Dahabshiil-Gif
 
Home » caafimaadka You are browsing entries filed in “caafimaadka”

Dhagayso:Doorasho Maanta Lagu Waday In Ay Muqdisho Ka Bilaabato Oo Baaqatay [Sababta]

Dhagayso:Doorasho Maanta Lagu Waday In Ay Muqdisho Ka Bilaabato Oo Baaqatay [Sababta]

Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah lagu waday in ay ka bilaabato doorashada xubnaha aqalka sare ee ka imaanaya beelaha dir waqooyi ee loo yaqaan soomaaliland balse gudiga doorashada gacanta ku haya uu sheegay in ay baaqatay doorashadii maanta loo balan sanaa Gudoomiyaha gudiga doorashada dadban ee soomaaliland kooshin cabdi xaashi […]

December 8 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Biya La,aan Ka Jirta Dagmada Bacaadwayne Ee Gobalka Mudug

Dhagayso:Biya La,aan Ka Jirta Dagmada Bacaadwayne Ee Gobalka Mudug

Wararka naga soo gaaraya dagmada bacaadwayne ee koonfur bari gobalka mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto biya la,aan ka dib markii ay gureen ceelashii ay dadku ka cabi jireen waxaana dadka ku nool aaga bacaadwayne xiligaan haysata abaar aad u daran sida ay codkamudug u sheegtay gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka gobalka mudug […]

December 8 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Xoghayaha arrimaha dibadda Britain Boris Johson ayaa dowladda Sacuudiga ku eedeeyey In ay ku lug leedahay Colaadaha dalka Yemen.

Xoghayaha arrimaha dibadda Britain Boris Johson ayaa dowladda Sacuudiga ku eedeeyey In ay ku lug leedahay Colaadaha dalka Yemen.

Sida uu qoray wargayska the Guardian Mr Johnson ayaa dawladaha Sacuudiga iyo Iran ku dhaleeceeyey colaadaha ay ka hurinayaan wadanka Yemen. Balse afhayeen wasaarada arrimaha dibadda ee Britain u hadlay ayaa sheegay in sacuudigu uu yahay saaxiib weyn oo Britain ay leedahay.

December 8 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Shacabka Gaalkacyo Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkaan Dadaalada Nabadeed Ee Gaalkacyo Ka Socda

Dhagayso:Shacabka Gaalkacyo Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkaan Dadaalada Nabadeed Ee Gaalkacyo Ka Socda

Shacabka ku nool magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa si waun usoo dhaweeyay dadaalada nabadeed iyo wada hadalada gudiyada wada xaajoodka colaada gaalkacyo ee baryihii dambe ka socday gaalkacyo Qaar ka mid ah shacabka oo la hadlay radio codkamudug ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo sidii nabad ay ugu wada […]

December 7 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Haweenka Gobalka Mudug Ee Galmudug Oo Waraysi Gaar Ah Siisay Codkamudug Arima Badana Kaga Hadashay

Dhagayso:Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Haweenka Gobalka Mudug Ee Galmudug Oo Waraysi Gaar Ah Siisay Codkamudug Arima Badana Kaga Hadashay

Xaawo shiikh cali [Qaran] gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka gobalka mudug ee galmudug oo waraysi gaar ah siisay codkamudug ayaa kaga hadashay arima dhowr ah sida nabad galyada gaalkacyo iyo abaaraha ka jira deegaanada galmudug Gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka gobalka mudug ee galmudug xaawo qaran ayaa sheegtay in ka haween ahaan ay aad usoo […]

December 7 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug Oo Ka Hadlay Amniga Deegaanada Galmudug Fariina U diray Shacabka Galmudug

Dhagayso:Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug Oo Ka Hadlay Amniga Deegaanada Galmudug Fariina  U diray  Shacabka Galmudug

Maxamed cabdi xaashi carabeey madaxwayne ku xigeenka galmudug ayaa sheegay in hadii laga shaqeeyo amniga deegaanada galmudug ay hormar buuxa gaari doonto galmudug wuxuuna ugu baaqay shacabka reer galmudug in ay adkeeyaan amniga deegaanadaado Madaxwayne ku xigeenka ayaa sheegay in maamulku uu wado mashaariic badan haatana uu ku dadaalayo siidii uu u hormari lahaa deegaanada […]

December 5 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dad ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Idlib, Suuriya

Dad ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Idlib, Suuriya

Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhimatay duqeyn ka dhacday magaalo ku taalla Idlib ee dalka Suuriya. Sidaasi waxaa sheegtay hay’ad fadhigeedu yahay Britain oo kor kala socoto xaaladda dalka Suuriya. Dadka duqeynta ku dhintay oo dhan ayey sheegeen inay shacab yihiin, cunug yarna uu ka mid yahay. Hay’adda xuquuqda aadanaha Suuriya ilaaliso waxay sheegeysaa […]

December 4 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Ciidamada Puntland oo Qandala la wareegay

Ciidamada Puntland oo Qandala la wareegay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Qandala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Puntland ay Goor dhow Dagaal kula Wareegeen Magaalada oo Mudo Bil iyo 10 Cisho ah ay joogeen Kooxda Xariirka la leh Daacish. Ciidamada Puntland ayaa Dagaal Cir iyo dhul ah ku qaaday Kooxda Daacish ee Qandala joogtay,waxaana halkaas ka dhashsay Khasaare […]

December 4 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawirada:Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug oo Maanta dhagax-dhigay Wadooyin laga dhisayo Magaalada Cadaado Ee Gobalka Galgaduud

Daawo Sawirada:Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug oo Maanta dhagax-dhigay Wadooyin laga dhisayo Magaalada Cadaado Ee Gobalka Galgaduud

Madaxweyne ku Xigeenka Dowlada Galmudug Mudane Maxamad Xaashi Cabdi Carabay iyo Gudoomiyaha Degmada Cadaado ee Galmudug Cabdulaahi Cabdiraxmaan Xuseen Tootole ayaa Maanta dhagax dhigay 3 wado oo jaay ah kuwaasi oo ah wajigii labaad ee mashruuca tababar wadaag. Gudoomiyaha Dagmada Cadaado Cabdulaahi Cabdi Raxmaan Xuseen {Tootoole} ayaa sheegay in Mashruuca uu yahay Midki labaad oo […]

December 4 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso+Daawo Sawirada:Gudiyada Wada Xaajoodka Colaada Gaalkacyo Oo Sheegay In La Dhaqan Galiyay Xabad Joojintii Horay Loo Gaaray

Dhagayso+Daawo Sawirada:Gudiyada Wada Xaajoodka Colaada Gaalkacyo Oo Sheegay In La Dhaqan Galiyay Xabad Joojintii Horay Loo Gaaray

Gudiyada labada dhan ayaa maanta kormeer waxa ay ku mareen galbeedka gaalkacyo oo laga kala qaaday ciidamadii labada dhan ee dirirtu dhex martay waxayna u kuur galayeen wararka sheegaya in qaar ka mid ah ciidamadaasi ay galbeedka kusoo laabteen balse gudiyada ay sheegeen in ay soo xaqiijiyeen in wax ciidan ah aysan halkaa joogin waxayna […]

December 4 2016 | Posted in caafimaadka, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news