Dahabshiil-Gif
 
Home » caafimaadka You are browsing entries filed in “caafimaadka”

Dhagayso+Sawiro:-Agoon iyo Dad Danyar Ah Oo Deeq Loogu Qeybiyay Gaalkacyo

Dhagayso+Sawiro:-Agoon iyo Dad Danyar Ah Oo Deeq Loogu Qeybiyay Gaalkacyo

Boqolaal Isugu Jirtay Caruur Agoona Iyo Dad Danyar Ah ayaa Maanta Loo Qaybiyay Deeq ka Koobnayd Hilib Ceerin Iyo Lacag waxaana Deeqdan U Soo Dhiibay Jaaliyada Dibada gaar Ahaan Kuwa Ku Dhaqan Dalka Norwey Iyagoo U Soo Wakiishay Masuuliyinta Ururka Xanaano Si ay Ugu Qabiyaan Deeqdan ay Ugu Tala Galeen in ay Masaakiinta uga farxiyaan […]

October 4 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Wararka Codkamudug Oo Hambalyo Ciid U Diray Shacabka Soomaaliyeed

Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Wararka Codkamudug Oo Hambalyo Ciid U Diray Shacabka Soomaaliyeed

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Wararka Codkamudug, waxaa ay Umadda Muslimiinta ah Gaar ahaana Umadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeynayaan, Maalinta Koobaad ee Ciidul Adxaa. Maamulka Shabakadda Codkamudug isagoo shacabka Soomaaliyeed la wadaagaya farxadda ciidda waxaan leenahay ku ciida farxad iyo caafimaad insha allah meelkasta oo aad dunida ka joogtaan. Maamulka waxa uu shacbiga somaliyeed u rajaynayaa […]

October 4 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:-Madaxweynaha Galmudug oo hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda ciida awgeed

Dhagayso:-Madaxweynaha Galmudug oo hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda ciida awgeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale( qeybdiid) Ayaa Hambalyo U diray Shacabka Soomaaliyeeed Ee Maanta Ciidaya Ciidul Adxaa Gaar ahaana Shacabka Galmudug Meelkasta oo Dunida Ay Ka Joogaan.   C/qeybdiid Madaxweynaha Galmudug Ayaa Sidoo Kale Waxa uu Ka Hadlay Shirka Maamul Usameenta Gobolada Mudug Iyo Galguduud Asagoona Bulshada Gobolada Dhexe Uugu Baaqay Inay Ka […]

October 4 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:-Gaalkacyo Oo La iskuqilaafay Maalinta iidul Adxaa

Dhagayso:-Gaalkacyo Oo La iskuqilaafay Maalinta iidul Adxaa

Sida Cadiyan Looga Bartay Gobolka Mudug Dadka Kunool Marka Lagaaro Waqtiyada Yoomul Faraxa Waxaa Hareeya Khilaafaad Iyo Kala Aragti Duwaanaansho Kuqotoma maalmahaasi Maanta Inkasta ay ahayd Maalintii Koowaad Ee ciidul Adxa Waxaa jira dad badan oo aan iyagu maanta aan samayneyn damaashaadka ciida kuwaas oo ay kuusheegaaya marka ad lasheekeysato in maanta ay u tahay […]

October 4 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dadaalada Nabada Ee Gobolka Mudug Ka Socda oo La Taageeray

Dadaalada Nabada Ee Gobolka Mudug Ka Socda oo La Taageeray

Wax-garadka ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab Ee Gobolka Waqooyi-Bari Kenya ayaa Taageeray kulan dhowaan magaalada Gaalkacyo ay ku yeesheen wax-garad kasoo jeeda Maamulada Galmudug iyo Puntland , kaasoo looga hadlayay xoojinta nabadda gobolka. Maxamed Caabi Shire, oo ka mid ah odayaasha ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab Ayaa u jeediyay dadka Gobolka Mudug inay ka […]

October 2 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso:-Banaanbax Looga Cabanayo Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo Ka Dhacay Degmada Xeradhagaxley iyo Wasaarada Caafimaadka Oo Ka Hadashay

Dhagayso:-Banaanbax Looga Cabanayo Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo Ka Dhacay Degmada  Xeradhagaxley iyo Wasaarada Caafimaadka Oo Ka Hadashay

