Dahabshiil-Gif
 
Home » caafimaadka You are browsing entries filed in “caafimaadka”

Daawo Sawirada Hay’adda SOSDA iyo Daryeel oo Hobyo Ku Qabtay Barnaamij Wacyi Galin Caafimaad

Daawo Sawirada Hay’adda SOSDA iyo Daryeel oo Hobyo Ku Qabtay Barnaamij Wacyi Galin Caafimaad

Ha’adda SOSDA/Daryeel  oo ku qabatay barmnaamij wacyi gelin caafimaad Bulshada magaalada Hobyo 19kii bisha October 2016. Waxaa ka soo qayb galay bulshada haweeynka iyo raga  magaalada Hobyo. Waxaa barnaamijka furay Omar Suuri oo ka mid ah madaxda hay’adaha SOSDA/Daryeel iyo maamulka Degmeda Hobyo. Casharada waxaa bixiyay Dr Cabdiraxmaan oo si faahfaahsan uga warbixiyay waxa loo […]

October 22 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Ururada Bulshada Rayidka ah oo Bilaabay Olale Lagu Daminayo Colaada Gaalkacyo

Dhagayso:Ururada Bulshada Rayidka ah oo Bilaabay Olale Lagu Daminayo Colaada Gaalkacyo

Qaybaha kaladuwan ee bulshada magaalada Gaalkacyo ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen uga hadlay xaalada magaalada Gaalkacyo iyo dagaalada xiligan ka taagan sidii xal buuxa looga gaari lahaa. Ururadaha Haweenka iyo Dhalinyarada gobolka Mudug ayaa kulankan Baaqa ah ka sheegay inaysan Marnaba u dulqaadan doonin dagaalka magaalada Gaalkacyo in lasii huriyo islamarkaana hadii la joojin […]

October 21 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Koonfur Afrika oo ka baxaysa maxkamadda ICC

Koonfur Afrika oo ka baxaysa maxkamadda ICC

Warbaahinta ayaa ku soo waramaysa in Koonfur Afrika ay si rasmi ah u bilowday hanaankii ay kaga bixi lahayd ka mid ahaanshaha Maxkamadda Dembiyada Caalamiga ah (ICC). Wararku waxay intaa ku darayaan in diblomaasiyiinta dalkaasi ku wargeliyeen Qarmada Midoobay tallaabadan ay qaadayaan waxaanay ku eedeeyeen ICC-da in ay ka xagliso dalalka Afrika. Sannadkii hore waxay Koonfur […]

October 21 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

AMISOM oo raali gelin ka bixisay Dil ay u geysteen dad shacab ah

AMISOM oo raali gelin ka bixisay Dil ay u geysteen dad shacab ah

War Qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa looga hadlay Dil Askari ka tirsan Ciidanka AMISOM uu u geystay Qof shacab ah, sidoo kalena uu dhaawacay 2 Qof oo kale. AMISOM ayaa raali gelin ka bixisay dhacdadan uu sameeyay Askari ka tirsan Ciidankooda, waxaana ay sheegeen in ay aad […]

October 21 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax khasaare geystay. Qaraxan ayaa la sheegay in bartilmaameedkiisa uu ahaa kolonyo ka tirsan Ciidanka AMISOM oo halkaasi marayay, balse Qaraxa ayaa dhacay markii kolonyadaasi ay gudbeen, waxaana ku dhaawacantay 2 Qof oo shacab ah. Ciidanka Amaanka […]

October 21 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Guddiga Doorashooyinka oo Baaq u diray Maamulka Hirshabeelle

Guddiga Doorashooyinka oo Baaq u diray Maamulka Hirshabeelle

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa dowlad gobaleedyada Puntland iyo Koofur Galbeed oo ku guulestay in ay soo doortaan Xubnihii u matalayey aqalka sare wuxuuna guddigu ugu hambalyeynayaa sida ay ugu dadaleen in ay qondada haweenkana soo buxiyaan. Guddigu sidaas oo kale wuxuu soo dhaweynayaa dowlad gobaleedka Jubbaland oo ku gulaysatay […]

October 21 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Deg Deg :Dhawaqa Rasaaasta Iyo Tiro Madaafiic ah oo laga maqlayo gaalkacyo

Deg Deg :Dhawaqa Rasaaasta Iyo Tiro Madaafiic ah oo laga maqlayo gaalkacyo

Galbeedka magaalada gaalkacyo ayaa haatan laga maqlayaa rasaas xoogan iyo madaafiic ay is waydaarsanayaan ciidamada galmudug iyo puntland rasaasta iyo madaafiicda ayaa ah mid gabi ahaanba laga maqlayo magaalada gaalkacyo Labada dhinaca ayaa barayahaan waday waan waan xiisada lagu qaboojinayo balse lama oga sababta keebtay in dagaal soo laabto WIXII KUSOO KORDHA CODKAMUDUG.COM KALA SOCO

October 20 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xaashi Cumar Xasan oo 19-sano ku Xirnaa Talyaaniga oo wax dambi ah lagu waayay lana siidaayay

Xaashi Cumar Xasan oo 19-sano ku Xirnaa Talyaaniga oo wax dambi ah lagu waayay lana siidaayay

Maxkamad ku taalla Wadanka Talyaaniga ayaa Maanta wax dambi ah ku weysay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Xaashi Cumar Xasan oo 19-Sano ku Xirnaa Talyaaniga loona haystay Gabar Wariye ah oo Muqdisho lagu Dilay . Maxkamadda ayaa ku dhawaaqday in Xaashi lagu waayay Dambigii lagu soo oogay islamarkaana Mudada dheer uu ugu Xirnaa Talyaaniga. Sidoo kale […]

October 19 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Boqollaal qof oo Moosil ka qaxay oo dhanka Suuriya u tallaabay

Boqollaal qof oo Moosil ka qaxay oo dhanka Suuriya u tallaabay

Hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobeey waxay sheegeysaa in inkabadan 900 oo qof ay ka qexeen magaalada Moosil ee dalka Ciraaq. Dadkaasi ayey hay’adda sheegtay inay ka gudbeen xuduudda Ciraaq ay la wadaagto dalka Suuriya. Waa markii ugu horeysay ee la xaqiijiyo in dad badan ay ka qaxayaan Moosil tan iyo markii ciidamada Ciraaq ay bilaabeen inay […]

October 19 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Madaxweynaha Soomaliya oo Amray in Baaritaan Lagu Sameeyo Weerarkii Shabaab ay Ku kaaqeen Afgooye

Madaxweynaha Soomaliya oo Amray in Baaritaan Lagu Sameeyo Weerarkii Shabaab ay Ku kaaqeen Afgooye

Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Soomaliya Wasiirada iyo Taliyayaasha amniga dalka ayaa kala hadlay weerarkii  Xarakada Shabaab shalay galab ay ku qaadeen degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa tilmaamay in dowladda Soomaliya aysan marnaba u dulqaadan doonin in shabaab ay dharaar cad weerar ku […]

October 19 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news