Dahabshiil-Gif
 
Home » caafimaadka You are browsing entries filed in “caafimaadka”

Dhagyso:Waa Sidee Caawa Xaalada Dagmada Godin Labo Ee Gobalka Galgaduud Oo Uu Maanta Dagaal Culus Ka Dhacay

Dhagyso:Waa Sidee Caawa Xaalada Dagmada Godin Labo Ee Gobalka Galgaduud Oo Uu Maanta Dagaal Culus Ka Dhacay

Dagaal xoogan ayaa maanta ciidamada nabad sugida galmudug iyo malayshiyaad isbaaraystayaal ah ku dhex maray dagmada godin labo ee gobalka galgaduud Ciidamada galmudug oo ka war helay in halkaasi lagu dhibaataynayo dadka gaadiid leey ah ayaa weerar culus ku qaaday malayshiyaadka isbaarada dhigtay waxaana halkaasi ka dhashay qasaare soo gaaray labada dhinac ee uu dagaalku […]

October 5 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Haweenka gobalka mudug’ Gaalkacyo Lagu Kala Guuri Mayo Galmudug Iyo Puntlandna Waa Gacal Tooyo

Dhagayso:Haweenka gobalka mudug’ Gaalkacyo Lagu Kala Guuri Mayo Galmudug Iyo Puntlandna Waa Gacal Tooyo

Kulan ay soo qaban qaabiyeen ururka haweenka gobalka mudug ee maamulka puntland ayaa waxaa looga hadlayay xaalada magaalad gaalkacyo oo baryihii dambe ahayd mid kacsan laga dareemay saan saan colaadeed Haweenka puntland ee waqooyiga gaalkacyo ku kulmay waxay sheegeen in ay aad kaga xunyihiin wixii ku dhacay shacabka iyo askarta galmudug ee maraykanku duqeeyay marnana […]

October 3 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Shiikh Shaakir’ Dawlada Fadaraalka Soomaaliya Iyo Alshabaab Way Isla Shaqeeyaan

Dhagayso:Shiikh Shaakir’ Dawlada Fadaraalka Soomaaliya Iyo Alshabaab Way Isla Shaqeeyaan

Shiikh axmed shaakir cali xasan madaxwaynaha maamulka ahlusuna ee fadhigisu yahay magaalada dhuusamareeb ee xarunta gobalka galgaduud ayaa dawlada fadaraalka soomaaliya iyo qaar ka mid ah maamul gobaleedyada dalka ka jira ku eedeeyay in ay xariir la leeyihiin ururka alshabaab isla markaasna ay si hoose ula shaqeeyaan Shiikh axmed shaakir oo warbaahinta kula hadlay magaalada […]

October 3 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

DHAGEYSO: Howgallo ka socda degmada Buur-hakaba

DHAGEYSO: Howgallo ka socda degmada Buur-hakaba

Maamulka degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay ayaa sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya ay wadaan howgallo kala duwan oo ay kula dagaalamayaan dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugan deegaanada hoos yimaada degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay. Gudoomiyaha degmada Buur-hakaba Maxamed Cabdi Maxamed  ayaa sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya ay maalmihii lasoo dhaafay ay wadeen howgallo kala duwan […]

October 3 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Mid Ka Mid Ah Askartii Galmudug Ee Ku Dhaawacmay Duqayntii Maraykanka Oo Baaq Diray

Dhagayso:Mid Ka Mid Ah Askartii Galmudug Ee Ku Dhaawacmay Duqayntii Maraykanka Oo Baaq Diray

Ayadoo magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya la gaarsiiyay dhawaan qaar ka mid ah askartii galmudug ee maraykanku uu ku duqeeyay deegaanka jeexdin ee bariga gobalka mudug ayaa wali waxaa askartaasi xaaladooda caafimaad lagula tacaalaya isbitaalka madiina ee magaalada muqdisho Mid ka mid ah askarta dhaawaca ah ayaa dawlada soomaaliya iyo tan galmudug waxa uu ugu […]