Dibadbaxaan oo kadhacay Deeganka xeero dhagaxlay Ee Gobolka mudug Ayaa dadka kunool Halkaasi Waxa Ay kaga Cabanayeen Daawo Lageeyay halkaasi oo aan si sax ah looqaybin badal axmed kulane oo dibadbaxa kadib lahadlay Codkamudug ayaa sheegay in ay banaanbaxu laxariiray xanibaad wasarada caafimaadka galmudug ay saartay dagmadaasi una diiday in wax daawo ah halkaa lageeyo […]

October 2 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Daawo Sawiro:Guddiga farsamada ee Maamul u sameynta gobollada dhexe oo gaaray Cadaado

Daawo Sawiro:Guddiga farsamada ee Maamul u sameynta gobollada dhexe oo gaaray Cadaado

Xubno ka tirsan Guddiga farsamada Ee maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud Ayaa Maanta Gaaray Magaalada Cadaado Ee Xaruunta maamulka Ximan iyo Xeeb Xubnaha guddiga oo ka kooban 14 qof ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Cadaado ku soo dhoweeyay mas’uuliyiinta maamulka Ximan iyo Xeeb, ururrada bulshada iyo dadweyne kale. Xildhibaan Cabdiqaadir Cali Cumar oo […]

October 1 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso+Sawiro:- Waxgarad iyo Ganacsato Kasoo Jeedda Galmudug iyo Puntland oo Maanta Kulan Ku Yeeshay Gaalkacyo

Dhagayso+Sawiro:- Waxgarad iyo Ganacsato Kasoo Jeedda Galmudug iyo Puntland oo Maanta Kulan Ku Yeeshay Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Gobolka Mudug Maanta Waxaa Kulan Ku Yeeshay Odoyaal Iyo Ganacsato Kasoo Jeeda Maamulada Galmudug iyo Puntland iyagoo Kulankooda kaga Hadlay Sidii looga Wada Shaqayn Lahaa Amaanka Magaalada Iyo in La Joojiyo Hadalada ay Masuuliyintu baryihii denbe Is Dhaafsanayeen. Kulanka ayaa Si Weyn Loogu Soo Hadal Qaaday in Laga hortago wax kasta […]

September 30 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso+Sawiro:-Madaxweynaha Galmudug oo Kulan La Yeeshay Mas,uuliyiinta Hay,adaha Samafalka Ee Deegaanada Galmudug Ka Hawlgala

Dhagayso+Sawiro:-Madaxweynaha Galmudug oo Kulan La Yeeshay Mas,uuliyiinta Hay,adaha Samafalka Ee Deegaanada Galmudug Ka Hawlgala

Kulankaan ay Maanta ku Yeesheen Xaruunta Madaxtooyada Galmudug Madaxda Ugu Saraysa Dowlad Goboleedka Galmudug Iyo Qaar Ka Mida Masuuliyinta Hay,adaha Samafalka Ee ka howlgala Deegaanada Galmudug ayaa Diirada Lagu Saaray Sidii Wax looga qaban lahaa Dadka ay Haystaan Dhibaatoyinka Abaaruhu. Isku Imaatinkan Oo Shir Gudoon Ka haa madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa looga […]

September 30 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

Dhagayso: Axmed Diiriye“Puntland Faro ku Taag iyo Cuqdad Ha iska Dayso“

Dhagayso: Axmed Diiriye“Puntland Faro ku Taag iyo Cuqdad Ha iska Dayso“

Nabadoon Axmed Diiriye Cali Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo la hadlay warbaahinta ayaa Uugu baaqay maamulka puntland inay iska daayaan Faro Ku taag iyo Cuqdad aan wax tarayn oo uu sheegay inay wado Maamulka puntland Axmed Diiriye Cali Ayaa Waxa Uu Sheegay in Ay Doonayaan inay balaariyaan Dowlad Goboleedka Galmudug Taasna Ay Waxba ka […]

September 30 2014 | Posted in caafimaadka, ENGLISH NEWS, Fishing, maqaalo, Nabadda, wararka, Waxbarashada | AQRI WARKA OO DHAN »

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news