Dahabshiil-Gif
 
Home » caafimaadka You are browsing entries filed in “caafimaadka”

Dufaano Dabaylo Wata Oo Kusoo Fool Leh Goabalada florida iyo South Colarina Ee Maraykanka

Dufaano Dabaylo Wata Oo Kusoo Fool Leh Goabalada florida iyo South Colarina Ee Maraykanka

Howlgal ballaaran oo daadgurayn ah ayaa waxa uu ka soconayaa gobollada Mareykanka ee Florida iyo South Carolina ka hor duufaanta la filayo in maanta oo Khamiis ah ay halkaasi soo gaarto. Waxaa isku xirmay waddooyinka ka baxa magaalada Charleston ee South Carolina, halkaasi oo barasaabka uu amray in si khasab ah magaaladaasi looga daadgureeyo rubac […]

October 6 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DEG DEG: Weerar ka dhacay Mandheera

DEG DEG: Weerar ka dhacay Mandheera

  Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Mandheera ayaa waxa ay sheegayaan in weerar khasaare geystay uu ka dhacay halkaasi. Weerarkan oo dhacay 02:00 Habeenimo ee saqdii dhexe ayaa la sheegay in uu ku bilowday Qaraxyo waxaana lagu qaaday dad deganaa Magaalada Mandheera oo aanan u dhalan Deegaanka. Inta la xaqiijiyay 6 Qof ayaa ku dhimatay […]

October 6 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Galmudug Oo Qorshaynaysa Howl Gal Ka Dhan Ah Ururka Alshabaab Ee Ku Sugan Deegaanada Galmudug

Dhagayso:Galmudug Oo Qorshaynaysa Howl Gal Ka Dhan Ah Ururka Alshabaab Ee Ku Sugan Deegaanada Galmudug

Maamulka Galmudug ayaa wuxuu sheegay in dhowaan ay bilaabi doonaan Howlgallo ka dhan ah Shabaab, kuwaas oo looga saarayo Deegaanada iyo Degmooyinka ay ka joogaan Galmudug Gaashaanle Sare C/laahi Aadan Xuseen Abaanduulaha Ciidanka Xoogga ee Qeybta 21-aad oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay wadaan qorshe Shabaab looga saarayo Deegaanada Galmudug, isagoo sidoo kale […]

October 6 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Faah faahin Dil ka dhacay Baardheere

Faah faahin Dil ka dhacay Baardheere

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baardheere ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi lagu dilay Nabadoon caan ka ahaa Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Nabadoonka ayaa xilligii la dilayay waxa uu ka soo baxay Masjid oo uu ku soo tukaday Salaada Maqrib, waxaana lagu magacaabi jiray Nabadoon Ibraahim Qorax. Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa la […]

October 6 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciidamada Nabad Sugida Galmudug Oo Saaka Howl Galo kawada dagmada Godin Labo Ee Gobalka Galgaduud

Ciidamada Nabad Sugida Galmudug Oo Saaka Howl Galo kawada dagmada Godin Labo Ee Gobalka Galgaduud

Howl galladaani oo ah kuwo looga gol leeyahay xaqiijinta amniga dagmada godin labo oo uu shalay dagaal ku dhex maray ciidamada galmudug iyo kooxo burcad ah ayaa saaka waxa uu ka socdaa wadooyinka laga soo gali dagmada godin labo iyo kuwa ka baxa waxayna ciidanku baarayaan gaadiidka magaalada soo galaya iyo kuwa banaanka ugu baxaya […]

October 6 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada: Tahriibayaal laga soo badbaadiyay Xeebaha Talyaaniga

Daawo Sawirada: Tahriibayaal laga soo badbaadiyay Xeebaha Talyaaniga

Ciidanka Ilaalada xeebaha Dalka Talyaaniga ayaa Badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga waxa ay ka soo badbaaiyeen Tahriibayaal tiradooda gaareyso 4,650. Ciidanka Ilaalada Dalka Talyaaniga ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in ay Badda ka soo saareen Meydad tiradooda ay gaareyso ilaa iyo 50. Tahriibayaasha la soo badbaadiyay ayaa la sheegay in ay kasoo kala […]

October 5 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhageyso:Gawaarida Keenta Qudaarta Waxa ay ka Qeyb Qaataan Amnidarada ka Jirto Magaalada Muqdisho

Dhageyso:Gawaarida Keenta Qudaarta Waxa ay ka Qeyb Qaataan Amnidarada ka Jirto Magaalada Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir  ayaa sheegay in amni darada ka jirta Magaalada Muqdisho  ee Caasimada Soomaliya ay qayb ka tahay Qudaarta lasoo galiyo Magalaada eek u timaada Gobolada dalka Soomaliya. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir  ahna duqa Magaalada Muqdisho Shiikh Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) oo  maanta warbaahinta kula hadlay  suuqa Ceel Garweyne ee degmada Holwadaag ayaa sheegay in Gawaarida […]

October 5 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Denjiraha Qaramada Midoobay u Qaabilsan ee Arrimaha Soomaliya Denjire Michael Keating oo Gaaray Baydhabo

Denjiraha Qaramada Midoobay u Qaabilsan ee Arrimaha Soomaliya Denjire Michael Keating oo Gaaray Baydhabo

Wafdi uu Hogaaminaayo Denjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan  arrimaha Soomaliya Denjire Michael keating ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimada Kmg-ga ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya. Wafdigaan uu hogaaminaayay  Denjire Michael keating waxaa Garoonka diyaaaraha Shaati Gaduud ee Magaalada Baydhabo  ee Gobolka Baay kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya  Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan […]

October 5 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Dadban oo ka Hadlay Dib u Dhaca ku Yimaaday Soo Gudbinta Xubnaha Aqalka sare

Dhagayso:Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka  Dadban oo ka Hadlay Dib u Dhaca ku Yimaaday Soo Gudbinta Xubnaha Aqalka sare

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka dadan oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa faah-fahin ka bixiyay dib u dhaca ku yimaaday xiligii maamul Goboleedyada laga sugayay iney soo gudbiyaan Wakiilada Xubnaha aqalka sare ee baarlamaanka Sanadkaan u matalaya maamul goboleedyada. Afhayeenka Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka dadan Mudane Maxamed Kenyaan oo maanta warbaahinta kula hadlay maagalada Muqdisho ayaa […]

October 5 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Faah-faahin:-Nabaadoon Caan Ahaa oo Lagu Magacaabi jiray Xasan Caddaan oo Galabta Lagu Dilay Degmada Wadajir

Faah-faahin:-Nabaadoon Caan Ahaa oo Lagu Magacaabi jiray Xasan Caddaan oo Galabta Lagu Dilay Degmada Wadajir

Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in kooxo hubeysan ay Galabta halkaas ku dileen nabaadoon caan ahaa oo lagu magacaabi jiray Xasan Caddaan. Nabadoonka ayaa sida la sheegay ka mid ahaa 135-ta oday ee soo xulaya ergooyinka beelaha ee lagu wado iney soo doortaan xildhibaanada cusub ee baarlamanka Somalia. […]

October 5 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news