato Ayaa Diirada Lagu Saaray Sidii La Iskaaga […]

July 18 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada: Kulan Lagu Heshiisiinayay Beelo Walaala Ah oo Ka Dhacay Degmada Qaranraw Ee Gobolka Hobyo

Daawo Sawirada: Kulan Lagu Heshiisiinayay Beelo Walaala Ah oo Ka Dhacay Degmada Qaranraw Ee Gobolka Hobyo

Kulankan Lagu Heshiisiinayay Labo Beel Oo Walaala Ah Islamarkaan Ay Goob Joog Ka Ahaayeen Mas,uuliuyiin Ka Tirsan Galmudug,Odoyaal Dhaqameed Aqoonyahano Ayaa Waxa Uu Ka Dhacay Xaruunta Sheekh Xasan Xuseen Naaleeye Ee Degmada Qaranraw Ee Gobolka Hobyo Mas,uuliyiintii Iyo Odoyaashii Ka Qeybgalay Kulanka Dib U Heshiisiinta Ayaa Kula Dardaarmay Beelaha Laheshiisiiyay Inay Ku Dadaalaan Nabad Ku […]

July 18 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news