Dahabshiil-Gif
 
Home » caafimaadka You are browsing entries filed in “caafimaadka”

Deg Deg:Dagaalka Gaalkacyo Oo Xoogaystay Iyo Hoobiyaal Haatan Lagu Garaacayo Xaafadaha Gaalkacyo

Deg Deg:Dagaalka Gaalkacyo Oo Xoogaystay Iyo Hoobiyaal Haatan Lagu Garaacayo Xaafadaha Gaalkacyo

Dagaal xoogan oo maanta ka bilowday magaalada gaalkacyo ayaaa xoogaystay duhurnimadii maanta waxaana haatan dagaalka xoogiisu uu ka socdaa galbeedka gaalkacyo Dagaalka haatan socda ayaa ka xoog badan kii subaxnimadii hore ee saaka bilowday waxaana xaafadaha magaalada lagu garaacayaa hoobiyaal ay isku ridayaan labada dhinac dad rayid ah ayaa ku wax yeeloobay dagaalka haatan socda […]

October 13 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Dagaal maanta Ka qarxay gaalkacyo iyo dhawaqa Rsaasta Oo Haatan Laga Maqlayo Galbeedka Gaalkacyo

Dhagayso:Dagaal maanta Ka qarxay gaalkacyo iyo dhawaqa Rsaasta Oo Haatan Laga Maqlayo Galbeedka Gaalkacyo

Dagaal ayaa maanta mar kale ka qarxay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug kaasi oo u dhexeeya ciidamo kala taabacsan galmuudg iyo puntland dagaalka ayaa yimid ka dib markii maamulka puntland uu bilaabay dhismaha dhulka la isku haysto ee galbeedka gaalkacyo Dagaalka maanta ka socdo gaalkacyo ayaa ka duwan kuwii hore ayadoona la isku adeegsanayo […]

October 13 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Gudoomiye Jawaari oo gaaray Jowhar

Gudoomiye Jawaari oo gaaray Jowhar

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa goor dhow waxa ay gaareen Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka shabeelaha Dhexe. Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka, Odhayaasha Dhaqanka iyo xubno kale. […]

October 13 2016 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xaalada Gaalkacyo Oo Maalinkii Sedexeed Dagan Iyo Xaafadaha Gaalkacyo Oo Inta Badan Haawanaya Ka Dib Markii Dadkii Ku Noolaa Ay Barakaceen

Xaalada Gaalkacyo Oo Maalinkii Sedexeed Dagan Iyo Xaafadaha Gaalkacyo Oo Inta Badan Haawanaya Ka Dib Markii Dadkii Ku Noolaa Ay Barakaceen

Jawiga guud ee magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa ah maalinkii sedexaad mid dagan mana jirto wax rasaas ah oo gudaha magaalada laga maqlayo ama galbeed gaalkacyo halkaasi oo maalinkii jimcaha ee todobaadkii aynu soo dhaafnay uu ka qarxay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan galmudug iyo puntland xiisadaasi oo aan wali xalwaara laga […]

October 13 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Burundi oo isaga baxday xubin-nimada Maxkamadda ICC-da

Burundi oo isaga baxday xubin-nimada Maxkamadda ICC-da

Baarlamanka Dalka Burundi ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel mariyay inuu Dalkaasi isaga baxo Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC (International Criminal Court) oo uu fadhigeedu yahay Magaalada Hague ee Dalka Holland. Arrintan ayaa timid, markii ay dhawaan Qaramada midoobay sheegtay inay baarayso gabbood fallo la sheegay inay Dowladdu geysatay, xilligii ay Dalkaasi ka socdeen qalalaasaha […]

October 13 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Waraysi Xiiso Badan:Gaalkacyo Ma u Baahantahay In la Keeno Ciidamo Amisom Ah

Dhagayso:Waraysi Xiiso Badan:Gaalkacyo Ma u Baahantahay In la Keeno Ciidamo Amisom Ah

Xili Dawlada fadaraalka soomaaliya ay shaacisay in magaalada gaalkacyo la gayn doono ciidamo ka socdo dawlada soomaaliya oo iskugu jira soomaali iyo ajaanib ayaa arintaasi waxaa siyaabo kala duwan ugu hadlay siyaasiyiin badan oo soomaali ah Xildhibaan cabdi barre jabriil yuusuf waxa uu ka mid yahay baarlamaanka soomaaliya ee waqtigiisu dhamaaday wuxuuna sheegay in magaalada […]

October 12 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Wadamada Reer Galbeed oo Itoobiya Ugu Digay in ay Caburiso Shacabkeeda Markii Xaalad Deg Deg ah ay Soo Rogtay

Wadamada Reer Galbeed oo Itoobiya Ugu Digay in ay Caburiso Shacabkeeda Markii Xaalad Deg Deg ah ay Soo Rogtay

Warbaahinta reer galbeedka gaar ahaan kuwa mareykanka sida wargeyska Washington Post iyo kuwa Ingiriiska gaar ahaan Wargeyska The Guardian ayaa qoraya in dalalka reer galbeedka ay Itoobiya uga digayaan caburinta ay ku heyso dadkeeda, markii dhowaan ay soo rogtay xaalad deg deg ah. Wasaarrada Arrimaha dibadda dowladda Mareykanka Afhayeen u hadlay oo lagu magacaabo John […]

October 12 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Wasiir Taardhuleed’ Ahlusuna Waa Pranch Puntland Mana Ogala Hormarka Dadka Gobalad Dhexe

Dhagayso:Wasiir Taardhuleed’ Ahlusuna Waa Pranch Puntland Mana Ogala Hormarka Dadka Gobalad Dhexe

Wasiirka amniga dawlada galmudug cismaan ciise nuur taardhuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay dagmada godinlabe ee gobalka galgaduud halkaasi oo weerar ay kusoo qaadeen ciidamo ka tirsan ahlusuna Wasiirka ayaa sheegay in kooxda ahlusuna ee ku sugan gobalka galgaduud ay yihiin pranch ama qayb ka mid ah maamulka puntland oo […]

October 12 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Odayaasha Cadaado’ Maamulka Ahlusuna Waa In Uu Joojiyaa Weerarka Qaawan Uu Godinlabe Kusoo Qaaday

Dhagayso:Odayaasha Cadaado’ Maamulka Ahlusuna Waa In Uu Joojiyaa Weerarka Qaawan Uu Godinlabe Kusoo Qaaday

Kulan ay kalinkii dambe oo maanta magaalada cadaado ku yeesheen waxgaradka iyo odayaasha magaalada cadaado ayay kaga hadleen dagaalkii ka dhacay dagmada godinlabe ee gobalka galgaduud kaasi oo dhex maray ciidanka nabad sugida galmudug iyo malayshiyaad gacanka ka helaya xoogaga ahlusuna ee fadhigoodu yahay magaalada dhuusamareeb Odayaasha reer cadaado ayaa sheegay in ahlusuna ay weerar […]

October 12 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashooyinka M/Hirshabeelle

Dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashooyinka M/Hirshabeelle

Wararka laga helaayo Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Maamulka Hirshabeelle oo ay soo saartay Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka Dowladda Soomaaliya. Dib udhaca jadwalka ku yimid ayaa loo sababeeyay arimo farsamo, waxaana la sheegay in dib laga soo saari doono jadwalka saxda ah […]

October 12 2016 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news