Dahabshiil-Gif
 
Home » caafimaadka You are browsing entries filed in “caafimaadka”

Dhagayso:Barnaamijka Tusmada Caawa Iyo Codkamudug By Wariye Mahad America

Dhagayso:Barnaamijka Tusmada Caawa Iyo Codkamudug By Wariye Mahad America

Dahagytayaasha ku Xiran idaacada codkamudug iyo aqristayaasha codkamudug.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaaa barnaamijka tusmada codkamudug oo xiiso gaar ah xambaarsan Soojeedintii:Mahad Daahir Maxamed [America] Farsamadii:Maxamed Muxiyadiin Saxansaxo Soosaaristii:Cali Daacad HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO

September 28 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Mas’uuliyiin ka Tirsan Mareykanka oo ku Sugan Cadaado iyo Kulamo Ka Socda Madaxtooyada Galmudug

Mas’uuliyiin ka Tirsan Mareykanka oo ku Sugan Cadaado iyo Kulamo Ka Socda Madaxtooyada Galmudug

Wararka ka imaanaya Magaalada Caadaado ee Caasimada Kmg-ga Galmudug ayaa ku waramaya in Saraakiil ka Tirsan Mareykanka Qeybta Qaarada Afrika  in ay haatan ku sugan Yihiin magaaladaas iyagoona kulamo la qaaadanaya Mas’uuliyiinta ugu sareysa Maamul Goboleedka Galmudug. Dowlada Mareykanka ayaa aad kaga Walaacsan duqeyn ay ku laayeen ciidan ka tirsan kuwa Dowlad Goboleedka Galmudug iyo […]

September 28 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Madaxawaynaha galmudug oo dib ugu laabtay cadaado kana hadlay arimo dhowr ah

Dhagayso:Madaxawaynaha galmudug oo dib ugu laabtay cadaado kana hadlay arimo dhowr ah

Madaxweynaha Galmudug oo galinkii dambe ee maanta soo gaaray magalada cadaado ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay duqeyntii ciidamada dowlada markeynka ay u geysteen ciidamo ka tirsan maamulka galmudug oo maray deegaanka jeexdin ee bariga gobolka mudug , Guuleeda ayaa sheegay in cida ka dambeysa falkaasi ay hada wada hadal u socdaan isagoona ugu […]

September 28 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Booliska Kenya oo Sheegay in ay Dileen Nin Horay Madixiisa Loo Dul Dhigay Lacag Malaayiin ah

Booliska Kenya oo Sheegay in ay Dileen Nin Horay Madixiisa Loo Dul Dhigay Lacag Malaayiin ah

Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in ay ku dileen magaalada Mombasa ee dalkaas, Ismael Shosi kaasi oo loo doon doonayay tuhun waxa loogu yeero Argagisada. Shosi, oo horay loogu eedeeyay ku lug lalahaasho weeraro ka dhacay dalka Kenya ayaa waxaa madaxiisa la duldhigay Sh2 million,boolisa ayaa waxaa ay intaas ku dareen kahor intii aysan dilin […]

September 28 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada+Dhagayso:Banaan bax ka dhan ah maraykanka oo gaalkacyo ka dhacay

Daawo Sawirada+Dhagayso:Banaan bax ka dhan ah maraykanka oo gaalkacyo ka dhacay

Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa waxaa gilgilay banaan baxyo balaaran oo looga soo hprjeedo dawlada maraykanka oo duqaysay ciidamo iyo shacab reer galmudug ah oo ku sugnaa deegaanka jeexdin ee bariga gobalka mudug Shacabka isku soo baxay ayaa waxa ay ku qaylinayeen erayo ka dhan dawlada maraykanka waxayna ugu baaqeen in sida ugu […]

September 28 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

QM “Doorashada Soomaaliya fara gelin ayaa lagu hayaa”

QM “Doorashada Soomaaliya fara gelin ayaa lagu hayaa”

Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu jira walaac laga qabo in hanaanka doorashada ee Soomaaliya ay siyaasiyiinta ku hayaan fargelin. Micheal Keating oo warbixin siinayay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxa uu sheegay in qabo cabsi ah in doorashada mar kale haddana dib loo dhigo. Qaramada Midoobay […]

September 28 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Aas Qaran loo sameeyay Askartii Galmudug Ee Maraykanku Duqaynta Ku Dilay

Daawo Sawirada:Aas Qaran loo sameeyay Askartii Galmudug Ee Maraykanku Duqaynta Ku Dilay

Magaalada Gaalkacyo, ee Gobolka Mudug ayaa maanta gelinkii dambe waxaa Aas Qaran loogu sameeyay Askartii Galmudug ee duqaynta lagu dilay. Aaska loo sameeyay Askartaasi ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug, Qeybaha kala duwan ee Bulshada, iyo xubno kale. Qaar ka mid ah shacabka reer Galmudug, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay […]

September 28 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhgayso:Wararkii ugu dambeeyay duqayn diyaaradeed oo ka dhacday duleedka gaalkacyo

Dhgayso:Wararkii ugu dambeeyay duqayn diyaaradeed oo ka dhacday duleedka gaalkacyo

Diyaarada dagaal oo laga leeyahay dalka maraykanka ayaa xalay saqdii dhexe weerar ka gaystay deegaanka jeexdin ee gobalka mudug Weerarkaasi ka dhacay duleedka gaalkacyo ayaa waxaa ku dhintay 12 ruux halka ku dhawaad 10 kalana ay ku dhaawacmeen HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO WARARKII UGU DAMBEEYAY IYO WARIYE MAHAD AMERICA

September 28 2016 | Posted in caafimaadka, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhgayso:Maamulka garoonka diyaaradaha oshaako ee magaalada gaalkacyo oo amaro culus soo saaray

Dhgayso:Maamulka garoonka diyaaradaha oshaako ee magaalada gaalkacyo oo amaro culus soo saaray

Maamul goabaleedka galmudug ayaa sheegay in si wayn loo adkeeyay amniga guud ee garoon diyaaradaha oshaako international air port ee magaalada gaalkacyo Maareeyaha garoonka oshaako ee magaalada gaaalkacyo maxamed maxamuud qeyre oo waraysi gaar ah siiyay idaacada codkamudug stuudiyaheeda koobaad ee magaalada gaalkacyo ayaa sheegay in maamulka garoonku uusoo saaray amaro cusub oo oo lagu […]

September 27 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo Ka Warbixiyay Howlgal Laga Fuliyay Gobolka Jubbada Hoose

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo Ka Warbixiyay Howlgal Laga Fuliyay Gobolka Jubbada Hoose

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgal qorshaysan oo cutubyo ka tirsan Ciidamada XDS gaar ahaan kuwa Danab  ay ka fuliyeen tuulada Gaanjo-roon oo hoos tagta deegaanka Beerxaano ee Gobolka Jubbada Hoose. Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Cali Baashi Maxamed oo la hadlay Wakaaladda SONNA ayaa sheegay in Ciidamada sida gar […]

September 27 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news