October 2 2016 | Posted in caafimaadka, Fishing, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirad:Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Daawo Sawirad:Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01 Oct, 2016 Qasriga Madaxtooyada maamul goboleedka Puntland ee Garoowe ku qaabilay wakiilka midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Michel Carvone. Kulanka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinayey Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee maamul goboleedka Putland Shire Xaaji Faarax iyo Agaasmiha guud ee […]

October 2 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Faah-faahin:-Qarax uu ku Dhaawacmay Sarkaal ka Tirsan Ciidamada Dowladda Soomaliya oo ka Dhacay Degmada Dharkinley

Faah-faahin:-Qarax uu ku Dhaawacmay Sarkaal ka Tirsan Ciidamada Dowladda Soomaliya oo ka Dhacay Degmada Dharkinley

Wararka naga soo gaaraya Degmada Dharkinley ayaa ku waramaya in qarax gaarigiisa loogu xirey sarkaal ka Tirsan Ciidamada Malatariga Dowladda Soomaliya in uu ka dhacay Gudaha Degmadaas. Gaarigaan qaraxa loogu xirey Sarkaalka ka Tirsan Ciidamada Malatariga Soomaliya ayaa la sheegay inuu ka soo baxay Warshada Nacnaca, xilli uu maraayay inta u dhaxeysa Xerooyinka Barakacayaasha ee […]

October 2 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug Oo Baaq U Diray Shacabka Ku Nool Magaalada Cadaado

Dhagayso:Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug Oo Baaq U Diray Shacabka Ku Nool Magaalada Cadaado

Magaalada cadaado ee xarunta kmg ah ee galmudug ayaa xiligaan laga dareemayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ku aadan doorashooyinka dalka gaar ahaan qaybtooda galmudug waxaana baryihii dambe magaalada cadaado kusoo qulqulayay siyaasiyiin doonaya in ay ka mid noqdaan dawlada cusub ee soomaaliya gaar ahaan labada aqal ee dalka soomaaliya Madaxwayne ku xigeenka galmudug maxamed […]

October 2 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Cabdi Qaybdiid Oo Gaalkacyo Soo Gaaray Kana Qayb Galay Banaan Baxyo Ka Dhan Ah Maraykanka Iyo Xulufadiisa

Daawo Sawirada:Cabdi Qaybdiid Oo Gaalkacyo Soo Gaaray Kana Qayb Galay Banaan Baxyo Ka Dhan Ah Maraykanka Iyo Xulufadiisa

Cabdi xasan cawaale qaybdiid madaxwaynihii hore ee galmudug haatana ku biiray xubnaha aqalka sare ee dalka ayaa maanta soo gaaray magaalada gaalkacyo garoonka diyaaradaha oshaako international air port ayaa waxaa kusoo dhaweeyay madax ka tirsan galmudug iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Cabdi qaybdiid ayaa durbadiiba ku biiray banaan bax maalinkii sedexaad ka dhacay gaalkacyo […]

September 30 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Mid Ka Mid ah Muwaadiniinta Reer Galmudug Oo Beeniyay Eedayn Puntland Ay U Soo Jeedisay Baaqna U diray Galmudug

Dhagayso:Mid Ka Mid ah Muwaadiniinta Reer Galmudug Oo Beeniyay Eedayn Puntland Ay U Soo Jeedisay Baaqna U diray Galmudug

Cabdirisaaq xuseen tahaliil oo ka mid ah ganacsatada reer galmudug oo waraysi gaar ah siiyay idaacada codkamudug ayaa beeniyay in uu ka tirsan yahay ururka alshabaab xili maamulka puntland uu sheegay in uu ku jiro ragii ka dambeeyay qaraxyadii ka dhacay xarunta dawlada hoose ee dagmada gaalkacyo cabdirisaaq ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in maamulka […]

September 30 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news