Dahabshiil-Gif
 
Home » caafimaadka You are browsing entries filed in “caafimaadka”

Top News:Maxaa Ka Cusub Galbeedka Gaalkacyo

Top News:Maxaa Ka Cusub Galbeedka Gaalkacyo

Xaalada galbeedka gaalkacyo ayaa caawa dagan waxaana halkaasi isku horfadhiya labada ciidanka ee galmudug iyo puntland labada ciidan ayaa maanta rasaas goos goos ah is waydaarsaday balse wax yar ka dib istaagtay ciidamada galmudug iyo kuwa puntland ayaa ku kala sugan goobadhoodii hore balse waxaa mar kasta laga cabsi qabaa in uu dagaal ka dhex […]

October 19 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Galmudug Oo War Kasoo Saartay Xaalada Gaalkacyo

Dhagayso:Galmudug Oo War Kasoo Saartay Xaalada Gaalkacyo

Xali wali magaalada gaalkacyo ee xarun gobaleedka muudg ay ka taagan xiisada dagaal oo u dhacaysa maamulada galmudug iyo puntland ayaa arintaasi waxaa maanta warsaxaafadeed kasoo saaray maamulka galmudug Xasan Maxamed Warsame Wasiirka Kaluumeysiga iyo Qeyraadka baddda Galmuudug oo ka mid ah gudi heer wasiir ah oo maamulka galmudug uu u xilsaaray in ay xiisada […]

October 19 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Kulan loogu Hadlaayay Horumarinta iyo dib-dhiska kaabayaasha Dhaqaale ee Dalka oo Muqdisho ka Dhacay+Sawirro

Kulan loogu Hadlaayay Horumarinta iyo dib-dhiska kaabayaasha Dhaqaale ee Dalka oo Muqdisho ka Dhacay+Sawirro

Kulan loogu hadlaayay horumarinta iyo dib-dhiska kaabayaasha dhaqaale ee dalka oo ka qeyb galeen wasiir ka Tirsan Xukuumadda Soomaliya, Wasiirada dowadda Federaalka ah ee xubinta ka ah SDRF, xubno ka socday dawlad goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Benadir ayna goobjoog ka ahaayeen  wakiilada beesha caalamka ee Soomaaliya iyo wakiilada dowladaha Soomaaliya ka taageera […]

October 19 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Waraysi:Galmuudug Oo Sheegtay In Puntland Ay Hortaagan Tahay Nabada Gaalkacyo

Dhagayso:Waraysi:Galmuudug Oo Sheegtay In Puntland Ay Hortaagan Tahay Nabada Gaalkacyo

Wasiirka dakadaha dowlad gobaledka galmudug burhaan warsame cigaal oo lahaday warbaahinta codka mudug ayaa shaaca kaqaaday in puntland ay hortaagantahay nabada magaalada galkacyo wasiirku waxa uu sheegay in gudi ka kooban labada dhinac ee galmudug iyo puntland arintaasi loo xilsaaray hayeeshee ay arintaasi kasoco wayday gudigii mamulka puntland kasocday waxa uuna wasiir burhaan sheegay in […]

October 18 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

RW Soomaaliya oo kusii jeeda magaalada Garoowe

RW Soomaaliya oo kusii jeeda magaalada Garoowe

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya uu saakay soo gabagabeeyay wadahaladii uu la lahaa madaxda maamulka Galmudug ee ku aadana colaada u dhaxeysa ciidamada maamulada Puntland iyo Galmudug. Wariyaasha codkamuudg ee ku sugan Magaalada Cadaado ayaa soo sheegaya in Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya uu ka duulay Garoonka […]

October 15 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Nabadoon Xaad’ Waa In La Joojiyaa Colaada Gaalkacyo Cidna Dan Uma Aha

Dhagayso:Nabadoon Xaad’ Waa In La Joojiyaa Colaada Gaalkacyo Cidna Dan Uma Aha

Nabadoon Xaad oo ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda Deegaanada Galmudug ahna afhayeenka odayaasha dhaqanka beelaha hawiye ayaa ka hadlay colaada ka taagan magaalada gaalkacyo ee u dhaxaysa galmudug iyo puntland Wuxuu sheegay colaada Gaalkacyo ka taagan muhiim in ay tahay in la joojiyo, oo labada dhinac ay tanaasul sameeyaan, si shacabka halkaasi ku […]

October 15 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Britten oo Golaha amaanka QM hordhigaysa xabad joojinta Yemen

Britten oo Golaha amaanka QM hordhigaysa xabad joojinta Yemen

Wakiilka UK ee QM ayaa sheegay inay golaha amaanka QM ay horgeen doonan mashruuc qaraar qabyo qoraal ah oo lagu doonayo in xabada Yemen ka socota lagu joojiyo. Mas’uulkaan waxa uu xusay in sidoo kale ay Golaha amaanka ka doodidoonan in la amba qaado wada hadalada siyaasadeed ee xalka looga gaarayo colaada Yemen. Dalka Yemen ayaa waxaa ka […]

October 15 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Xildhibaan Qalabxoor’ Ra.iisul Wasaaraha Soomaaliya Dhex Dhexaad Kama Aha Colaada Gaalkacyo

Dhagayso:Xildhibaan Qalabxoor’ Ra.iisul Wasaaraha Soomaaliya Dhex Dhexaad Kama Aha Colaada Gaalkacyo

Xildhibaan C/qaadir Cali Jaamac (Qalab-Xoor) oo ka Tirsan Baarlamanka Soomaaliya ayaa Mid aan waxtar la hayn ku Sifeeyey Wada Hadalka Raisulwasaaraha Soomaaliya uu Doonaayo in uu ka Dhex Bilaabo Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ku Dagaalamaya Gacan ku Heynta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug. Xildhibaan Qalab-Xoor ayaa Sheegay Raisulwasaarada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid […]

October 15 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xaalada Gaalkacyo Oo Wali ah Mid Kacsan [WARBIXIN]

Xaalada Gaalkacyo Oo Wali ah Mid Kacsan [WARBIXIN]

Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa wali waxaa ka taagan xiisada dagaal ee udhaxaysa labada maamulka ee galmudug iyo puntland xili maalinimadii khamiista uu dhacay dagaalkii ugu xooganaa ee dhex mara labada dhinac Dagaalkaasi ugu dambeeyay ayaa sababay in dadkii kolkii hore magaalada ku haray ee ka raja qabay in xaaladu soo hagaagi doonto […]

October 15 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

QM oo shaacisay Tirada dadkii ka barakacay Gaalkacyo

QM oo shaacisay Tirada dadkii ka barakacay Gaalkacyo

Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan isku xirka Bani’aadanimada OCHA ayaa ku waramay in ku dhawaad 50,000 kun  oo ruux ay ka barakaceen Magaalada Gaalkacyo tan iyo markii todobaadkii ay hore ay bilowdeen dagaalada u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Galmudug. OCHA ayaa sidoo kale walaac weyn ka muujisay xaalada noleed ee ay kunool yihiin dadkii ka […]

October 15 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news